Wararka

Daawo:Xildhibaan Ku Baaqay In Gurmada Deg Deg Ah Loo Sameeyo Dadka Abaaruhu Sameeyeen+ Baaq U Diray Xumada

0 Visits: 424 | Sunday January 22, 2017 - 13:52:39
Hargeysa(AFKA)Xildhibaan Ku Baaqay In Gurmada Deg Deg Ah Loo Sameeyo Dadka Abaaruhu Sameeyeen+ Baaq U Diray Xumada

Read More »

Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Markii Ugu Horeesay Ka Hadlay Saldhiga Miletary Ee Imaaradku Ka Samaysanaayo Magaalada Berbera+Jawaabta Uu Ka Bixiyay

0 Visits: 489 | Sunday January 22, 2017 - 13:47:27
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Markii Ugu Horeesay Ka Hadlay Saldhiga Miletary Ee Imaaradku Ka Samaysanaayo Magaalada Berbera+Jawaabta Uu Ka Bixiyay

Read More »

War Culus:Gudoomiyaha Maddasha Wadatashiga Somaliland Oo Ka Digay Saldhiga Milatare Ee imaradka Ka Sameenayo Berbera

0 Visits: 455 | Sunday January 22, 2017 - 13:39:53
Gudoomiyaha Maddasha Wadatashiga Somaliland Oo Ka Digay Saldhiga Milatare Ee imaradka Ka Sameenayo Berbera

Read More »

Daawo:Ey Baadhaysa Shandaha Dadka Sitaan Ee Ka Dhoofaya Garoonka Diyaaradaha Muqdisho+Dadka Oo Il Gaar Ku Hay

0 Visits: 489 | Sunday January 22, 2017 - 13:32:38
Ey Baadhaysa Shandaha Dadka Sitaan Ee Ka Dhoofaya Garoonka Diyaaradaha Muqdisho+Dadka Oo Il Gaar Ku Hay

Read More »

"Nolosha Dadka Iyo Badbaadadooda Ayaa Ka Muhiimsan Doorasho Qabsoonta" Prof Faarax Geedoole

0 Visits: 759 | Sunday January 22, 2017 - 13:25:12
Hargeysa(AFKA)Wasiirkii hore ee Wasaaradda Beeraha iyo Waxbarashada Prof: Faarax Cilmi Geedoole, ayaa ka hadlay abaartu halka ay marayso, waxyaabaha

Read More »

Daawo: Madaxweynihii Xukunka Ka Degay Ee Gambia Yahya Jammeh Oo Ka Baxay Madaarka Caasimadda Banjul

0 Visits: 594 | Sunday January 22, 2017 - 13:18:58
Madaxweynihii Xukunka Ka Degay Ee Gambia Yahya Jammeh Oo Ka Baxay Madaarka Caasimadda Banjul

Read More »

Daawo:Marwo uu Madaweynaha Somaliya Hassan Sheekh Aqalkeedii ka qaatay oo Luqada Englishka ah ugu Jawaabtay Balse Maxay tIdhi?

0 Visits: 952 | Sunday January 22, 2017 - 13:14:59
Marwo uu Madaweynaha Somaliya Hassan Sheekh Aqalkeedii ka qaatay oo Luqada Englishka ah ugu Jawaabtay Balse Maxay tIdhi?

Read More »

Daawo:Astaamaha Khaatumadda Wanaagsan Waxa So Jeedinaya Sh Maxamed SH Cumaar

0 Visits: 528 | Sunday January 22, 2017 - 13:08:16
Astaamaha Khaatumadda Wanaagsan Waxa So Jeedinaya Sh Maxamed SH Cumaar

Read More »

Sergio Ramos Oo Markale Noqday Geesiga Real Madrid, Los Blancos Oo Dhibaatadii Iskaga Reebtay Malaga Iyo Ramos Oo Laba Gool Culayska Kaga Qaaday Zidane.

0 Visits: 937 | Sunday January 22, 2017 - 09:32:24
Sergio Ramos ayaa markale noqday geesiga Real Mardrid si uu kooxdiisa Los Blancos uga saaro xaaladii xumayd ee ay ku soo jirtay kadib guudlarooynkii Sevilla iyo Celta Vigo ka soo gaadhay, wuxuuna kabtanka Los Blancos kooxdiisa

Read More »

Xulka Qaranka Ghana Oo Iska Xaadiriyay Wareega Sideed Dhamaadka AFCON 2017 Iyo Asamoah Gyan Oo Mali Guuldaro Baday.

