Muj Cali Gurey Oo Xukuumadda Ku Bogaadiyay Rooga Cagaaran Ee Lagu Goglay Garoonka Kubadda Cagta Hargaysa.

0
Tuesday June 30, 2015 - 13:31:57 in by salman abdi
  • Visits: 912
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muj Cali Gurey Oo Xukuumadda Ku Bogaadiyay Rooga Cagaaran Ee Lagu Goglay Garoonka Kubadda Cagta Hargaysa.

    Cali guray oo qoraallo koobanFace Book-giisa ku baahiyey ayaa ku boggaadiyey masuuliyiinta wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha horumarka ay ka sameeyeen dhinaca garoonka qaranka,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cali guray oo qoraallo koobanFace Book-giisa ku baahiyey ayaa ku boggaadiyey masuuliyiinta wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha horumarka ay ka sameeyeen dhinaca garoonka qaranka,

Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey) ayaa soo dhaweeyey doogga lagu goglay garoonka kubbada Cagta Ee Hargeysa Staduim.

waxaana qoraallo kooban oo uu barta uu Face Book-ga ku leeyahay ku baahiyey ku boggaadiyey masuuliyiinta wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha horumarka ay ka sameeyeen dhinaca garoonka qaranka, isaga oo sheegay in magaalada Hargeysa ay ceeb qaran ku tahay in garoonkeeda weyni bilaa roog noqdo, waxaana uu yidhi " Waa markii ugu horeysay ee la goglo Hargeysa Stadium.

Way u qalmaan in lagu ammaano waanan ku ammaanayaa. Hargeysa ceeb bay ku ahayd qarniga 21aad in gego habaas wayn garoon u noqdo. Waxa jira wax yar oo haddana macno wayn samayn kara. Way ka fiicnayd in doog dabiici ah lagu beero haddana SOMETHING IS BETTER THAN NOTHING, Horaa loo yidh WAX YAR TARAA JIRA EH WAX MA TARE MA JIRO” ayuu yidhi Cali Gurey.