Wararka

Burburka Jidadka Magaaladda Hargeysa Oo Sii Kordhaya Iyo Habacsanaanta Ka Muuqata Hay'addihii Dayactirkooda Qaranka U Qaabilsanaa

0 Visits: 665 | Saturday August 27, 2016 - 10:23:42
Jidadka halbawlaha ah ee aadka loo isticmaalo ee Caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa maalinba maalinta ka dambaysa Waajahaya Burbur Balaadhan,waxaana gabi ahaanba fadhiid noqday oo laga dayrinayaa Hay'addihii dayactiri lahaa ee shaqadaasi qaranka u hayay.

Read More »

Xog Culus:Akhri Magacyada Wasiirada Aanay Marna Taaban Seefta Isku Shaandheynta Madaxweyne Siilaanyo

0 Visits: 919 | Saturday August 27, 2016 - 10:12:19
Hargeysa(AFKA)Madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu golihiisii wasiirada ugu horeysay ee xukuumadiisa uu magcaabey 07.28.2010 isla markaana waxaa ay xukuumadaasi ka koobneyd 20 Wasiir iyo 6 Wasiir ku xigeen.

Read More »

Qaxoonti Badan Oo Ka Soo Qul-Qulaya Dalka Itoobiya Oo Ka Soo Talaabaya Xuduuda, Somaliland, Qaylo Dhaanta Shacabka Iyo Mooganaanta Xukuumadda

0 Visits: 980 | Saturday August 27, 2016 - 10:06:21
Hargeysa(AFKA)Qaxootigii ugu tirada badnaa ee ka soo yaacaya dagaaladda Dalka Itoobiya gudihiisa ka soo socda ayaa bishii u dambaysay si xawli ah ugu soo qul qulaya Somaliland iyagoo ka soo talaabaya Xuduudaha ay wadaagaan Somaliland iyo Itoobiya,waxa ay Qaxoontigaasi intooda badan ku hakanayaan Caasimada…

Read More »

Hordhac: Hull City v Manchester United – Kooxdee La Gaadhsiin Doonaa Guuldaradii Ugu Horeysay Xagaagan EPL-ka

0 Visits: 863 | Saturday August 27, 2016 - 10:00:00
Hull City iyo Manchester United ayaa ka mid ah afar kooxood oo s 100% ah ku bilowday horyaalka Ingiriiska xagaagan markii ay guleysteen labadii kulan ee ay ciyaareen, balse mid kamid ah ayaa laga tuuri doonaa fooqa sare mana ka reebana iney isu dhinac dhacaan.

Read More »

Hordhac: Chelsea vs Burnley: Conte Oo Rajeynaya Guushiisii Sadexaad Ee EPL-ka,

0 Visits: 858 | Saturday August 27, 2016 - 09:43:59
Chelsea ayaa rajeyneysa iney sii adkeyso loolanka ay ugu jirto horyaalka Premier League-ga marka ay Stamford Bridge galabta kuso dhaweyso Burnley.

Read More »

Shir Madaxeedka Afrika Iyo Japan Oo Maanta Ka Furmaya Magaalada Nairobi.

0 Visits: 529 | Saturday August 27, 2016 - 09:00:07
Waxaa maanta oo Sabti ah ka furmaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya Shir madaxeedka Afrika iyo Japan, kaasoo ah shirkii lixaad ee loogu magac daray TICAD ee Japan iyo Afrika ay yeeshaan.

Read More »

Daawo: Sheekh Aadan Siiro oo ka hadlay Ummada Hogaankedu Beenta Caadaysto iyo Cawaaqibka ka dhasha

0 Visits: 609 | Saturday August 27, 2016 - 08:28:14
Sheekha caanka ah ee sida weyn loo dhagaysto, Sheekh Aadan Xaji Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro) ayaa khudbadii Jimcaha ku soo qaatay jabka ummaduhu jabaan iyo waxa dhaliya.

Read More »

Daawo: Barnaamijka Qanci Dadkaaga oo uu Marti ku ahaa Maayarka Caasimadda Soltelco

0 Visits: 1944 | Saturday August 27, 2016 - 08:07:05
Maayar Cabdiraxman Soltelco ayaa Su'aalo lagu Boobay isla markasna si miisaaman ugu jawabay dadki su'aalaha waydiinayey

Read More »

Daawo:Nuxurkii Khubadii Gudoomiyaha Jaamacada Golis Faraceeeda Magalada Burco Ka Jeediyey Madal Ilyartu Is Qabatay

0 Visits: 1464 | Friday August 26, 2016 - 18:05:52
Burco(AFKA)Gudoomiyaha Jaamacada Golis Ee Farceedda Magaalada Burco Cabdixakiin Maxamed Cabdilaahi AYaa Madal Lagu Diiri Galinaayey ardaydii Sanadkan K Baxday Dusgsiyada Sare Ayaa Waxa Uu U Balan Qaaday Inuu Muunasiba U Qaban Doono Arday Sandkan Soo Baxday Iyo Gdoomiyah Gobolka Togdheer Oo uu Tilmaamay…

Read More »

Daawo;Wasiiru Dawlaha W/Barashada Somaliland Oo Kormeer Kusameyay Goobaha Ay Diiwan Galinta Ka Socoto Ee Gobalka Saraar

0 Visits: 813 | Friday August 26, 2016 - 17:18:06
Caynaba(Afka)Wasiiru Dawlaha W/Barashada Somaliland Ayaa Kormeer Kusameyay Goobaha Ay Diiwan Galinta Ka Socoto Gobalka Saraar

Read More »

Daawo:Wasiira Warfaafinta Somaliland Oo Quluubta Shacabka Gobolka Daadd Madheedh Ruxay Muxuuse Ku Yidhi?

