Wararka

Daawo:Gudoomiyha Cusub Ee Gobolka Sool Oo Xilkii La Wareegay Iyo Dareenkii Shcaabka Sool Ku Soo Dhaweeyeen

0 Visits: 614 | Wednesday August 31, 2016 - 16:34:03
Laascaanood(AFKA)Gudoomiyha Cusub Ee Gobolka Sool Oo Xilkii La Wareegay Iyo Dareenkii Shcaabka Sool Ku Soo Dhaweeyeen

Read More »

Daawo:Wajigii Koowaad Ee Diiwangelinta Gobolka Sool Oo La Soo Gabagabeeye

0 Visits: 713 | Wednesday August 31, 2016 - 16:09:09
Laascanood(AFKA)Wajigii Koowaad Ee Diiwangelinta Gobolka Sool Oo La Soo Gabagabeeye

Read More »

Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb Galay Qalinbintii Dufcadii 4aad Jaamacada Tima Cade Ka Qalin jabinsay Ee Gobolka Gabiley

0 Visits: 584 | Wednesday August 31, 2016 - 15:58:07
Gabiley(AFKA)Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Iyo Weft Balaadhan Oo Hogaaminaayo AYaa Ka Qay Galay Munaasibad Ay Ku Qalin Jabinayeen Arday Ka Baxday Jaamacada Timada Ee Gobola Gabiley

Read More »

Daawo:Gudoomiyah Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Oo Kormeerka Ku Tagay Goobaha Diwaangelinta Gobolka Buhoodle

0 Visits: 599 | Wednesday August 31, 2016 - 15:42:35
Qorilugud(AFKA)Gudoomiyah Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Oo Kormeerka Ku Tagay Goobaha Diwaangelinta Gobolka Buhoodle

Read More »

Daawo:Dawlada Somaliya Oo Ku Dhawaaqday Bilawga Maamul Usamaynta Hiiraan Iyo Shabeelada Dhexe

0 Visits: 586 | Wednesday August 31, 2016 - 15:37:47
Muqdisho(AFKA)Dawlada Somaliya Oo Ku Dhawaaqday Bilawga Maamul Usamaynta Hiiraan Iyo Shabeelada Dhexe

Read More »

Daawo:Wakiilka IGAD Ee Somaliya Oo Canbaareeyay Weerarkii Hotel SYL Ee Muqdisho

0 Visits: 570 | Wednesday August 31, 2016 - 15:35:56
Wakiilka IGAD Ee Somaliya Oo Canbaareeyay Weerarkii Hotel SYL Ee Muqdisho

Read More »

War Deg deg:: Gaadhi Yar Oo Ku Dhacey Duleedka Magaaladda Berbera

0 Visits: 742 | Wednesday August 31, 2016 - 15:16:09
Muqaalkan Koobani Waxa Uu ahaa Gaadhi Yar Oo Ku dhacay Duleedka Berbera Kuna Geeriyooday Alle Naxariiste Cabdi dheere Oo Ka Tirsanaa Ciidamada Booliska Berbera Afar (4) Qof Kalena Ku dhaawacmeen.

Read More »

Daawo:Nuxurka Khudbadii Madaxweynaha Somaliland U Jeediyay Ardayda Jaamacada Timada Cade Ee Gobolka Gebilay

0 Visits: 501 | Wednesday August 31, 2016 - 15:07:02
Hargeysa(AFKA)Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo AYaa Ka Qay Galay Munaasibad Ay Ku Qalin Jabinayeen Arday Ka Baxday Jaamacada Timada Ee Gobola Gbiley

Read More »

Dowladda Mareykanka oo dhaqaale ku bixineysa tayaynta Waxbarshadda Soomaaliya

0 Visits: 564 | Wednesday August 31, 2016 - 15:07:00
Muqdisho(AFKA)) Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah u saxiixday heshiis lagu taageeyrayso tayaynta waxbarashada xarumaha waxbarshadda ee dalka somaliya iyadoo u soo marayso Hay'adda horumarinta caalamiga ah ee USAID waxa goob joog ka ahaa

Read More »

Daawo:Wasiir Ku Xigeenka Amniga Ee Wasarada Arimaha Gudaha Oo Si Adag Udhalilay Gudoomiyaha Xisbiga

0 Visits: 656 | Wednesday August 31, 2016 - 14:43:30
Hargeysa(AFKA)Wasiirku Xigeenka Gobolada Iyo Degmooyinka Ee Waaarada Arimaha Gudaha Somaliland Ayaa Si Adag Uga Jawaabay Hadal Kasoo Yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Cirro.

Read More »

Daawo:Wasiiru Dawlaha Cusub Ee Arimaha Dibada Ee Somaliland Oo Xilkii La Wareegey

0 Visits: 598 | Wednesday August 31, 2016 - 14:43:27
Hargeysa(AFKA)Wasiiru Dawlaha Cusub Ee Arimaha Dibada Ee Somaliland Oo Xilkii La Wareegey

Read More »

Ciidanka Dabdemiksa Caasimada Oo Maanta Kormeer Ku Tagay Hargeisa International Hospital.

