Daawo: Dallada NAGAAD oo Soo Qabanqabisay Kulan lagu Xusay Maalinta Carruuta Afrika iyo Walidka oo lagu wacyigeliyey Kobcinta Waxbarashada Gabdhaha

0
Monday June 29, 2015 - 14:55:14 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Dallada NAGAAD oo Soo Qabanqabisay Kulan lagu Xusay Maalinta Carruuta Afrika iyo Walidka oo lagu wacyigeliyey Kobcinta Waxbarashada Gabdhaha

    Guddomiyaaha Waxbarashada Gobolka Togdheer ayaa ka Qaybgalay kulan lagaga hadlayey Wacyi galin la xidhiidha Kor u Qaadista waxbarashada ubadka gaar ahaan Kobcinta Waxbarashada Gabdhaha ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddomiyaaha Waxbarashada Gobolka Togdheer ayaa ka Qaybgalay kulan lagaga hadlayey Wacyi galin la xidhiidha Kor u Qaadista waxbarashada ubadka gaar ahaan Kobcinta Waxbarashada Gabdhaha ....
Kulankan oo ay soo Qabanqaabisay Dallada NAGAAD oo kaashanaysa Hay'adda Care ayaa sido kale lagu xusayey maalinta carruurta Aftrika, iyadoo ay kulankan qayb ka ahaayeen Carruur iyo waalidiin lyo masuliyiinta soo qabanqaabisay kulankan.

Axmed Cali Jamac oo aha guddomiyaha Dallada Nagaad ee Gobolada Bariga ayaa sharraxay Muhiimadda kulankan iyo ujeedadiisa, waxanu waalidinta ugu baaqay inay Carruurta Dugsiyada Geeyaan oo ay kobciyaan aqoontooda.

Guddomiyaha Waxbarashada gobolka Togdheer aya isna Dhiniciisa Carruurta ku dhiirigeliyey inay dedaalaan oo ay la tartaamaan
carruurta adduunka isla markaasna aqoontooda kor u qaadan oo ku dedaalaan waxbarashada.