Hogaamiyihii Ururka Daacish Ee Wadamada Pakistan Iyo Afghanistan Oo La Diley

0
Sunday July 12, 2015 - 15:25:32 in by Burco Office
  • Visits: 722
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hogaamiyihii Ururka Daacish Ee Wadamada Pakistan Iyo Afghanistan Oo La Diley

    Hogaamiyihii Kooxda la baxday Khaliifada Islaamka faraceeda dalalka Pakistan iyo Afghanistan ayaa lagu soo waramaya in lagu diley duqeyn diyaaradeed. Sirdoonka dalka Afghanistan ayaa xaqiijiyey dhimashada Hafiz Siciid oo lagu diley weerar habeenimad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamiyihii Kooxda la baxday Khaliifada Islaamka faraceeda dalalka Pakistan iyo Afghanistan ayaa lagu soo waramaya in lagu diley duqeyn diyaaradeed. Sirdoonka dalka Afghanistan ayaa xaqiijiyey dhimashada Hafiz Siciid oo lagu diley weerar habeenimadii jimcaha ka dhacay gobolka Nangarhar ee Bariga Afghanistan.


Waxaa sidoo kale la dhintey 30 kale oo dagaalyahano mintidiin ah, iyadoo weerarkaas ay qaadeen xulafo uu horkacayo Mareykanka oo adeegsaday diyaaraddaha nooca aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaano drones.

Ma jiraan warar madaxbanaan oo xaqiijinaya in la diley hogaamiyahan oo kamid ahaa dadka la raadinayey.

Todobaadkii hore ayaa sidoo kale weerar lagu diley Afhayeenkii ururka Daacish ee dalalka Pakistan iyo Afghanistan