Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Shacabka Reer Hargeysa Salaaddii Ciidda Kula Tukatay Garoonka Stadium-ka+Sawiro

0
Friday July 17, 2015 - 12:25:48 in by Burco Office
  • Visits: 701
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Shacabka Reer Hargeysa Salaaddii Ciidda Kula Tukatay Garoonka Stadium-ka+Sawiro

    Hargeysa(AFKA)Madaxwyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa shacabkii ku tukanayay salaadda Ciidda garoonka Stadiumka ee magaalada Hargeysa halkaas kagala qaybgalay munaasibadda saaladda Ciidda Soonfur oo maanta la

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA)Madaxwyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa shacabkii ku tukanayay salaadda Ciidda garoonka Stadiumka ee magaalada Hargeysa halkaas kagala qaybgalay munaasibadda saaladda Ciidda Soonfur oo maanta laga oogay guud ahaan Somaliland iyo caalaamul islaam.


 

4(406).jpg1(526).jpg

Madaxwayne kuxigenka Somaliland oo ay wehelinayaan Xubno wasiiro ah iyo masuulyiin kale oo ka tirsan Xukuumadda ayaa si farxad leh ula ciiday shacabkii goobta ku sugnaa,Cabdiraxmaan Saylici oo khudbad kooban halkaas ka jeediyey ayaa shacabka somaliland iyo ummadd islaamka ahba ilaahay uga beryay inay ku ciidaan caafimaad, iyo inuu ciidan ciideeda ku gaadhsiiyo barwaaqo iyo nabadgalyo.

 

3(446).jpg2(474).jpg6(326).jpg