DAAWO Sawirada Munaasibadii Lagu Soo Xidhaayey Xiftiga Quraanka Kariimka Ah Ee Masaajidka Cali Mataan Ee Magaalada Hargeysa Ka Socday.Iyo Sida Goboladu Kaalmaha U Galeen

0
Saturday June 27, 2015 - 16:22:24 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO Sawirada Munaasibadii Lagu Soo Xidhaayey Xiftiga Quraanka Kariimka Ah Ee Masaajidka Cali Mataan Ee Magaalada Hargeysa Ka Socday.Iyo Sida Goboladu Kaalmaha U Galeen

    Hargeysa(AFKA)-Xaflad ballaadhan oo lagu qabtay Masjidka Cali-Mataan ee badhtaamaha magaalada Hargeysa ayaa lagu soo gebo-gabeeyey tartankii xifdiga Qur'aanka Kariimka ee beryahan ka socday gobollada Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA)-Xaflad ballaadhan oo lagu qabtay Masjidka Cali-Mataan ee badhtaamaha magaalada Hargeysa ayaa lagu soo gebo-gabeeyey tartankii xifdiga Qur'aanka Kariimka ee beryahan ka socday gobollada Somaliland.

Tartankan oo ay qabatay Shirkadda Dahabshiil ayaa maraaxil kala duwan soo maray, waxaana ka qayb-qaatay 64 arday oo wiilal ah, kuwaasoo ka kala socday gobolka Somaliland oo idil. Waxaana 30 Arday ku tartameen 30-ka Juz, halka 34 Arday ay ku tartameen 15-ka Juz.

Kaalinta 1-Aad iyo Kaalinta 2-Aad waxaa ku kala guulaystay Labo arday oo ka socday magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Halka Kaalinta 3-Aad uu ku guulaystay arday ka socday caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Halka kaalinta 4-aad& 5-aad ay ku kala guulaysteen laba arday oo ka kala

Kaalinta 3-aad: Xanafi Bashiir Maxamed Oo Ka Socday Magaalada Hargeysa Ee G/Maroodi-jeex

Kaalinta 4-aad: C/laahi Maxamed Cumar Oo Ka Socday Magaalada Laascaanood Ee G/Sool.

Kaalinta 5-aad: Xamse Cismaan Cabdilaahi Oo Ka Socday Magaalada Burco Ee G/Togdheer.

Ardayda 15-ka Juz

Kaalinta 1-aad: C/raxmaan Maxamuud Salaad Oo Ka Socday Magaalada Laascaanood Ee G/Sool.

Kaalinta 2-aad: C/laahi Axmed Sh.Shakuur Oo Ka Socday Magaalada Hargeysa Ee G/Maroodi-jeex

Kaalinta 3-aad: C/raxmaan Cabdilaahi Bashiir Oo Ka Socday Magaalada Boorama Ee G/Awdal.

Munaasibaddan oo ahayd mid si weyn loosoo agaasimay waxaa kasoo qayb-galay Wasiirka Wasaaradda Diinta Iyo Aw-qaafta SheekhKhaliil Cabdilaahi Axmed, Culimo-udiin, Iyo Wefti Culimo masaari ah.


 


IMG_3250IMG_3253IMG_3255IMG_3258IMG_3261IMG_3271IMG_3273IMG_3278IMG_3280IMG_3281IMG_3282IMG_3283IMG_3288IMG_3292IMG_3293IMG_3295IMG_3296IMG_3297IMG_3298IMG_3299IMG_3301IMG_3302IMG_3303IMG_3304IMG_3305IMG_3306IMG_3308IMG_3309IMG_3310IMG_3313IMG_3315IMG_3316IMG_3318IMG_3322IMG_3323IMG_3327IMG_3331IMG_3332IMG_3333IMG_3340IMG_3348IMG_3351IMG_3354IMG_3357IMG_3362IMG_3364IMG_3366IMG_3367IMG_3371IMG_3373IMG_3375IMG_3376IMG_3381IMG_3382IMG_3383IMG_3387IMG_3388IMG_3389IMG_3390IMG_3391IMG_3392IMG_3393IMG_3394IMG_3396tartan1IMG_3289IMG_3291IMG_3294tartan1IMG_3188IMG_3195IMG_3198IMG_3200IMG_3204IMG_3205IMG_3215IMG_3218IMG_3224IMG_3226IMG_3229IMG_3232IMG_3236IMG_3243IMG_3246IMG_3247IMG_3249IMG_3250IMG_3253

Cabdirisaq Koronto 
Afkahsacabka.com Hargeisa/Office