Daawo: Arday ka Qalinjebisay Maxadka Tababarka Shaqaalaha Dawladda Itobiya oo Dalka lagu soo Dhoweeyey iyo Masuliyiin ka qaybgalay Qalinjebintoodii

0
Wednesday July 22, 2015 - 11:01:40 in by salman abdi
  • Visits: 521
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Arday ka Qalinjebisay Maxadka Tababarka Shaqaalaha Dawladda Itobiya oo Dalka lagu soo Dhoweeyey iyo Masuliyiin ka qaybgalay Qalinjebintoodii

    In ka badan 15 Arday oo Reer Somaliland ah ayaa Maxadkaasi ka qalinjebiyey waxana qalinjebintooda kala qaybgalay Guddomiyaha Hay'adda Shaqalaha Somaliland iyo masuliyinta kale ee maxadka shaqalaha dawlada somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

In ka badan 15 Arday oo Reer Somaliland ah ayaa Maxadkaasi ka qalinjebiyey waxana qalinjebintooda kala qaybgalay Guddomiyaha Hay'adda Shaqalaha Somaliland iyo masuliyinta kale ee maxadka shaqalaha dawlada somaliland

Gudoomiyaha Hay’ada shaqaalaha Md Maxamed Mixille Boqore oo uu wehelinayey Gudoomiyaha Mac-hadka shaqaalaha Dawlada oo  dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii ay Magaalada Addis-Ababa kaga qayb galeen Xaflad loo samaynayey arday reer S/land ah oo ka aqoonta Public Development-ga ka baratay Jaamacd Ku Taalla Magaalada addis-ababa ayaa warfidiyeenadii ku sugnaa Madaarka Egal intranational Airport ee Magaalada Hargaysa uga warbixiyey tirada ardaydaasi, aqoonta ay barteen iyo mustaqbalka ay dalkooda u leeyihiin.