DAAWO: Wasiirka Boosaha &Isgaadhsiinta Soomaaliland Oo Afur U Sameeyay Waxgaradka Gobolka Awdal.

0
Sunday June 28, 2015 - 20:05:57 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: Wasiirka Boosaha &Isgaadhsiinta Soomaaliland Oo Afur U Sameeyay Waxgaradka Gobolka Awdal.

    Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsiinta soomaaliland Md: Maxamed jaamac abgaal ayaa afur iyo cashaba u sameeyay madaxdhaqameedka iyo waxgaradka gobolka awdal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsiinta soomaaliland Md: Maxamed jaamac abgaal ayaa afur iyo cashaba u sameeyay madaxdhaqameedka iyo waxgaradka gobolka awdal.


wasiirka boosaha iyo isgaadhsiinta oo maalmihii ugu danbeeyay socdaal ku joogay boorame ayaa waxa uu munaasibaadaasi afurka ah uu ka jeediyay khudbad uu kaga hadlayo marxaladihii kala duwana ee ay soomaalilandsoo martay ,sidoo kalana waxa uu la dardaarmay madaxda cusub ee golaha deegaanka boorame.




Contact@afkashacabka.com