Kooxda Daacish Oo Soo Ban Dhigtay Caruur Iyaga Ka Mida Oo Madaxa Ka Tooganaya Ciidamo Suuriyana

0
Sunday July 05, 2015 - 19:55:27 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Daacish Oo Soo Ban Dhigtay Caruur Iyaga Ka Mida Oo Madaxa Ka Tooganaya Ciidamo Suuriyana

    Kooxda Daacish ayaa soo bandhigtay Muuqaal iyo Sawiro ka turjumaya Caruur aad u yar yar oo katirsan Kooxdaasi oo Goob fagaare ah Madaxa kaga tooganaya Ciidamo katirsan Dowlada Siiriya oo gaadhaya 25-askari.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Daacish ayaa soo bandhigtay Muuqaal iyo Sawiro ka turjumaya Caruur aad u yar yar oo katirsan Kooxdaasi oo Goob fagaare ah Madaxa kaga tooganaya Ciidamo katirsan Dowlada Siiriya oo gaadhaya 25-askari.


Askartan la toogtay ayaa lagu qabtay Magaalada Palmyra, oo mar sii horeesay ay Dagaal kula wareegeen Daacish, waxaana askartan madaxa ka toogtay caruur loo tababaray tooagshada oo katirsan Kooxda Daacish.


Toogashada ayaa ka dhacday Goob taariikhi ah oo kutaala Magaalada Palmyra, waxaana goobta lagu tooganayay Ciidamada Siiriya usoo daawasho tagay qaar kamid ah Taageerayaasha Kooxdaasi oo ku sugna Magaaladaasi.
Kooxda Daacish ayaa caruur badan waxa ay u tababartaa sidii ay u noqon lahaayeen Dagaalyahano, waxa ayna mararka qaarkood soo bandhigtaa caruurtaasi oo toogasha fulinaya iyo iyga oo la siinayao tabbaar dhinaca dagaalka ah.




Contact@afkashacabk.com