Daawo: Madaxweynayaasha Puntland Iyo Jubbaland Oo Ka Hadlay Heshiis Ay Ku Gaareen Garoowe

0
Sunday July 12, 2015 - 15:21:06 in by Burco Office
  • Visits: 622
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Madaxweynayaasha Puntland Iyo Jubbaland Oo Ka Hadlay Heshiis Ay Ku Gaareen Garoowe

    Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr Cabdiweli Max'ed Cali Gaas ayaa sheegay in uu kala hadlay dhigiisa Maamulka Jubbaland Axmed Max'ed Islaam ( Axmed Madoobe) iskaashi labadaasi maamul dhexmara. Dr Gaas ayaa xusay in ay isweedaarsadeen Axmed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr Cabdiweli Max'ed Cali Gaas ayaa sheegay in uu kala hadlay dhigiisa Maamulka Jubbaland Axmed Max'ed Islaam ( Axmed Madoobe) iskaashi labadaasi maamul dhexmara. Dr Gaas ayaa xusay in ay isweedaarsadeen Axmed Madoobe arrimo quseeya sida ay meel uga soo wada jeesan lahaayeen ka hortaga ku xad gudubka Dastuurka sida uu hadalka u dhigay. Puntland ayaa indhawaanahaan dhaliilsaneed hanaanka Dowladda dhexe ay u mareyso Federaaleynta dalka iyagoo aad u durayay maamulka loo sameeyay Gobollada Mudug iyo Galgaduud ee Galmudug.



Contact@afkashacabka.com