Wararka

Daawo:Nuxurkii Khubadii Madaxweynaha Somaliland Ka Soo Jeeediyey Gunaanadkii Diiwan Gelinta Codbixiyaasha

0 Visits: 513 | Monday September 26, 2016 - 16:39:31
Hargeysa(AFKA)Nuxurkii Khubadii Madaxweynaha Somaliland Ka Soo Jeeediyey Gunaanadkii Diiwan Gelinta Codbixiyaasha

Read More »

Daawo:Nuxurkii Khudbadda Guddoomiye Ciro Uu Ka Jeediyey Xidhitaankii Diiwaan-gelinta Codixiyaasha Somaliland

0 Visits: 613 | Monday September 26, 2016 - 16:21:12
Daawo:Nuxurkii Khudbadda Guddoomiye Ciro Uu Ka Jeediyey Xidhitaankii Diiwaan-gelinta Codixiyaasha Somaliland

Read More »

Daawo:Xisbiga Ucid Oo Ka Dareen celiyey Go'aankii Maxkamada Sare

0 Visits: 572 | Monday September 26, 2016 - 16:15:38
Hargeysa(AFKA)Xisbiga Ucid Oo Ka Dareen celiyey Go'aankii Maxkamada Sare

Read More »

Daawo:Maayirka Borama Oo Agab Ciyaareed Ku Wareejiyey Xulka Awdal.

0 Visits: 637 | Monday September 26, 2016 - 15:35:41
Maayirka Borama Oo Agab Ciyaareed Ku Wareejiyey Xulka Awdal.

Read More »

Daawo:Xisbiga Kulmiye Oo Si Balaadhan U Soo Dhaweeyey Go'aankii Maxkamada Sare

0 Visits: 693 | Monday September 26, 2016 - 15:21:50
Hargeysa(AFKA)Gudoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa uu sheegay in xisbiga Kulmiye soo dhaweynaayo go,aanka ay maanta maxkamada sare ka soo saartey kala qaadista labada doorasho

Read More »

Daawo:Xisbiga Wadani Oo Hadlay Go'aanka Maxkada Sare Ka Soo Saartay Kala Qaadiska Doorashada

0 Visits: 741 | Monday September 26, 2016 - 15:11:03
Hargeysa(AFKA)Xisbiga Wadani Oo Hadlay Go'aanka Maxkada Sare Ka Soo Saartay labada doorashada

Read More »

War Deg Deg Ah Daawo:Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Go,aan Ka Soo Saartay Kala Qaadista Madaxweyne Siilanyo Ku Sameeyey Labada Doorasho

0 Visits: 1039 | Monday September 26, 2016 - 14:39:47
Hargeysa(AFKA)Maxkamada Sare ee Somaliland ayaa waxaa ay go,aan kama danbeys ah ka soo saartay kala qaadista madaxweyne Siilayo ku sameeyey labada doorasho ee Wakiilada iyo Madaxtooyada . Maxkamada sare waxaa ay ogalaatey kala qaadista madaxweyne Siilayo ku sameeyey labada doorasho waxaana ay golaha…

Read More »

Maraykanka Iyo Ruushka Oo Arrinta Suuriya Isku Maandhaafsan, Iyo Eedo Ay Hawada Isu Mariyeen

0 Visits: 614 | Monday September 26, 2016 - 14:38:53
Safiirka Maraykanka u qaabilsan Qaramada Midoobay, Samantha Power, ayaa ku eedeysay Ruushka in uu been ka sheegayo howlgalada uu ka wado Suuriya.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qeybgalay Xafladda Gunaanadka Diinwaangalinta Cod-Bixiyayaasha+Sawiro

0 Visits: 685 | Monday September 26, 2016 - 13:10:50
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay munaasibad balaadhan oo Komishanka Doorashooyinka Qaranku u qabteen xidhitaanka diwaangelintii codbixiyeyaasha ee dalka ka socotay. Madaxweynaha oo halkaasi khudbad ka jeediyey

Read More »

Daawo:Marwo Faadumo Siciid Oo Xukumada Siilaanyo Eedeymo Culus U Soo Jeedisey

0 Visits: 847 | Monday September 26, 2016 - 13:02:55
Hargeysa(AFKA)Marwo Faadumo Siciid Oo Xukumada Siilaanyo Eedeymo Culus U Soo Jeedisey

Read More »

Daawo: Cali Khaliif Aflagaado Qaawan Ku Weeraray Maamulka Putland

0 Visits: 757 | Monday September 26, 2016 - 12:33:21
Cali Khaliif oo kabaha la Dulmarey Putland iyo Dawlada Xamar

Read More »

Ciidamadii Xooga kula Wareegay Xarunta Bankiga Dhexe ee Garowe oo Tabashadoodii la xaliyay

0 Visits: 920 | Monday September 26, 2016 - 09:41:28
Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee xarunta maamulka Puntilnad ayaa sheegaya in xal laga gaaray ciidamadii katirsanaa Sirdoonka Puntiland ee shalay xooga kula wareegay xarunta Bangiga dhaxe ee Garawe.

