Hambalyo Meherka Weriye Cabdisalam Abuhureyra iyo Marwadiisa Ayan

0
Monday July 06, 2015 - 09:00:08 in by Burco Office
  • Visits: 1151
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Meherka Weriye Cabdisalam Abuhureyra iyo Marwadiisa Ayan

    Maamulka iyo Dhammaan Hawlwadeenada Shebekedda Caalamiga ah ee Afkashacabka.com Waxay Hambalyo Meher wacan u dirayaan Weriye Cabdisalaam Cisman Cumar Jeex Abuhurayra iyo marwadiisa ayaan cumar nuur

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka iyo Dhammaan Hawlwadeenada Shebekedda Caalamiga ah ee Afkashacabka.com Waxay Hambalyo Meher wacan u dirayaan Weriye Cabdisalaam Cisman Cumar Jeex Abuhurayra iyo marwadiisa ayaan cumar nuur oo shalay meherkoodu ka qabsoomay masjidka Rusheeye ee magaalada hargeysa, waxayna lammaanahaasi ugu ducaynayaan Ducadii Rasuulka SCW ee ahayd Baarakalaahu lakum, wabaaraka calaykum, wajamaca baynakuma filkhayr, ilaahay ha ka dhigo qoyskii lagu badhaadho, lagu soo hirto, ee isku waara, ubad khayr qabana ilaahay ha idinkala siiyo aamin aaaamin aaaamin