UEFA Oo Shaaca Ka Qaaday 10-ka Cayaaryahan Ee U Sharaxan Abaal Marinta Xidiga Qaarada Yurub Ugu Wanaagsan

0
Thursday July 16, 2015 - 09:03:22 in
  • Visits: 1099
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    UEFA Oo Shaaca Ka Qaaday 10-ka Cayaaryahan Ee U Sharaxan Abaal Marinta Xidiga Qaarada Yurub Ugu Wanaagsan

    London(AFKA)Xiriirka kubada cagta qaarada Yurub (UEFA) ayaa si rasmi ah shaaca kaga qaadeen 10-ka ciyaaryahan ee u sharaxan abaal marinta xidiga Yurub ugu wanaagsan (UEFA Best Player in Europe Award).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London(AFKA)Xiriirka kubada cagta qaarada Yurub (UEFA) ayaa si rasmi ah shaaca kaga qaadeen 10-ka ciyaaryahan ee u sharaxan abaal marinta xidiga Yurub ugu wanaagsan (UEFA Best Player in Europe Award).


Qiimeyntan ayaa lagu saleeyay xidigaha qaarada Yurub ka xamaashaan waxqabadka ay la imaadeen xili cayaareedkii dhawaan soo idlaaday 2014/15.

Dabcan Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad ee abaal marintan qaaliga ah ku tartami doonaan.

Abaal marintan xidigaha u sharaxan 8-ka mid ah waxay kasoo muuqdeen Finalahii Champion-ka ee Juventus iyo Barcelona dhex maray halka Cristiano Ronaldo oo isagana Semi Final soo gaaray sidoo kalena sanadkii horena biladan ku guuleestay uu hormuud ka yahay tartamayaasha.

Waxaa lagu dhawaaqi doonaa guuleestaha abaal marintan qiimaha badan 28-ka bisha August waxaana ka qayb qaadan doonaan codeynteeda 54-joornaaliste ee ka kala socdaan xubnaha UEFA ka kooban tahay.

Sidoo kale 10-ka cayaaryahan ee musharaxiinta ah waa lasii kala reebi doonaa waxaana laga soo dhex saari doonaa 3-cayaarayahan ee ugu cod badan bisha August cod bixin la qaban doono.

Hadaba hoos kaga bogo magacyada xidigaha u sharaxan abaal marinta laacibka qaarada Yurub ugu wanaagsan:

Gianluigi Buffon (Italy – Juventus)

Eden Hazard (Belgium – Chelsea FC)

Lionel Messi (Argentina – FC Barcelona)

Neymar (Brazil – FC Barcelona)

Paul Pogba (France – Juventus) Andrea Pirlo (Italy – Juventus, hada ka tirsan New York City FC)

Cristiano Ronaldo (Portugal – Real Madrid CF)

Luis Suárez (Uruguay – FC Barcelona)

Carlos Tévez (Argentina – Juventus, now CA Boca Juniors)

Arturo Vidal (Chile – Juventus)

Dhinaca kale hoos kaga bogo xidigaha codeynta kowaad wareegiisa kowaad ku hareen ee aan u suura galin inat ka mid noqdaan 10-ka cayaaryahan ee haatan u sharaxan abaal marinta Yurub:

11: Arjen Robben (NED – FC Bayern München)

12: Manuel Neuer ( GER – FC Bayern München)

13: Carlos Bacca (COL – Sevilla FC, now AC Milan)

14= Andrés Iniesta (ESP – FC Barcelona)

14= Álvaro Morata (ESP – Juventus)

14= Thomas Müller (GER – FC Bayern München)

17: Kevin De Bruyne (BEL – VfL Wolfsburg)

18: Zlatan Ibrahimović (SWE – Paris Saint-Germain)

19= Gareth Bale (WAL – Real Madrid CF)

19= André-Pierre Gignac (FRA – Olympique de Marseille)

21= Robert Lewandowski (POL – FC Bayern München)

21= Ivan Rakitić (CRO – FC Barcelona)

23= Jérôme Boateng (GER – FC Bayern München)

23= Xavi Hernández (ESP – FC Barcelona, now al-Sadd SC)

23= Jackson Martínez (COL – FC Porto)

23= Javier Mascherano (ARG – FC Barcelona)

23= Alexis Sánchez (CHI – Arsenal FC)

28= Giorgio Chiellini (ITA – Juventus)

28= Roberto Firmino (BRA – TSG 1899 Hoffenheim, now Liverpool FC)

28= Nemanja Matić (SRB – Chelsea FC)

28= Arkadiusz Milik (POL – AFC Ajax)

28= Nicolás Otamendi (ARG – Valencia FC)

28= Sergio Ramos (ESP – Real Madrid CF)

28= Marc-André ter Stegen (GER – FC Barcelona)

28= Arda Turan (TUR – Club Atlético de Madrid, now FC Barcelona)

Shaafici Ismaaciil Sheekh
afkashacabka.com
London/Office
Contact@afkashacabka.com