Caleemsaarkii Chief Caqil Barkhad Cabdi Shaybe ee Xalay, oo Noqotay Madal Mahadhooyin Badan Reebtay +Mugga iyo Miisaanka Martidii Goobjooga ahayd Caleemosaarka+SAWIRO

0
Monday June 29, 2015 - 07:56:31 in by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caleemsaarkii Chief Caqil Barkhad Cabdi Shaybe ee Xalay, oo Noqotay Madal Mahadhooyin Badan Reebtay +Mugga iyo Miisaanka Martidii Goobjooga ahayd Caleemosaarka+SAWIRO

    Xaflada Caleemo Saarka Cheif caaqil Barhad Cabdi shaybe oo Siweyn Loosoo Agaasimay Ayaa Caawa Ka dhacday Barxadda Ballaadhan ee Hotel Plaza Ee Magaalada Burco, Waxaana Xaflada Caleemo saarka Cheif Caaqilka Ka Soo Qayb galay Xubno Wasiiro Ah, Qaar ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaflada Caleemo Saarka Cheif caaqil Barhad Cabdi shaybe oo Siweyn Loosoo Agaasimay Ayaa Caawa Ka dhacday Barxadda Ballaadhan ee Hotel Plaza Ee Magaalada Burco, Waxaana Xaflada Caleemo saarka Cheif Caaqilka Ka Soo Qayb galay Xubno Wasiiro Ah, Qaar kamida Xildhibaanada Guurtida Iyo Wakiilada, Golaha Deegaanka Burco, Duqa Degmada Berbera, Salaaadiin, Cuqaal Iyo Martisharaf Badan Oo Ka Kala Yimi Dhamaan Gobolada Dalka Iyo Debadda, caleemo saarka jiifka oo ahayd mid ka meeqaam iyo miisaan duwanayd xafladihi hore loogu caleemo saari jiray madaxda dhaqanka ayaa lagu caleemo saarayey aqoonyahan dhalinyaro ah oo loo gartay inu hagi karo, hogaamin karo islamarkaasna dhex u noqon karo bulshadiisa, waxana chief caqilka dhalinyarada ah ee aqoonyahanka aad looga hadal hayey caleemo saarkisa iyo qabanqabadiisa magaalada burco dhowrkii maalmood ee u danbeeyey, iyadoo xafladda caleemo saarkiisa oo saacado badan socotay la isku weydaarsaday kaftan, duur xul iyo khudbado dhaqan oo ay is weydaarsaden siyaasiinti iyo madaxdii dhaqanka ee kala duwanayd. Caleemosaarka Chief caqil barkhad cabdi shaybe ayaa xalay reebay mahadhooyin tiro badan.

muniir

muniir2

 

 

 

barkhad1

 

bar2

bar3

 

bar4

bar5

bar6

 

 

 

bar7

bar9

 

 

 

bar111

IMG_4783IMG_4794IMG_4825

IMG_4919IMG_4922IMG_4905IMG_4830IMG_5022IMG_5020

IMG_4917IMG_5171IMG_5195

Contact@afkashacabka.com