Daawo Video:Madaxwaynaha Soomaaliland Oo maanta Xafiiskiisa Ku Dhaariyay Guddoomiyaha Cusub Ee Maxakamada Sare+Sawiro

0
Sunday June 28, 2015 - 13:34:37 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video:Madaxwaynaha Soomaaliland Oo maanta Xafiiskiisa Ku Dhaariyay Guddoomiyaha Cusub Ee Maxakamada Sare+Sawiro

    Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta waxa uu xafiiskiisa ku dhaariyey Gudoomiyaha Maxkamada Sare

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta waxa uu xafiiskiisa ku dhaariyey Gudoomiyaha Maxkamada Sare

Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed oo uu madaxweynuhu magacaabay 24/05/2015 una gudbiyey Golaha Wakiilada, iyaguna ay ansixiyeen 03/Jun/2015, ka dibna uu xilkii gudoomiyaha maxkamada sare kala wareegay 08/Jun/2015, gudoomiyihii ka horeeyey ee xilka laga qaaday Garyaqaan Yuusuf Ismaaciil cali.

 

gar3

 

 

Maanta oo taariikhdu tahay 28/Jun/2015 na uu dhaartii dastuuriga ahaydna uu madaxweynaha qaranka Somaliland u dhaariyey gudoomiyaha cusub si uu hawlaha horyaala u gudo galo, isaga oo sharciga islaamka ugu dhaartay shacbiga iyo qaranka Somalilandba.

 

gar1

 

 

Ugu danbayna waxa uu Madaxweynuhu gudoomiyaha dhaarta ka dib ugu duceeyey in alle u fudaydiyo xilkaasi, kana dhigo mid dalka iyo dadkaba u horseeda kala danbayn iyo cadaalad.

 

gar2