Waa Kuwee Shanta Weeraryahan Ee Man United U Qorshaha Ugu Jira Iney Ku Biixiso Mid Ka Mid Ah Badalka Robin Van Persie

0
Saturday July 11, 2015 - 10:37:51 in by Burco Office
  • Visits: 875
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Kuwee Shanta Weeraryahan Ee Man United U Qorshaha Ugu Jira Iney Ku Biixiso Mid Ka Mid Ah Badalka Robin Van Persie

    London(AFKA)Madaama Radamel Falcao ay Man Unites iska fasaxday sidoo kalena Robin Van Persie uu haatan heshiis la gaaray naadiga Fenerbahce. Macalin Luis Van Gaal wuxuu ku qasbanaan doonaa xagaagan inuu ugu yaraan labo weeraryahan lasoo saxiixdo kuw

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London(AFKA)Madaama Radamel Falcao ay Man Unites iska fasaxday sidoo kalena Robin Van Persie uu haatan heshiis la gaaray naadiga Fenerbahce. Macalin Luis Van Gaal wuxuu ku qasbanaan doonaa xagaagan inuu ugu yaraan labo weeraryahan lasoo saxiixdo kuwaas oo Wayne Rooney caawin karaan xili cayaareedka cusub.


Hadaba Daily Mail ayaa u kuur galay weeraryahanada United siyaabo kala duwan ugu dabo joogto inay xagaagan ula soo saxiixato.

United ilaa haatan 5-weeraryahan ayaa qorsheesay inay la xariirto waxayna ka dooran doontaa labo ka mid ah.

Xidigaha United ay ku raad joogto ayaa kala ah Harry Kane, Edinson Cavani, Gonzalo Higuain, Karim Benzema iyo Thomas Muller.

Hadaba hoos kaga bogo xidigaha United dooneyso in mid walbo qiimaha kooxdiisa dul dhigtay:

Harry Kane (Tottenham Hotspur): qiimaha la dul dhigay £45million

Edinson Cavani (Paris Saint-Germain): qiimaha la dul dhigay £50m

Gonzalo Higuain (Napoli): qiimaha la dul dhigay £67m

Karim Benzema (Real Madrid): qiimaha la dul dhigay £40m

Thomas Muller (Bayern Munich): qiimaha la dul dhigay £60m


Shaafici Ismaaciil Sheekh
afkashacabka.com
London/Office
Contact@afkashacabka.com