Wararka

Madaxweyne Obama oo la Kulmay Madaxweynihii sida xun u caayay Hooyadiisa

0 Visits: 762 | Thursday September 08, 2016 - 15:55:21
Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama ayaa kulan kooban la qaatay Madaxweynaha dalka Filibiin Rodrigo Duterte, kaa oo dhawaan si xun u aflagaadeeyay Hooyada Dhashay Brack Obama.

Read More »

Daawo:Ururka SCDO Oo Ollale Wacyi-Gelineed Oo Ku Saabsan Gudniinka Firconiga Ka Fuliyay Magaalada Ceerigaabo

0 Visits: 533 | Thursday September 08, 2016 - 15:47:45
Ceerigabo:Ururka SCDO Oo Ollale Wacyi-Gelineed Oo Ku Saabsan Gudniinka Firconiga Ka Fuliyay Magaalada Ceerigaabo

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Togdheer Iyo Isuduwayasha Wasaradaha Ee Gobolka Oo Si Wada Jira U Tageeray Heshiiska Dp Wold Iyo Xukumadu Wada Galeen.

0 Visits: 682 | Thursday September 08, 2016 - 15:25:08
Burco(AFKA)Badhasabka Gobolka Togdheer Maxamed Aadan Qabyo Tire Iyo Isuduwayasha Wasarada Dawlada Oo Maanta Iskugu Imid Shirkoodi Tobaadlaha Ayaa Waxay ku lafa gureen Gudiyo Ka Kooban Isuduwayaal Oo Loo Samayay Ladagalanka Mandooriyaha Iyo Dardargalinta hayada Sidoo Kale Si Wada Jira Uso Dhaweeyay Heeshiska…

Read More »

Daawo:Waftigii Xukumada Somaliland Ee Heshiiska Maal Galinta Dekda Berbera Oo Dalka Ku Soo Laabatay Iyo Weedhihii Ka Yidhaahdeen

0 Visits: 507 | Thursday September 08, 2016 - 15:15:41
Hargeysa(AFKA)Waftigii Xukumada Somaliland Ee Heshiiska Maal Galinta Dekda Berbera Oo Dalka Ku Soo Laabatay Iyo Weedhihii Ka Yidhaahdeen

Read More »

Xisbiga Waddani Oo Soo Dhawayn U Sameeyay Haween Kala Socdaya Lixda Degmo Ee Gobalka Moroodi Jex+Sawiro

0 Visits: 554 | Thursday September 08, 2016 - 15:03:16
Hargaysa(AFKA)Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu saaka ka qeyb galay xaflad uu xisbigiisu ku soo dhaweynaayey haween weynaha lixda degamo ee gobalka Maroodi Jeex Hargeysa

Read More »

DAAWO: Xuseen Axmed Caydiid Oo Heshiiska Xukuumaddu Lasoo Gashay DPW Ku Tilmaamay Mid Xaraan Ah.

0 Visits: 788 | Thursday September 08, 2016 - 14:28:06
Afhayeenka Isbahaysiga Kulmiye ahna wasirki hore caddaalada somaliland Xuseen Axmed Caydiid ayaa Heshiiska Xukuumaddu Lasoo Gashay DPW Ku Tilmaamay Mid Xaraan Ah.

Read More »

War Deg Deg:Weftigii Xukuumadda U Qaabilsanaa Heshiiskii Dekeda Berbera Iyo DP World Oo Dalka Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey

0 Visits: 618 | Thursday September 08, 2016 - 14:09:46
Subaxnimadii hore ee saaka ayey ahayd markii ay weftigii xukuumadda u qaabilsanaa heshiiska Dekeda Berbera iyo DP World ee 05/08/2016 lagu kala saxeexday Dubai, ay ka soo degeen gegida diyaaraha ee Egal International Airport Hargeysa

Read More »

Madaxweynaha Dalka Gabon Oo Diiday In Dib Loo Tiriyo Codadkii Doorashada

0 Visits: 535 | Thursday September 08, 2016 - 09:08:07
Madaxweynaha dalka Gabon, Ali Bongo oo mucaaradka ay ku eedeeyeen inuu doorashada qiyaanay ayaa maanta diiday

Read More »

KENYA: Guddoomiyaha Gobolka Meru Ee Qaadka Looga Keeni Jiray Soomaaliya Oo Sheegay In Naftiisu Ay Halis Ku Jirto.

