Daawo Sawirada Madaxweynaha Somaliya Oo Boqolaal Qof Salaadii Ciida Ku Tujiyay Masjidka Isbaheyga Islaamka Ee Magaalada Muqdisho

0
Friday July 17, 2015 - 12:15:41 in by Burco Office
  • Visits: 674
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada Madaxweynaha Somaliya Oo Boqolaal Qof Salaadii Ciida Ku Tujiyay Masjidka Isbaheyga Islaamka Ee Magaalada Muqdisho

    Muqdisho(AFKA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo xubno kale oo ka tirsan labada Gole ee dowladda iyo bo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(AFKA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo xubno kale oo ka tirsan labada Gole ee dowladda iyo boqolaal dadweyne aad u fara badan ayaa maanta salaaddii ciidda kula tukaday masjidka Isbaheyga Islaamka ee magaalada Muqdisho.




???????????????????????????????
Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu bishaareeyay munaasabadda 1-da bisha Shawaal ee ah maalinta koowaad ee ciidda, waxaana uu Madaxweynuhu xusay in maanta oo kale Ummadda looga fadhiyo in ay isu gurmadaan, oo ay caawiyaan waalahood Soomaaliyeed ee aan awoodin in carruurtooda ay carruurta kale kala qeyb qaataan farxadda Ciidda.
??????????????????????????????????????????????????????????????
Madaxweyne Xasan oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay Masjidka Isbaheyga Islaamka ayaa hoosta ka xariiqay in maanta oo kale shacabka looga baahanyahay inay u istaagaan ka shaqeynta dib u heshiisiinta iyo in Shacabku ay isa saamaxaan oo ay u istaagaan ka shqeynta midnimadooda.
???????????????????????????????
Boqolaalkii dadweyne ee ku tukaday Masjidka Isbaheyga islaamka ayaa isugu hambalyaynayay maalinta koowaad ee cidda, maadaama ay u soo dhamaatay bishii barakeysneyd ee Ramadaan.
???????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????


Ayaanle Xasan Saleebaan 
Afkashacabka.com

 Muqdisho Office