Daawo: Badhasabka Togdheer iyo wasiirka Ciyaaraha oo xilki u kala wareejiyey Xoghayihi hore iyo xogahayaha cusub ee Gobolka

0
Sunday July 12, 2015 - 17:51:46 in by Burco Office
  • Visits: 676
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Badhasabka Togdheer iyo wasiirka Ciyaaraha oo xilki u kala wareejiyey Xoghayihi hore iyo xogahayaha cusub ee Gobolka

    Xoghayihii hore maamulka gobolka togdheer ayaa sheegay inay wax badani u qabsoomeen muddadii uu xilka hayey kuna faraxsanyahay xilkaqaadistiisa iyo xogahayaha cusub ee lagu bedelay, isago xogahayaha cusub na sheegay inaanu ku cusbayn xilkan ee uu hor

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoghayihii hore maamulka gobolka togdheer ayaa sheegay inay wax badani u qabsoomeen muddadii uu xilka hayey kuna faraxsanyahay xilkaqaadistiisa iyo xogahayaha cusub ee lagu bedelay, isago xogahayaha cusub na sheegay inaanu ku cusbayn xilkan ee uu hore u hayey shaqaalahana aanay isku cusbayn sidii wanaagsanayd iyo si ka sii wacan bana ay u wada shaqayn doonaan
Wasiirka Dhalinyarada Cayaaraha Somalilan iyo Maamulka Gobolka TOgdheer ayaa saaka si rasmiya xilkii ugu kala wareejiyey Xoghayihii hore ee Gobolka Iyo Xoghayaha Cusub ee Dhowaan loo soo magaacabay Gobolka Togdheer.

Munasibad kooban oo lo sameyey xilwareejintay laguna qabtay xarunta maamulka Gobolka ayay ka hadleen badhasabka togdheer iyo kuxigeenkiisa iyo weliba Wasiirka Dhalinyarada iyo cayaraha somaliland oo safar shaqo ku joga gobolka Togdheer, waxayna xuseen in xilku meerto yahay isla markaasna masuul kasta uu maalin uun xilka uu hayo wareejindoono.

Xogahayaha cusub iyo xoghayahi hore aya iyaguna halkaasi kelmado kooban ka jeediyey