Wararka

Waa Kuwee Wasiiradii Xukumada Kulmiye Ee Ka Muquuratay Xafladii Qurbojooga Gobolka Togdheer

0 Visits: 746 | Sunday July 31, 2016 - 15:43:17
Habeenimadii Xalay Waxa Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Lagu Qabtay Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Soo Dhaweynayey Qurba Jooga U Dhashay Gobolka Togdheer Ee Sanadkan Ku Soo Noqday Gobolka.

Read More »

War Deg Deg Ah:Wasiir Kamida Xukumada Somaliland Oo Sheegay Iney S/land Qayb Ka Tahay Somaliya Iyo Dareenka Ka Dhalan kara

0 Visits: 856 | Sunday July 31, 2016 - 15:35:09
War Deg Deg Ah:Wasiir Kamida Xukumada Somaliland Oo Sheegay Iney S/land Qayb Ka Tahay Somaliya Iyo Dareenka Ka Dhalan kara

Read More »

Daawo Xog Culus:Faysal Cali Waraabe Oo Muuse Biixi Madal Ilyartu Is Qabatay Ugu Sheegay In Aan Abtinimo Aanay Cod Ku Helayn

0 Visits: 1077 | Sunday July 31, 2016 - 15:18:10
Faysal Cali Waraabe Oo Muuse Biixi Madal Ilyartu Is Qabatay Ugu Sheegay In Aan Abtinimo Aanay Cod Ku Helayn

Read More »

Daawo:Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo U Jawaabey Adag Siiyey Safiirka Turkiga Ee Fadhigiisu Yahay Magaalada Moqdisho

0 Visits: 993 | Sunday July 31, 2016 - 15:06:21
Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo U Jawaabey Adag Siiyey Safiirka Turkiga Ee Fadhigiisu Yahay Magaalada Moqdisho

Read More »

Daawo:Wasiir Cali Mareexaan Oo Xarun Ganacsi Xadhiga Ka Jaray Magaalada Burco Iyo Adeegyada Bixiney

0 Visits: 907 | Sunday July 31, 2016 - 14:42:01
Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Gurynta Somalinad Cali Mareexaan Iyo Gudoomiyha Gobolka Togdheer Maxmed Ibraahin aadan Qabo Ayaa Si Wadajir ah Xadhiga uga Jaray Xarun Ganacsi Magaalada Burco

Read More »

Shir Xubno Madaxtooyada Somaliland Ugu Qabsoomay Guriga M/Xigeenka Oo Lagu Kala Kacay

0 Visits: 872 | Sunday July 31, 2016 - 14:19:42
Shir habeen hore lagu qabtay guriga madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo Baashe Cawil iyo Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi

Read More »

Maxamuud Xaashi Iyo Cali Marreexaan Oo Ku Fashilmay Buuxinta Doorkii Waxqabad Ee Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan.

0 Visits: 1043 | Sunday July 31, 2016 - 14:18:29
Iyadoo ay Muddo sanad ka yari ay ka soo wareegtay Wakhtiga uu Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan iska casilay Xilkii Wasiirnimo ee uu Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ka hayay,

Read More »

Baarlamaanka Tunisiya Oo Kalsoonidii Kala Noqday Raysal Wasaarihii Dalkaasi.

0 Visits: 670 | Sunday July 31, 2016 - 10:14:31
Ra'iisul wasaaraha dalka Tunisiya waxa uu ku guuldareystay cod kalsoonida ay kala noqdeen baarlamaanka.

Read More »

Dagaal Xooggan Oo Dhex Maray Ciidamada Sacuudiga Iyo Xuutiyiinta Yemen.

0 Visits: 809 | Sunday July 31, 2016 - 10:00:33
Dagaal xooggan ayaa laga soo sheegayaa inuu ku dhex maray meel ku dhow xuduuda Sacuudiga iyo Yemen ciidamada Sacuudiga iyo Mucaaradka Xuutiyiinta.

Read More »

Daawo:Komishanka Doorashooyin Qaranka Oo Ka Soo Gabo-gabeeyay Wajigii Labaad Ee Diwaan-galinta Gobolka Sanaag.

0 Visits: 618 | Saturday July 30, 2016 - 22:18:00
Guddida Komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa soo gabo-gabeeyay wajigii labaad ee diwaangalinta gobolka Sanaag

Read More »

Daawo:Maamulka Dugsiga Turkiga Ee Nile Acedamy Oo Xukuumada Somaliland Uga Mahad Celiyey Inaan Dalka Laga Saarin

0 Visits: 980 | Saturday July 30, 2016 - 22:05:40
Maamulka dugsiga Nile Academy ee Magaalada Hargeysa ayaa xukuumadda Somaliland ugu mahadceliyay go'aankio ay ka qaadatay codsigii dawladda Turkiga ee ahaa inay xidho dugsiga

Read More »

Maxuu Ka Idhi Xildhibaan Cabdiqaadir Ismaciil Jirde In Markale Dib Loo Dhigo Darashooyinka.

