Daawo: Culimada Gobolka Togdheer oo Fatwooyin Diini ah ka Bilaabay Masaajida Ugu waaweyn Burco

0
Saturday June 27, 2015 - 14:47:46 in by salman abdi
  • Visits: 722
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Culimada Gobolka Togdheer oo Fatwooyin Diini ah ka Bilaabay Masaajida Ugu waaweyn Burco

    Culimadan ayaa Fatwoyinka ay ka fureen masaajida kaga jawaabi doona su'aalaha diiniga ah ee dadku soo weydiiyaan gaar ahaan kuwa inta badan ku saabsan Soomka iyo Bisha Ramadaan, Waxana Fatwooyinkas so qabanqaabisay Xarunta Dacwadda ee Al Karam

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus