Wararka

Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Badhasaabkii Dhawaan Laga Soo Baddalay Gobolka Sool

0 Visits: 1476 | Tuesday August 23, 2016 - 12:07:07
Laascaanood(AFKA)Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi Cirro ayaa waxaa uu luuqaddii ugu adkeyd ugu jawaabey guddoomiyaha gobalka Sool Mustafe Shiine oo dhawaan Madaxweynuhu u badalay Guddoomiyaha Gobolka Awdal

Read More »

Faysal Cali Waraabe Oo Cali Warancadde Ku Tilmaamay Ninkii Somaliland Ugu Kursi Iyo Xil Jeclaa, Madaxweyne ku Xigeenkana Ugu Baaqay In Uu Kursiga Banneeyo

0 Visits: 973 | Tuesday August 23, 2016 - 11:16:46
Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Deeganada Somaliland ugu baaqay in ay isu hanneeyaan kuraasta iyo xil qaybsiga dawladnimo iyo wax wada yeelashada isaga oo Gobolada Dhexe iyo Gobolka Awdal

Read More »

Xog Culus:Wasiir Kamida Xukuumadda Siilanyo Oo Marwada Qaranka La Doonto Hawl Aanay Shaqo Ku Lahayn, Sheegayna In Ay Xeererka Dalka Wax Ka Samayso

0 Visits: 1291 | Tuesday August 23, 2016 - 11:01:28
Hargeysa(AFKA)Wasiirka Wasaaradda Warshadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse ayaa ku dhawaaqay arrin layaab leh oo ku cusub milgaha dawladnimo ee Somaliland kadib markii uu sheegay in Marwada Qaranka Somaliland Marwo Aamina Xaaji Maxamuud Jirde (Aamina Waris) ay gacanta ku hayso mid ka mid ah xeerarka…

Read More »

Wasiirka Cusub Ee Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Waramay Wada Hadalada Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Iyo Diiwaangalinta Gobolka Sool

0 Visits: 623 | Tuesday August 23, 2016 - 10:48:32
Wasiirka cusub ee wasaarada arimha gudaha Somaliland Prof Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa waraysi kooban oo uu siiyay wargeyska Geeska Africa waxa uu kaga hadlay sida uu u arko xilka loo magacaabay,wada hadalada u bilaabmay dawlada Somaliland iyo kooxda Khaatumo iyo qodobo kale.

Read More »

Dhakhaatiir Iyo Aqoonyahanno Hambalyo Iyo Duco U Diraya Wasiirka Ganacsiga Iyo Maalgashiga Caalamiga Ah

0 Visits: 1068 | Tuesday August 23, 2016 - 10:36:39
Isku shaandhayntii uu dhowaan madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ku sameeyey xukuumadda, masuuliyiinta cusub ee uu golihiisa

Read More »

Daawo:Barnaamij "Somaliya Iyo S/land Waa Laba Jamuuriyadood Oo Isku Darsaday 1960kii" Siyaasinta Iyo Wax Garadka Ka Soo Jeeda Somaliland Ee Ku Sugan Somaliya

0 Visits: 754 | Tuesday August 23, 2016 - 10:26:56
Muqdisho(AFKA)Siyaasinta Iyo Wax Garadka Ka Soo Jeeda Somaliland Ee Ku Sugan Somaliya Oo Sheegay Somaliya Iyo S/land Iney Ahad Jamuuriyadood Oo Isku Darsaday 1960kii

Read More »

Maxaad Kala Socotaa Goolashii Ramsey Ee Shilalka iyo Dhimashadu Garab Socdeen Tan Iyo Sanadkii 2011?

0 Visits: 873 | Tuesday August 23, 2016 - 10:25:11
Geeridu waa xaq waana shay ku xidhan xukunka ilaahay aadamuhuna waxa uu geeriyoodaa marka ay ajashiisu dhamaato, ajashaas oo xiligeeda ilaahay'uun garanaayo mana aha wax ku xidhan xaalado maskaxda bini'aadamku suurayn karto. Wallow hadana Tamar darida

Read More »

Daawo:Aamina Saado Ka Mid Ah Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Oo Bulshada Gobolka Saraar Ku Boorisay Inay Is Diiwaan Galiyaan

0 Visits: 419 | Tuesday August 23, 2016 - 10:19:47
Caynaba(AFKA)Aamina Saado Ka Mid Ah Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Oo Bulshada Gobolka Saraar Ku Boorisay Inay Is Diiwaan Galiyaan

Read More »

War Deg Deg:Qoys Somaliya Oo Degan Dalka Sweden Weerer Banbaamo Lagu Qaaday Sababayna Dhimasho

0 Visits: 758 | Tuesday August 23, 2016 - 10:13:05
Wararka ka imaanaya magaalada Gothenburg oo ah Caasimada labaad ee dalka Sweden ayaa sheegaya in xalay Weerar Bambaano oo dhaliyay Khasaare dhimasho lagu qaaday Guri ay degnaayeen Qoys Soomaaliyeed.

Read More »

Madaxweynaha Jubaland iyo Ergayga Qaramada Midoobey Oo shir jaraa'id wadajir Ku Qabtay Kismaayo Maxayse Ka Hadleen?