0 Visits: 737 | Saturday July 30, 2016 - 15:08:29
ildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo ka mid ah Guddida Arrimaha Guddaha iyo Nabadgelyada ee Golaha Wakiilada kana tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada somaliland oo mar kale hortaala madaxweynaha si uu go,aan…

Read More »

Daawo Muqaal:Olole Cashuur Ururin Ah Oo Maanta Laga Bilaabay Magaalada Laas Caanood Ee Gobolka Sool

0 Visits: 711 | Saturday July 30, 2016 - 15:05:23
Olole Cashuur Ururin Ah Oo Maanta Laga Bilaabay Magaalada Laas Caanood Ee Gobolka Sool

Read More »

Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Shaaciyay In Kooxda Khaatumo Iyo Somaliland U Wada Socdaan Wadahadal.

0 Visits: 940 | Saturday July 30, 2016 - 14:58:46
Wasiirka khayraadka biyaha ee Jamhuuriyada Somaliland, Baashe Cali Jaamac, ayaa sheegay in wada hadal u socdo xukuumadda Somaliland ee uu ka tirsan yahay, kooxda Khaatumo ee uu hogaamiyo Cali Khaliif Galaydh ee colaadaha ka wadda deegaamo ka tirsan Sool iyo Xaysimo. Waxa kale oo uu su'aal ka keenay…

Read More »

Badhasabka Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Dad Loo Xidhay Weerarkii Guddoomiyaha Shirkadda TELESOM Ee Laascaanood.

0 Visits: 659 | Saturday July 30, 2016 - 14:56:27
Guddoomiyaha Gobolka Sool, Mustafe Cadi Ciise(Shiine),ayaa ka hadlay toogasho habeen hore lagu dhaawacay Guddoomiyaha Ganacsatada Gobolka Sool ahna Maamulaha Shirkadda TELESOM ee Gobolka Sool Cabdirisaaq Axmed Warsame (Dhabayaco), oo koox dabley ahi ay ku dhaawacday gudaha magalaada Laacsaanood xilli…

Read More »

Daawo:Cuqaal Iyo Waxarad Tageeray Maalgashiga Dekada Berbera

0 Visits: 599 | Saturday July 30, 2016 - 14:53:56
Daawo:Aqoon Yahanka Iyo Haldoorka Somaliland Oo Si Weyn U Taageeray Maal Gelinta Dekeda Berbera Iyo Heshiiska Xukuumadu La Gashay Shirkada DP World

Read More »

Hargaysa:Maxkamadda Gobolka Hargeysa Xukun Ku Riday Sheekh Aadan Sunne.

0 Visits: 1004 | Saturday July 30, 2016 - 14:52:13
Maxakamada Gobolka Hargeysa ayaa xabsi gaadhaya ku dhawaad hal sano iyo lix bilood ku riday Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Aadan Sunne).

Read More »

DaawoMuqaal: Markii Kowaad Ee Burco Lagu Arko Xabaal Wadareed Iyo Badhasabka Oo Booqday

0 Visits: 848 | Saturday July 30, 2016 - 14:48:54
Daawo Xabaalo Wadareedyo Markii Ugu Horaysay Laga Helay Magaalada Burco Xabaalahan Oo SIda La Sheegay Ay Ku Aaseen Dadka Dawladiii Maxamed Siyaad Barre

Read More »

Daawo:Barnaamijka Aragtida Siyaasiga Todobadkn Iyo iskuduwaha Wasaaarada Dhalinyrada Iyo Ciyaaraha Ee Gobolka Salal

0 Visits: 786 | Saturday July 30, 2016 - 11:47:44
Barnaamijka Aragtida Siyaasiga Todobadkan WaxaMrti Ku Ah Iyo iskuduwaha Wasaaarada dhalinyrada iyo ciyaaraha ee Gobolka Salal Axmed Maxamed Cilmi

Read More »

Madaxweyne Turkiga Oo Sarkaal Sare Oo Ka Mid Ah Militariga Mareykanka Eedeeyay.

0 Visits: 656 | Saturday July 30, 2016 - 09:57:01
Madaxweyne Erdogan ka dalka Turkiga ayaa sarkaal sare oo ka mid ah militariga Mareykanka ku eedeeyay inuu la jiro dadkii isku deyay inay dowladda afgembiyaan, laba isbuuc ka hor.

Read More »