Madaxwayanaha Somaliland Oo Cawa Dhexmushaxayay Kaligi Suqa Hargaysa Kana Shaheeyay Hotelka Imperial
Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caawa kormeer ku soo maray meelo ka mid ah Caasimadda Hargeysa, waxaana Madaxwaynaha oo aan ilaalo wadan lagu arkay huteelka Imperial ee Hargeysa.
Dadwaynaha fadhiyey huteelka Imperial, ayaa mar kaliya indhahoodu qabteen Madaxwaynaha oo kaligii soo galay huteelkaasi, isaga oo markaasi ka dib fadhiistay huteelka isla-markaana sida dadka rayidka ah halkaasi ku shaaheeyay,
Madaxwaynaha, ayaa mid mid u salaamay dadkii huteelka fadhiyey oo markii ay arkeen u kacay isla-markaana sallaan ku bilaabay.
Taasi Oo ku Noqotay Fajac Iyo Amakaag Madaxwayanahii Oo anay Filanayn Inuu Kaligi isaga oo lugaynayaa inuu lashaheeyo Isaga oo aan wadan wax ciidan ah.