0 Visits: 519 | Tuesday August 23, 2016 - 10:06:29
Madaxweynaha Jubbalanad, Axmed Madoobe iyo Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya danjire Michael Keating ayaa maanta si wadajir ah ugula hadlay saxaafada aqalka martida ee Magaalada Kismaayo.

Read More »

Hordhac: Chelsea v Bristol Rovers: Blues Oo Muddo 20 Sano Kadib Ciyaareysa Wareega Labaad Ee League Cup-ka

0 Visits: 938 | Tuesday August 23, 2016 - 10:02:42
Chelsea ayaa caawa ciyaareysa tartanka League Cup-ka wareegiisa labaad iyadoo soo dhaweyneysa kooxda heerarka hoose eeBristol Rovers.

Read More »

War Deg Deg:Diwaan Gelinta Codbixiyayaasha Ee Gobolka Saraar Oo Aanay Saaka Ka Bilaaban Maxaa Sababay?

0 Visits: 714 | Tuesday August 23, 2016 - 09:56:06
magaalada laascaanod ee xarunta gobolka sool oo laga daah furay diiwaan gelinta codbixiyayaasha soomaliland maalintii axadii la soo dhaafay Oo lagu rajo waynaa in ay diwaan gelintu ka qabsoonto gobolada sool, saraar iyo gobolka buhoodle

Read More »

Ugaas C/llaahi Ciise Nuur oo Aas aad u ballaadhan loogu sameeyay Deegaanka Boocame+Sawiro

0 Visits: 1186 | Monday August 22, 2016 - 19:32:09
Aas weyn ayaa loogu sameeyay Allaha u naxariistee Ugaas C/laahi Ciise Nuur Degmada Boocame oo 75-km Bari kaga beegan Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.

Read More »

Dowlada federaalka oo sheegtay in loo diiday soo daabacashada lacago cusub oo Shillin Soomaali ah

0 Visits: 631 | Monday August 22, 2016 - 19:24:47
Wasiirka Qorsheynta Xukuumada Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Shiikh Cali Yuusuf (Ceynte) ayaa ka waramaya sababaha ay dowladiisa u soo daabici weysay lacago cusub oo shilin Soomaali ah iyo duruufaha ka hor taagan arintaas.

Read More »

Maariyihii Hore Ee Dekada Berbera Eng;Cali Xoor-xoor Oo Markii Uhoraysay Ka Hadlay Sida Uu Arko Xilka Qadistiisa

0 Visits: 1088 | Monday August 22, 2016 - 19:16:47
Maareeyihii hore ee dekedda Berbera Md Cali Cumar Maxamuud(xoor-xoor), ayaa markii ugu horraysay ka hadlay arrimo ku saabsan xilka-qaadistii uu dhawaan ku sameeyey madaxweyne Siilaanyo, waxana uu hooos u dhigay wararka sheegaya inuu khilaaf jira dartii shaqada uga tegay.

Read More »

Daawo:Golaha Gurtida Somaliland Oo Su'aalo Kawaydiyey Habdhaqanka Dhalinyarada Dalka

0 Visits: 692 | Monday August 22, 2016 - 18:53:10
Golaha Gurtida Somaliland Oo Su'aalo Kawaydiyey Habdhaqanka Dhalinyarada Dalka +Wasiirka Oo Si Fah Faahsan Uga Jawabay

Read More »

Madaxweynaha Jubaland iyo Ergayga QM oo shir jaraa'id wadajir ugu Qabtay Kismaayo

0 Visits: 575 | Monday August 22, 2016 - 18:12:13
Madaxweynaha Jubbalanad, Axmed Madoobe iyo Wakiilka QM ee Soomaaliya danjire Michael Keating ayaa maanta si wadajir ah ugula hadlay saxaafada aqalka martida ee Magaalada Kismaayo.

Read More »

Kulankii Maanta yeesheen John Kerry iyo Madaxweynaha dalka Kenya+Sawiro

0 Visits: 546 | Monday August 22, 2016 - 17:42:00
Xoghayaha Arrimaha Dibadda dalka Mareykanka John Kerry, oo booqasho ku jooga magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiya Oo Ku Dhiiri Galiyay Shacbiga Reer Caynaba Inay Qaatan Kadhka Diiwan Galinta Dorashada

0 Visits: 554 | Monday August 22, 2016 - 17:25:09
Caynaba(AFKA)Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiya Oo Ku Dhiiri Galiyay Shacbiga Reer Caynaba Inay Qaatan Kadhka Diiwan Galinta Dorashada Oo malinta Beriya Kabilami Dona Gobalad Sol IYo saraar

Read More »

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Qayb Galay Qalin Jabinta Ardayda Jamacada Golis+Sawiro

0 Visits: 987 | Monday August 22, 2016 - 17:12:21
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Xaflada Qalin Jabinta Jaamacada Golis Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland ayaa saaka ka qayb galay Munaasibada qalin jabinta Ardayda sanadkan ka baxaysay Jaamacada Golis ee magalada Hargeysa

Read More »