0 Visits: 833 | Wednesday August 31, 2016 - 14:37:39
Ciidanka Dabdemiska Caasimada Magaalada Hargeysa ayaa maanta kormeer ku tagey Hargeisa international Hospital oo ku yaala xaafada Masalaha ee magalada Hargeysa.

Read More »

Qeybo Ka Tirsan Suuqyada Xaafada Islii Ee Nairobi Oo Maanta Xidhan

0 Visits: 651 | Wednesday August 31, 2016 - 14:37:37
Cabasho ganacsi la xiriirta awgeed ayaa maanta waxaa xiran qeybo badan oo ka tirsan suuqa weyn ee xaafada Islii. Dukaamo badan ayaa maanta aan la furin oo xiran. Ganacsatada ayaa waxaa ay cabasho ka keeneen in dawlada hoose ee Nairobi aysan khadamaad badan siin xaafadaa oo wax sidaa u buuran aysan ka…

Read More »

War Deg Deg Ah:Madaxweynaha Somaliland Oo Socdaal Ugu Baxay Gobolada Galbeedka Soaliland Iyo Ujeeda Socdalkiisa

0 Visits: 1298 | Wednesday August 31, 2016 - 10:01:17
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu saaka safar ugu baxay gobalada galbeedka Somaliland .

Read More »

Biyaha, Hilibka, Iyo Bariiska Oo Cunistooda La Isku Badiyaa Waxa Ay Keentaa Caafimaad Darro Tiro Badan

0 Visits: 1447 | Wednesday August 31, 2016 - 09:51:41
Culimada ku xeeldheer caafimaadka cuntadu waxa ay mar kasta ku taliyaan qof kastaa uu iska hubiyo saamaynta caafimaad ee ay yeelan karto cuntada uu cunayaa, iyo in xaddiga uu ka cunayaa uu noqdo mid xaddidan, maadaama oo ku talax tagga cuntooyinka qaarkooday keeni karaan xaalado caafimaad darro.

Read More »

Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Iyo Maareeyaha Cusub Ee Dekeda Berbera Oo Safar Ugu Baxay Dalka Imaaraadka Iyo Ujeedada Socdaalkoodu Daaran Yahay

0 Visits: 722 | Wednesday August 31, 2016 - 09:48:11
Saddex xubnood oo kamid ah golaha wasiiradda Somaliland iyo maareeyaha cusub ee dekeda magaalada berbera ayaa wararku sheegayaan in safar ugu baxeen dalka imaaraadka carabta gaar ahaana magaalada Dubai.

Read More »

Wasiirka Arimaha Afrika ee Ingiriiska oo cambaareeyay qaraxiii shalay kadhacay Muqdisho

0 Visits: 563 | Wednesday August 31, 2016 - 09:41:02
Waziirka Arimaha Bariga Dhexe iyo Afrika ee dawlada Ingiriiska, Tobias Ellwood ayaa cambaareeyay qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho.

Read More »

Puntland Oo Shaacisay Magacyada Shan Xubnood Oo Ay Ku Sheegtay Maskaxdii Qorsheysay Qaraxii Gaalkacayo.

0 Visits: 540 | Wednesday August 31, 2016 - 08:35:05
(AFKA-Garoowe)-Maamul-gobolleedka Bariga Soomaaliya Ee Puntland, ayaa maalintii shalay soo bandhigay magacyada shan xubnood oo kamid ahaa kooxo ay sheegeen in ay ka dembeeyeen qaraxyadii dhiig badan daadiyey ee laba toddobaad ka hor ka dhacay magaallada Gaal-kacayo ee gobolka Mudug.

Read More »

RASMI: Xidhiidhka Kubbada Cagta Ingiriiska Ee FA-ga Oo Dacwad Ku Soo Oogay Sergio Aguero Iyo Aguero Oo Udhaw In Uu Seego Kulankan Manchester Derby

0 Visits: 1020 | Wednesday August 31, 2016 - 08:30:30
Xidhiidhka kubbada cagta Ingiriiska ee FA-ga ayaa hadda dacwad ku soo oogay gool dhaliyaha kooxda Manchester City ee Sergio Aguero kadib markii uu xusul ama jiqilkiisa ku dhuftay difaaca kooxda West Ham United eeWinston Reid. Aguero ayaa haddaba halis wayn ugu jira in uu seego kulanka Manchester Derby.

Read More »

Weerar Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay Safaaradda Shiinaha Ee Dalka Kyrgyzstan.

0 Visits: 537 | Wednesday August 31, 2016 - 08:25:31
(AFKA-Bishek)-Weerar ismiidaamin ah ayaa lagu qaaday Safaaradda Shiinaha ee magaalada Bishek ee Caasimada dalka Kyrgyzstan ee dhaca bartamaha Aasiya, iyadoo qaraxan loo adeegsaday gaari uu waday qof naftii hure ah.

Read More »