Wararka

Dhegeyso Radio-Afkashacabka Warkii Caweysnimo Ee Caawa Iyo Wariye Raxma

0 Visits: 841 | Thursday September 01, 2016 - 18:42:00
Waxaa Warka Caawa Idin Imanaya Xafiiska SHabakada AFka shacabka Ee Magaalda Brco Waxaana Soo Jeedineysa Raxma Qaasali

Read More »

War Deg Deg Ah:Wasiirka Warfaafinta Somaliya Oo Ka Hadlay Dagaalka Socda Gobolka Sanaag Ee Somaliland

0 Visits: 873 | Thursday September 01, 2016 - 18:37:10
Mqdisho(AFKA)Wasiirka Warfaafinta Somaliya Oo Ka Hadlay Dagaalka Socda Gobolka Sanaag Ee Somaliladn

Read More »

"Wasiirka Madaxtooyadu waa Masuulka ugu Musuqa Iyo Beenta Badan Xukuumadda Siilaanyo" xildhibaan xoog

0 Visits: 620 | Thursday September 01, 2016 - 17:41:21
Hargaysa(AFKA)Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Cabdiraxmaan Xoog), oo ka mida Mudanayaasha golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Maxamuud Xaashi ku tilmaamay qofkii ugu Musuq-maasuqa badnaa, waxaannu sheegay innuu ilaa Lix Shirkaddood ku leeyahay Wasaaradda Duulista…

Read More »

Daawo:Dugsi Cusub Oo Loogu Magac Daray Suldaan Maxamed Sul.Faarax Oo Hargaysa Laga Furay

0 Visits: 531 | Thursday September 01, 2016 - 16:42:25
Dugsi Cusub Oo Loogu Magac Daray Suldaan Maxamed Sul.Faarax Oo Hargaysa Laga Furay

Read More »

Daawo:Xafladii Qalinjabinta Dufcadii 6aad ee Ka Qalin Jabisa Machadka Culuumta Shareecada Ee Ibnu Kasiir

0 Visits: 753 | Thursday September 01, 2016 - 16:34:05
Ceerigaabo(AFKA)Xafladii Qalinjabinta Dufcadii 6aad ee Ka Qalin Jabisa Machadka Culuumta Shareecada Ee Ibnu Kasii

Read More »

Daawo:Wassarada Waxbarashada Oo So Bandhigtay Manhajkii Midayn Laha Dugsiyada Waxbarashada

0 Visits: 554 | Thursday September 01, 2016 - 16:26:56
Hargeysa(AFKA)Wassarada Waxbarashada Oo So Bandhigtay Manhajkii Midayn Laha Dugsiyada Waxbarashada

Read More »

"Sicid M Gahar Waxa ILAHAY KA CABSO ku Xidhay Wasiirka Madaxtoyada, Haddi Taas la isku Xidhayo Annaga iminka leh Ilaahay ka Cabso "Barkhad Jama Hirsi

0 Visits: 1111 | Thursday September 01, 2016 - 16:21:52
Xoghayaha Caddaalada ee Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI Barkhad Jaamac Xirsi, ayaa Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi ku eedeeyay Xadhigga qoraa Siciid Maxamuud Gaheyr oo muddo toban Maalmood ka badan ku xidhan Hargeysa.

Read More »

Daawo:Guddoomiyha Gudida Arimaha Bulshada Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Fariin Culus U Direy Maayirka Hargeysa

0 Visits: 703 | Thursday September 01, 2016 - 15:43:40
Daawo:Guddoomiyha Gdida ARimaha Bulshada Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Fariin Culus U Direy Maayirka Hargeysa

Read More »

Daawo:Guddoomiyha Gdida ARimaha Bulshada Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Fariin Culus U Direy Maayirka Hargeysa

0 Visits: 502 | Thursday September 01, 2016 - 15:43:40
Daawo:Guddoomiyha Gdida ARimaha Bulshada Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Fariin Culus U Direy Maayirka Hargeysa

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Guddi Hoosaadka Ee Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Ka Hadlay Xeerka maydhitaanka lacagaha oo khuseeya hanaanka xawilaadaha lacagaha,

0 Visits: 466 | Thursday September 01, 2016 - 15:41:56
Hargaysa(AFKA)Gudoomiyaha Guddi Hoosaadka Ee Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Ka Hadlay Xeerka maydhitaanka lacagaha Oo khuseeya hanaanka xawilaadaha lacagaha,

Read More »

Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Somliland Oo Ka Hadlay Dagaal Ka Dhacay Gobolka Sanaag Oo Sababay Khaasre Badan

0 Visits: 591 | Thursday September 01, 2016 - 15:23:39
Hargeysa(AFKA)Wasiirka Arimaha Gudaha Somliland Oo Ka Hadlay Dagaal Ka Dhacay Gobolka Sanaag Oo Sababay Khaasre Badan

Read More »

Daawo:Xildhibaanada Golaha Wakiilada Iyo Guurtida Ugu Jira Gobolada Galbeedka Somaliland Oo Afka Furay Maxayse Ka Hadleen?

