Daawo: Wasiirka Ciyaaraha iyo wefti uu hogaaminayo ayaa kormeer ku maray Garoonada cagaaran ee Roogga ah ee Burco

0
Sunday July 12, 2015 - 17:58:21 in by Burco Office
  • Visits: 722
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Wasiirka Ciyaaraha iyo wefti uu hogaaminayo ayaa kormeer ku maray Garoonada cagaaran ee Roogga ah ee Burco

    Wasiirka Dhalinyarada iyo cayaaraha somaliland axmed cabdi kahin, agaasimaha guud ee wasaaradaasi maxmed xusen dhabeeye, agaasimaha waaxda cayaaraha ee wasaaradasi, badhasabka togdheer, iyo xildhiban mubarik bidhi ayaa kormeer ku maray garoonada caga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Dhalinyarada iyo cayaaraha somaliland axmed cabdi kahin, agaasimaha guud ee wasaaradaasi maxmed xusen dhabeeye, agaasimaha waaxda cayaaraha ee wasaaradasi, badhasabka togdheer, iyo xildhiban mubarik bidhi ayaa kormeer ku maray garoonada cagaaran ee roogga ah ee magaalada Burco,
 waxanu kormeerkiisa wasiirka iyo weftigiisu ku dhiirigelinayeen dhalinyarad cayaaraha, isagoo ilaa 4 garoon oo cayaaro ka socdaan gaadhay isla markaasna qaarood kula ciyaaray dhalinyaradii ku cayaaraysay, waxa uu wasiirku ugu bushaareyey reer togdheer in mar kale lagu qabanayo koobkii gobolada gobolkan togdheer maadama bu yidhi reeburco ay martigelinta ku wacan yihiin.

Agaasimaha Guud ee Wasaraddaasi, Badhasabka Togdheer , Xildhiban Bidhi iyo Xildhiban Cabdi laki iyo weliba xubno ka mida Mulkiilayaasha Garoomadaaas uu kormeeray wasiirku ayaa halkaas kahadlay.

Contact@afkashacabka.com