Read More »

Daawo Sawirada: Booliiska Mareykanka oo Baahiyay Muuqaalka Nin Madow ah ay Dilayaan

0 Visits: 669 | Monday September 26, 2016 - 09:38:27
Booliiska magaalada Charlotte ee dalka Maraykanka ayaa markii ugu horeesay waxa ay baahiyeen Muuqaalka nin Madow ah ay toogteen arbacadii lasoo dhaafay, waxaana toogashadan ka dhalatay rabshado xoogan.

Read More »

Kevin De Bruyne Oo Muddo Bil Ah Garoomada Ka Maqnaanaya, Dhaawiciisa Oo Ku Soo Aaday Waqti Ay City Adeegiisa Si Wayn Ugu Baahnayd Iyo Kulamada Uu Maqnaan Doono

0 Visits: 817 | Monday September 26, 2016 - 09:35:38
Tababare Pep Guardiola iyo kooxdiisa Manchester City ayaa helay war xun iyada la xaqiijiyay in xidiga qaab ciyaareedka cabiibka ah ku jiray ee Kevin De Bruyne uu muddo bil ah garoomada kaga maqnaan doono dhaawac ku soo gaadhay kulankii Swansea City.

Read More »

Antonio Conte Oo Qaar Ka Mid Ah Difaacyada Kooxdiisa Ka Diraya Stamford Bridge Kadib Guuldaradii Cuslayd Ee Kooxdiisa Ka Soo Gaadhay Arsenal

0 Visits: 1087 | Monday September 26, 2016 - 09:32:55
Tababaraha kooxda Chelsea ee Antonio Conte ayaa diyaar u ah in uu Stamfrod Bridge ka nadiifiyo difaacyada kooxdiisa ee qaab ciyaareedka liita soo bandhigay, waxaana difaacyada uu Conte u cadhaysan yahay ka mid ahBranislav Ivanovic ,Gary Cahill iyo David Luiz oo ceeb kala soo laabtay kulankii Emirates…

Read More »

Xisbiga Wadani Oo Masxaf Siyaasadeed ka furtay Tvga Kalsan iyo Dad Waynihii Oo ku jaah Wareeray

0 Visits: 805 | Monday September 26, 2016 - 08:16:39
Afka-Hargeisa Xisbiga Wadani Oo Masxaf Siyaasadeed ka furtay Tvga Kalsan iyo Dad Waynihii Oo ku jaah Wareeray

Read More »

Dhageyso-Radio Afkashacabka Warkii Caawa Oo Idinka Imanaaya Magaalada Burco Iyo Wariye Cabdirashiid Ilkacse

0 Visits: 610 | Sunday September 25, 2016 - 22:16:24
Waxaa Warka Caawa Idin Imanaya Xafiiska SHabakada AFka shacabka Ee Magaalda Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Waxaana Soo Jeedinaya Wariye Cabdirashiid Ilkacse

Read More »

Deg Deg;Warire Axmed Muuse(Sakaaro) Oo Goordhawayd Ciidanka Booliska Gobalka Togdheer Xabsiga U Taxaaben.

0 Visits: 791 | Sunday September 25, 2016 - 21:06:46
Waxaa magaalada Burco lagu xidhay maanta wariye Axmed Muuse Maxamed (Sakaaro) oo ah wariye ka hawl gala magaalada Burco.

Read More »

Daawo;;Maayir Ku Xigeenka Burco Iyo Xildhibano Kale Oo Katirsan Golaha Deganka Ee Burco Dhagax Dhigay Xarun Caafimad Ee Tullada Gorraya Xun.

0 Visits: 672 | Sunday September 25, 2016 - 20:36:29
Burco(AFKA);Maayir Ku Xigeenka Burco Iyo Xildhibano Kale Oo Katirsan Golaha Deganka Ee Burco Dhagax Dhigay Xarun Caafimad Ee Tullada Gorraya Xun.

Read More »

Daawo;;Hay'ada African Releif Oo Ceel Biyood Ka Hirgalisay Deegaanka Xariirad

0 Visits: 536 | Sunday September 25, 2016 - 20:30:46
Boorame(AFKA);Hay'ada African Releif Oo Ceel Biyood Ka Hirgalisay Deegaanka Xariirad

Read More »