Daawo Sawirada Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Salaadii Ciida Masjid Jaamaca Kula Tukaday Shacabka Hargeysa

0
Friday July 17, 2015 - 11:59:56 in by Burco Office
  • Visits: 786
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Salaadii Ciida Masjid Jaamaca Kula Tukaday Shacabka Hargeysa

    Hargeysa(AFKA)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu salaada Cidal Fidriga kula tukaday masjid-jaamaca weyn ee caasimada hargeysa kumanaan ka mida shacbiga Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu salaada Cidal Fidriga kula tukaday masjid-jaamaca weyn ee caasimada hargeysa kumanaan ka mida shacbiga Somaliland.


DSC_00241
Iyada oo guud ahaanba dalka iyo caalam islaamba maanta loo dareeray salaada ciidal fidriga, Madaxweynuhu Salaada ka dibna waxa uu shacbiga iyo ummadda islaamka ugu duceeyey in sanadkan sanadkiisa ay ku gaadhaan bash-bash barwaaqo iyo nabadqab, inta xanuunada
u jiifta ka dulqaado oo uu ugu bedelo caafimaad taama. Salaada ka dibna waxa uu madaxweynuhu qasriga madaxtooyada
ku qaabiley ciroole iyo caruurba oo halkaa madaxweynaha ku gacan qaaday uguna hambalyeynayey maalinta ciidal fidriga awgeed.
DSC_0046DSC_00214DSC_00271DSC_00351DSC_00401



Hargeysa Office

Contact@afkashacabka.com