Suldaan Abu Sufyaan Oo Farriin u diray saxaafadda Somaliland, Tv ga Star na ku Bogaadiyey Doodaha uu Qabto

0
Saturday June 27, 2015 - 12:09:36 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaan Abu Sufyaan Oo Farriin u diray saxaafadda Somaliland, Tv ga Star na ku Bogaadiyey Doodaha uu Qabto

    Suldaan Maxamed Muuse Nuur(Abu-Sufyaan) Ayaa Dardaaran U Diray Guud Ahaanba Saxaafada Somaliland Sidoo Kale wuxu Hambalyo Iyo Bogaadin U Diray Telefishanka Star Tv Oo Maalmihii Ugu Dambeeyey Qabanayey ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suldaan Maxamed Muuse Nuur(Abu-Sufyaan) Ayaa Dardaaran U Diray Guud Ahaanba Saxaafada Somaliland Sidoo Kale wuxu Hambalyo Iyo Bogaadin U Diray Telefishanka Star Tv Oo Maalmihii Ugu Dambeeyey Qabanayey ..

Dooda La Xidhiidha Xaalka Wadanka Suldaanka Oo Qoraal Kooban Soo Gaadhsiiyey Shabakada Wararka Ee Hadhwanaagnews Ayaa U Dhignaa Sidan:-" Marka Hore Dhama Wa Idi Salamaya Marka Xigta  Halkan Ham Balyo Iyo  Boogadin Udiraya Tiifga Caalamiga Ee Star Tv Oo Runti Soo Bandhiga Dooda Aad  Uqiima Badan Oo Mujtamaca Reer Somali Land Waxbadan Ay Ku Fahmi Karaan  Waxan Leeyahay Halka Kawada Oo Waliba Soo Bandhiga Doodaha Arimaha Diiniga Ee Wadadadu Isku Ma Dhaafsan Yiiin Iyo Arimaha Bulshada Oo Ay Ugu Horayso Qadiyada Soo Jireenka Ee Dulmiga Ku Dhisan  Ee Ah Talagu Hayo Beelaha Aynu Ubixunay Magacyada Aadka Uqadhaadh Oo Ay Kamid Tahay Dadka Lahyb Sooco Dadka Lagatiradbadanyahay Oo Yaanay Dooduhu  Ku Ee Kaanin Siyaasada Oo Kaliya".

 

Geesta Kale Suldaanku Waxa Uu Ugu Baaqay Saxaafada Somaliland"Waxanan Ugu Baaqaya Saxafada Somaliland In Ay So Bandhgaan Waxyaabaha Mujtamaceena Anfacaaya Waxna Ku Fahmi Karaan  Wayo Wa Mindi Laba Afleh Oo Hadba Sidi Loo Adeegsado Un Ay Naqonayso Ilahay Waxan Kabaryayana In Uu Suxfiyiin Teena Kayeelo Ku Wi Dalka Iyo Diintooda An Fici Laha ".

Suldanabusufyan@gmail.Com