Daawo:Shaqaalihii Diwaan Gelinta Ceerigaabo Oo Maanta Lacagtii Qaatay Iyo Badhasaabka Oo Ka Warbixiyay

0
Sunday July 12, 2015 - 14:59:18 in by Burco Office
  • Visits: 511
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Shaqaalihii Diwaan Gelinta Ceerigaabo Oo Maanta Lacagtii Qaatay Iyo Badhasaabka Oo Ka Warbixiyay

    Ceerigaabo(CYN)Shaqaalihii diwaangelinta magaalada Ceerigaabo ayaa maanta qaatay lacagtii shaqada,waxaana halkaasi ka hadlay badhasaabka gobolka Sanaag oo ka warbixiyey halkay diwaangelintaasi marayso,waxaa iyaduna aad loo hadal hayaa dad ajaanib ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ceerigaabo(CYN)Shaqaalihii diwaangelinta magaalada Ceerigaabo ayaa maanta qaatay lacagtii shaqada,waxaana halkaasi ka hadlay badhasaabka gobolka Sanaag oo ka warbixiyey halkay diwaangelintaasi marayso,waxaa iyaduna aad loo hadal hayaa dad ajaanib ah oo gobolkaasi kaadhadh badan ka qaatay.



Contact@afkashacabka.com