0 Visits: 673 | Friday August 26, 2016 - 17:14:48
Oodweyne(AFKA)Wasiira Warfaafinta Somaliland Oo Quluubta Shacabka Gobolka Daadd Madheedh Ruxay Muxuuse Ku Yidhi?

Read More »

Daawo;Xidiga Henry Oo Loo Magacaabay Tababare Ku Xigeenka Xulka Dalka Bulgiumka

0 Visits: 507 | Friday August 26, 2016 - 17:10:49
Xidiga Henry Oo Loo Magacaabay Tababare Ku Xigeenka Xulka Dalka Bulgiumka

Read More »

Daawo;Khudbada Guddoomiyaha Jaamacadda Al Najax Ka Jeediyey Munaasibadii Lagu Abaal Marinaayey Ardaydii Kaalmaha Ka Gashay Imtixaanaadkii Somaliland.

0 Visits: 699 | Friday August 26, 2016 - 16:35:22
Burco(AFKA)Guddoomiyaha Jaamacadda Al Najax Oo Arrimo Yaableh Kusoo Bandhigay Munaasibadii Lagu Abaal Marinaayey Ardaydii Kaalmaha Hore Ka Gashay Imtixaanaadkii Somaliland.

Read More »

Daawo:Cuqaasha iyo Waxgaradka Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal Somaliland Oo Faiin Culus U Diray Madaxweyne Siilaanyo

0 Visits: 583 | Friday August 26, 2016 - 16:22:44
Daawo:Cuqaasha iyo Waxgaradka Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal Somaliland Oo Faiin Culus U Diray Madaxweyne Siilaanyo

Read More »

Daawo;Xildhibaanad Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliya Oo Kulan La Qaadatay Waxgaradka Iyo DHalinyarada Magaalada Kismaayo

0 Visits: 587 | Friday August 26, 2016 - 16:18:38
Kismaayo(AFKA):Xildhibaanad Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliya Oo Kulan La Qaadatay Waxgaradka Iyo DHalinyarada Magaalada Kismaayo

Read More »

Daawo;Wasiirka Dib U Dajinta Somaliland Iyo Gudoomiyaha Gobolka Saraar Oo Kormeer Ku Tagay Deegaano Ay Ka Socoto Diiwaangalintu

0 Visits: 581 | Friday August 26, 2016 - 16:10:07
Caynab(AFKA)Wasiirka wasaaradda dib u dajinta Somaliland iyo gudoomiyaha gobolka saraar ayaa maanta kormeer ku tagay deegaano ka tirsan gobolka oo ay ka socoto diiwaangalinta codbixiyayaashu

Read More »

Daawo:"Balantii Aan Wada Galnay Ardayda Dugsiyada Sare Ee Gobolka Togdheer Way Kasoo Baxeen Ana Waan Kasoo Baxay Balantaydii " Gudoomiyaha Togdheer

0 Visits: 669 | Friday August 26, 2016 - 16:08:33
"Balantii Aan Wada Galnay Ardayda Dugsiyada Sare Ee Gobolka Togdheer Way Kasoo Baxeen Ana Waan Kasoo Baxay Balantaydii " Gudoomiyaha Togdheer

Read More »

Daawo:"Hargeysi Waxay Qaadaysey Tacliintii Baxsatoo Burcoy Qabatay Facebook Ma Ku Baadi Doona "Gudoomiyaha Imtixaandka Qaranka

0 Visits: 1692 | Friday August 26, 2016 - 15:58:23
Burco(AFKA)Gudoomiyha Imtixaandka Qaranka Soamliland Ayaa Madal ilyart Is Qabatay Oo Ardaydii Ugu Sareesay Somaliland Ee Ka Soo Jeeday Gobolka Togdheer Waxaanu Bulshada Reer Burco Ugu Hambalyey Kaalmahay Ka Galeen Imtixaandkii Qaranka "Hargeysi Waxay Qaadeysey Tacliintii Baxsatoo Burcoy Qabatay…

Read More »

Daawo:Wasiirka Kheyraadka Biyaha Somaliland Oo Kormeer Ku Tagey Riiga Gambadha Warbixina Ka Dhageystay Hawl-Wadeenada Gacanta Ku Haya

0 Visits: 583 | Friday August 26, 2016 - 15:51:15
Laascaanood(AFKA)Wasiirka Kheyraadka Biyaha Somaliland Oo Kormeer Ku Tagey Riiga Gambadha Warbixina Ka Dhageystay Hawl-Wadeenada Gacanta Ku Haya.

Read More »

"Caawa Waxa II Muuqatay Iney Burco Ooda Soo Jabsatay Oo Meelna Ka Tageen" Wasiir Ku Xigeen Gaashandhiga Somliland

0 Visits: 1530 | Friday August 26, 2016 - 15:23:57
Munaasibada Balaadhan Loo Galu Dhiiri Galinaayey Arday Dugsiyada Gobolka Togdheer Guul Taarikhiya Ka Soo Hooyey Ayaa Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Gaadhan Dhiga Somaliland Waxa Bulshada Reer Burco Kula Kafmay Iney Reer Burco Dala Waxba U Reeben ""Caawa Waxa II Muuqatay Iney Burco Ooda Soo Jabsatay…

Read More »