0 Visits: 1038 | Sunday January 22, 2017 - 09:30:01
Xulka qaranka Ghana ayaa noqday xulkii labaad ee u soo baxay wareega sideed dhamaadka tartanka qaramada Afrika ee ka socda dalka Gabon kadib markii ay 1:0 ku garaaceen dhigooda Mali.Asamoah Gyan ayaa noqday xidiga sameeyay farqiga

Read More »

Hordhac: Chelsea vs Hull City – Blues Oo Fursad U Heysata Iney Dheereysato Hogaanka Horyaalka

0 Visits: 953 | Sunday January 22, 2017 - 09:22:30
Chelsea waxey caawa diyaar u tahay iney si walba adkeysato hogaanka horyaalka iyadoo fursad u heysata iney kordhiso dhibcaha ay hogaanka kaga heysay Spurs, walow ay macquul tahay iney booska labaad timaado Gunners oo kulankooda ka hor la ciyaaraya Burnley.

Read More »

Guddoomiye Cirro oo Cod Dheer Ku Sheegay in Aanay Dooneyn Muddo Kordhin Wakhtigeedu Dheer Yahay.

0 Visits: 531 | Sunday January 22, 2017 - 09:19:37
Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa si aada ugu dheeraaday dareenka

Read More »

Daawo: Fanaanada Madonna Oo Khudbad Iyo Hees Kaga Qayb Gashay Dibad Baxa Ka Dhanka Ah Donald Trump

0 Visits: 603 | Sunday January 22, 2017 - 09:18:39
- Fanaanada caanka ah ee Madonna oo ka mid ahayd boqolaalkii kun ee dibad baxyada ku lidka ah, madaxweynaha cusub ee Maraykanka Donald Trump kaga qayb galay magaalada Washington

Read More »

DAAWO: Aqoonyahan Axmed Maxamuud Shiine Oo Fariin Cilmiyaysan U Diray Ganacsade ina Aw Siciid

0 Visits: 604 | Saturday January 21, 2017 - 22:00:55
DAAWO: Aqoonyahan Axmed Maxamuud Shiine Oo Fariin Cilmiyaysan U Diray Ganacsade ina Aw Siciid

Read More »

Daawo: Mujaahid Axmed Shiine Oo Kabaha La Dulmaray Jamaal Cali Xuseen

0 Visits: 656 | Saturday January 21, 2017 - 21:55:13
Daawo: Mujaahid Axmed Shiine Oo Kabaha La Dulmaray Jamaal Cali Xuseen

Read More »

Daawo: Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Caafimaadka Somaliland Md Xaglatoosiye Oo Gaadhay Magaalada Ceerigaabo

0 Visits: 514 | Saturday January 21, 2017 - 20:15:38
Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Caafimaadka Somaliland Md Xaglatoosiye oo Gaadhay Magaalada Ceerigaabo

Read More »

Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo la Kulmay Qaar Ka Mid ah Musharixiinta Xilka Madaxweynaha U Taagan

0 Visits: 466 | Saturday January 21, 2017 - 19:41:24
Muqdisho(AFKA)Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Max'ed Cisman Jawaari ayaa maanta kulan la yeeshay qaar ka mid ah musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, kadib markii ay ka dalbadeen guddoomiyaha in ay is arkaan.

Read More »

Daawo:"Maalintii Aanu Xisbia KULMIYE Ka Dhaqaaqney Ilaa Maanta Dadku Waxay Ku Qul Qulayaan Xisbiga WADDANI" Xussen Axmed Ceydiid

0 Visits: 510 | Saturday January 21, 2017 - 19:39:04
Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid oo ka mid ah saraakiisha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI waxaa uu sheegay in maalintii isbaheysgii KULMIYE ay ka dhaqaaqeen xisbiga KULMIYE iyo ilaa maanta dadku ay xisbiga WADDANI ku soo qul qulayaan.

Read More »

Daawo: Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Ka Digay Khatarta Ka Dhalan Karta Saldhiga Millatari Ee Imaaraadka Carabtu Ka Calmaday Berbera.

0 Visits: 559 | Saturday January 21, 2017 - 19:33:28
Siyaasi Ismaciil Hurre Buubaa oo ka mid ahsaraakiisha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANIwaxaa uu ka hadley saldhiga Military

Read More »

Badhasaabka Gobolka Hawd Oo 1500 Qoys U Qaybiyey Timir dhacday ,Tii Guddida Abaaruhu u Soo Dhiibteyna Ku Rogtey Bakhaar Ku Yaalla Hargeysa.

0 Visits: 650 | Saturday January 21, 2017 - 19:31:51
Badhasaabka Gobolka Hawd Ibraahim Cali Xasan ayaa Timir dhacday u qabiyey Dadka ay Abaaruhu Halakeeyeen ee ku dhaqan Deegaanada Kala Duwan ee Gobolka Hawd.

Read More »