Daawo: Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Ka Hadlay Horumarinta Dhaqaalaha Iyo Hagaajinta Nidaamka Xukuumaddu Kula Macaamishu Ganacsatada

0
Saturday July 18, 2015 - 08:39:08 in by salman abdi
  • Visits: 659
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Ka Hadlay Horumarinta Dhaqaalaha Iyo Hagaajinta Nidaamka Xukuumaddu Kula Macaamishu Ganacsatada

    Proff Samatar wuxu ku taliyey in la hagaajiyo shuruucda dawladda ee dhanka ganacsatada isla-markaana musuqmaasuqu meesha ka baxo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Proff Samatar wuxu ku taliyey in la hagaajiyo shuruucda dawladda ee dhanka ganacsatada isla-markaana musuqmaasuqu meesha ka baxo.

Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah aqoonyahanka reer Somaliland ayaa ka hadlay horumarinta dhaqaalaha iyo hagaajinta nidaamka maamul ee xukuumaddu ula macaamiisho ganacsatada.