0 Visits: 789 | Thursday September 08, 2016 - 09:05:14
Sida lagu daabacay saaka barta wararka ee mid ka mid ah wargeysyada Nairobi Kenya kasoo baxa,

Read More »

Kayse Ahmed Digaale oo Damiin lagu Soo Daayey Kana hadlay Sababta Xadhigiisa iyo Qaabki Lo Xidhay

0 Visits: 920 | Thursday September 08, 2016 - 08:54:42
G/kuxigenka SOLJA ahna Agasimaha HCTV ee Togdheer oo shalay Gelinkii Danbe Xabsiga la dhigay ayaa Damin lagu so Daayey waxanu ka hadlay Qaabki lo xidhay isago qoraal ku baahiyey bartiisa Bulshada ee Facebook

Read More »

Dhegeyso-Radio Afkashacabka Warkii Caweynio Ee Oo Idinka Imanaay Magaalada Burco Waxaana Soo Jeedineysa Wariye Muna Cabdi

0 Visits: 972 | Wednesday September 07, 2016 - 20:30:22
Waxaa Warka Caawa Idin Imanaya Xafiiska SHabakada AFka shacabka Ee Magaalda Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheerl Waxaana Soo Jeedineysa Wariye Muna Cabdi

Read More »

Daawo:Dufcadii Lixaad Ee Jamacada Eelo Ee Magaalada Borame Oo Ka Qalinjabiyey Arday Tiro Badan

0 Visits: 593 | Wednesday September 07, 2016 - 20:26:03
Daawo:Dufcadii Lixaad Ee Jamacada Eelo Ee Magaalada Borame Oo Ka Qalinjabiyey Arday Tiro Badan

Read More »

Daawo:Dagaal Culus Oo Dhex Maray Ciidama Somaliya Iyo Iyo Al Shabab Oo Ku Dagaalamay Gobolka Galgaduud

0 Visits: 684 | Wednesday September 07, 2016 - 20:19:21
Dagaal Culus Oo Dhex Maray Ciidama Somaliya Iyo Iyo Al Shabab Oo Ku Dagaalamay Gobolka Galgaduud

Read More »

Top-News;Siyaasiyiinta Kasoo Jeeda Somaliland Oo Markale Qaadacay Shirka Madasha Soomaliya Baaqna U Diray Besha Calamka,

0 Visits: 443 | Wednesday September 07, 2016 - 20:04:02
Muqdisho;Siyaasiyiinta Kasoo Jeeda Somaliland Oo Markale Qaadacay Shirka Madasha Soomaliya Baaqna U Diray Besha Calamka,

Read More »

Daawo:Odayaasha Goolka Hiiraan Ee Ku Sugan Magaalada Jawhar Oo Qaadacay hirka Maamul U Sameenta Gobolka Hiiraan Iyo Shabeele

0 Visits: 550 | Wednesday September 07, 2016 - 19:20:08
Odayaasha Goolka Hiiraan Ee Ku Sugan Magaalada Jawhar Oo Qaadacay hirka Maamul U Sameenta Gobolka Hiiraan Iyo Shabeele

Read More »

Daawo;Xisbiga Wadani Oo Ugu Deeqay Dhalinyarada Berbera Agabka Sportiga Iyo Qalabka Kaluumaysiga.

0 Visits: 659 | Wednesday September 07, 2016 - 18:49:26
BerBera(AFKA)Xisbiga Wadani Oo Ugu Deeqay Dhalinyarada Berbera Agabka Sportiga Iyo Qalabka Kaluumaysiga.

Read More »

Daawo;Dhisme Casri Ah Oo Loo Dhisay Wasaarada Dekedaha Iyo Gaadiidka Ee Magaalada Boosaaso

0 Visits: 627 | Wednesday September 07, 2016 - 18:44:14
Boosaaso(AFKA)Dhisme Casri Ah Oo Loo Dhisay Wasaarada Dekedaha Iyo Gaadiidka Ee Magaalada Boosaaso

Read More »

Daawo:Mudaharaadkii Cabshada Ahaa Ee Ardayda Jamaal Cabdi Naasir Dhigeen Iyo Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Togdheer Oo Dhagaha Ka Fureestay

0 Visits: 834 | Wednesday September 07, 2016 - 17:51:30
Burco(Afka)Ardayda Maxadka Jamaal Cabdinaasir aya saka Bannaanbax Cabasho ah ka hor sameeyey Xarunta Wasaaaradda Waxbarashada ee Gobolka Togdheer, Ardaydan aya cod dheer ku sheegay inaan waxba loodhigin tan iyo intii laga soo noqday Fasax Sannadeedkii 2016 iyagoo waxbrasho la;aantaasna ku eedeeyey guddomiyaha…

Read More »

Deg Deg Ah;Gudomiye ku xigenka ururka suxufiyiinta Somaliland Solja Oo Gor Dhawayd Ciidanka Amaanka Gobalka Togdheer Xabiga U Taxaabay .

0 Visits: 763 | Wednesday September 07, 2016 - 17:49:37
Burco(AFKA)Ciidamada Booliska Gobalka togdheer ayaa xabsiga faarax omaar ee magalada burco u taxabay Gudomiye ku xigenka ururka suxufiyiinta Somaliland Solja wariye kayse ahmed digaale oo ka mid ah wariyasha rug-cadaga ah ee Somaliland,

Read More »

Daawo:Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland Oo Markii gu Horeesey Ka Hadlay mudaharadkii Ka Dhacay Magaalda Laascaanood

0 Visits: 542 | Wednesday September 07, 2016 - 17:05:19
Hargeysa(AFKA)Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland Oo Markii gu Horeesey Ka Hadlay mudaharadkii Ka Dhacay Magaalda Laascaanood

Read More »