0 Visits: 740 | Thursday September 01, 2016 - 15:21:17
Borame(AFKA)Xildhibaanada Golaha Wakiilada Iyo Guurtida Ugu Jira Gobolada Galbeedka Somaliland Oo Afka Furay Maxayse Ka Hadleen

Read More »

Daawo;Dugsiga Cabdale Guul Oo Qabsaday Xafladiisi furitaanka Sanad Dugsiyedka Cusub 2016/2017

0 Visits: 471 | Thursday September 01, 2016 - 15:17:52
Hargaysa(AFKA)Sanad Dugsiyeedka Cusub Ee Cabdale Guul Oo La Daah Furay

Read More »

Warbixin: Lacagta Ay Koox Walba Oo Premier League Ah Qarashgareysay Xagaagan, Kooxdee Faa'ido Sameysay? Kooxdee Lacagta Ugu Badan Qarashgareysay?

0 Visits: 893 | Thursday September 01, 2016 - 15:11:38
Kooxaha Premier League ayaa qarashgareeyay 1.75 bilyan ginni intii uu furnaa suuqa kala iibsiga xagaaga, waana markii ugu horeysay abid ee ay dhaafaan 1 bilyan ginni.

Read More »

Daawo;Dugsiga Jiil Al Jadiid Oo Qabsaday Xaflada Furitaanka Sanad Dugsiyeedka

0 Visits: 867 | Thursday September 01, 2016 - 15:05:56
Hargaysa(AFKA)Dugsiga Jiil Al Jadiid Oo Qabsaday Xaflada Furitaanka Sanad Dugsiyeedka

Read More »

Daawo:Nuxurkii Khudbadii Gudoomiyaha Gobolka Gabiley U Ka Jeediyey Jaamacada timada Cade Ee Magaalada Gabiley

0 Visits: 554 | Thursday September 01, 2016 - 15:03:45
Gabiley(AFKA)Nuxurkii Khudbadii Gudoomiyaha Gobolka Gabiley U Ka Jeediyey Jaamacada timada Cade Ee Magaalada Gabiley

Read More »

Daawo:Abwaan Farxaan Ismaciil (Maal) Oo Gabay Qiimo Badan Madaxweynaha Somliland U Tiriyey

0 Visits: 752 | Thursday September 01, 2016 - 15:03:40
Gabiley(AFKA)Abwaan Farxaan Ismaciil (Maal) Oo Gabay Qiimo Badan Madaxweynaha Somliland U Tiriyey

Read More »

Daawo;Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Fikirkooda Ku Aadan Degaanada lixda goobe ee laga qabanayo diwaangalinta Iyo Mawqifkooda.

0 Visits: 628 | Thursday September 01, 2016 - 13:50:24
Hargeysa(AFKA)Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Fikirkooda Ku Aadan Degaanada lixda goobe ee laga qabanayo diwaangalinta Iyo Mawqifkooda.

Read More »

Topnews:Deg-Deg Cadceeda Oo Madoobaatay Laga Dareemey Soaliladn Iyo Bulashada Oo Cabsi Weyn Ka Qaaday Iyo Salaada Jaamicada oo looga dareeray masaajidada

0 Visits: 1407 | Thursday September 01, 2016 - 12:35:54
Waxa goor dhaweyd laga ogaaday magaalooyinka Hargeysa Iyon Burco in ay ka dhacday cadceed madoobaad waxaana looga dareeray Masaajidada magaalada burco salaada Jaamicada.

Read More »

Madaxwayne Siilaanyo Iyo Beesha Caalamka Oo Si Weyn Iskugu Maandhaafsan Kala Qaadista Labada Doorasho Ee Madaxtooyadda Iyo Golaha Wakiiladda Somaliland

0 Visits: 607 | Thursday September 01, 2016 - 12:15:23
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo wadamada beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland, ayaa si adag isugu maandhaafsan kala qaadista labada doorasho ee madaxtooyada iyo golaha wakiilada oo hore la iskugu raacay inay wada jir u qabsoomaan March…

Read More »