Daawo: Ardaygii ugu sarreeyey Maaddada Xisaabta oo Noqday Wiilyar oo reer Somaliland oo u Dhalay Wasiir ka tirsan Xukumadda siilanyo

0
Monday June 29, 2015 - 12:10:45 in by salman abdi
  • Visits: 568
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Ardaygii ugu sarreeyey Maaddada Xisaabta oo Noqday Wiilyar oo reer Somaliland oo u Dhalay Wasiir ka tirsan Xukumadda siilanyo

    Arday reer Somaliland ah ayaa kaalinta kowaad ka galay imtixaanaadka xisaabta ee dalkaasi Ingiriiska,kaas oo guul weyn usoo hooyey bulshada Somaliland ee Dalkaasi Ingiriiska. Ardaygan oo lagu magcaabo Maxamed Cali Xaamud Jibriil ayaa noqonaya ardaygi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arday reer Somaliland ah ayaa kaalinta kowaad ka galay imtixaanaadka xisaabta ee dalkaasi Ingiriiska,kaas oo guul weyn usoo hooyey bulshada Somaliland ee Dalkaasi Ingiriiska. Ardaygan oo lagu magcaabo Maxamed Cali Xaamud Jibriil ayaa noqonaya ardaygii ugu horeeyey ee somaliland usoo hooya guul noocan ah