Wararka

SUURIYA:Cisbitaal Ku Yaalla Dalka Suuriya Oo La Duqeeyay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

0 Visits: 616 | Saturday July 30, 2016 - 09:53:03
Hay'adda badbaadada dhallaanka ee Save the Children waxa ay sheegeysaa in cisbitaal ay taageereysay oo ku yaalla gobolka ay mucaaradka maamulaan ee Idlib in dhowr gantaal lagu dhuftay.

Read More »

Daawo: Wasarada Kalumaysiga Oo Kale Wareegay Deeq Qalab Kaluun Sanduua Hormarinta Ee SDF

0 Visits: 689 | Saturday July 30, 2016 - 09:50:52
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Kaluumaysiga Oo Ay Weheliyaan Isuduwaha Wasarada Kaluumaysiga Ee G/Saaxil Oo Kala Wareegay Sanduuqa Harumarinta Sdf Qalab Kaluumaysi

Read More »

Daawo Muqaal:Dawladaha Faransuusja Iyo Ingiriiska Oo Isla Qaatay Kawada Shaqaynta Amaanka Labadaasi Dal.

0 Visits: 418 | Saturday July 30, 2016 - 09:48:56
Faransiiska Iyo Ingiriiska Oo Dhinaca Amaanka Iska Kaashanaaya.

Read More »

Koox Dagaalyanaho Ah Oo Ka Jabay Kooxda Daacish Oo Shaciyay Inay Goosteen.

0 Visits: 568 | Saturday July 30, 2016 - 09:44:49
Hogaamiyaha kooxda Al Nusra Front ee Al Qacidada wadanka Siiriya ayaa ku dhawaaqay inay ka goosteen oo ay si rasmi ah uga baxeen Shabakada Al Qacida oo ay horey uga tirsanaan jireen.

Read More »

DaawoMuqaal: Sheekh Aadan Siiro Oo Khudbadi Jimcaha Ku Soo Qaatay Xaalada Ay Somaliland Gashay

0 Visits: 753 | Saturday July 30, 2016 - 09:39:42
Daawo Sheekh Aadan Siiro Oo Ka Hadlay Xaalada Ay Somaliland Gashay

Read More »

Daawo Sawiro Mujinaya Tukaano Somali Leedahay Oo Lagu Gubay Wadanka Konfur Afrika

0 Visits: 897 | Saturday July 30, 2016 - 09:35:21
Dukaamo ganacsi oo ay la haayeen muwaadiniin Soomaali ah ayaa lagu gubay dalka South Africa, kuwa Kalena waa lagu boobay xilli la isku diyaarinayo doorashada dowladaha hoose ee dalka South Africa.

Read More »

Daawo:Maraykanka Oo Sheegay Inay Duqayn Doonaan Jabhada Nusra Ee Suuriya Ka Dagaalanta Oo Ka Baxday Ururka Al Qaacida.

0 Visits: 578 | Saturday July 30, 2016 - 09:29:52
Maraykanka Oo Sheegay Inay Duqayn Doonaan Jabhada Nusra Ee Suuriya Ka Dagaalanta Oo Ka Baxday Ururka Al Qaacida.

Read More »

Layaab:Maal-qabeenka Ugu Da'da Yar Adduunka Oo Magaciisa Iyo Hantidiisa La Shaaciyey

0 Visits: 909 | Saturday July 30, 2016 - 09:16:00
Gabadha magaceedu yahay Alexandra Anderson, ayaa noqotay Gabadha ugu da'da yar ee ugu maalqabeensan Haweenka Adduunka, kadib markii la sheegay in hantideedu ay gaadhay 1.2 Milyaar oo dollar iyada oo aan dhaafin 20 jir .

Read More »

Daawo Gadiidkii Cusbaa Ee Loogu Talagalay Dhismaha Wadada Ceerigabo

0 Visits: 623 | Friday July 29, 2016 - 15:41:11
Gadiidkii Cusbaa Ee Loogu Talagalay Dhismaha Wadada Ceerigabo

Read More »

Daawo Laba Dirawal Oo Dagaalamay + Mid Khatar La Geliyay Naftiisa iyo Sida uu uga badbaaday

0 Visits: 656 | Friday July 29, 2016 - 14:23:02
Laba Dirawal Oo Dagaalamay + Mid Khatar La Geliyay Naftiisa iyo Sida uu uga badbaaday

Read More »

Daawo: Caasimadda Nigeria Oo Xayiraadii Xijaabka Laga Qaaday, Haweenkana Loo Ogolaaday Inay Is Asturi Karaan

0 Visits: 495 | Friday July 29, 2016 - 14:20:54
Maxkamada distooriga ee dalka Nigeria ayaa laashay, xayiraadii xijaabka haweenka muslimiintu qaataan, ee muddo labo sanadood iyo dheeraad ah ka jirtay, caasimadda dalka Nigeria ee Lagos, waxaanu qaraarka Maxkamada sare ku tilmaamay xoriyad aan dhibaato iyo nacayb ku keeni doonin shacabka dalka Nigeria.…

Read More »

Indonesia:Dawladda Indonesia oo Dil Ku Fulisay Saddex Qof Oo Afrikaan Ah.

0 Visits: 752 | Friday July 29, 2016 - 14:17:43
Saraakiisha dalka Indonesiya waxay sheegayaan in dilka afar maxbuus oo toogasho ku xukunnaa oo daroogo lagu eedeeyay la fuliyay. Ku xigeenka xeer ilaaliyaha Noor Rachmad waxa uu sheegay in seddax kamid ah dadkaasi ay Nigeriya ka soo jeedaan, midna uu u dhashay Indonesia.

Read More »

Dawladda Maraykanka Oo Sheegtay Inay Ka Walaacsan Tahay Xaaladda Turkiga

0 Visits: 712 | Friday July 29, 2016 - 14:16:07
Mareykanka, ayaa ka walaacsan xaaladda dalka Turkiga, kadib markii Ankara ay sii laba jibbaartay inay beegsato kooxaha lagu eedeynayo inay afgambigii dhicisoobey qeyb ka ahaayeen iyo tagaeerayaashooduba.

Read More »

Jabuuti Oo Xubin Ka Noqotay Shirkadaha Maalgashi Ee Africa Finance Corporation (AFC).

0 Visits: 677 | Friday July 29, 2016 - 14:15:02
Jabuuti ayaa ka mid noqotay xubin cusub ee shirkadaha maalgashi ee Africa Finance Corporation (AFC), oo ah hay'ad caalami ah oo maalgashiga mashaariicda muhiimka ah ee kaabayaasha guud ahaan Africa.

Read More »

"Donal Trump Wuxuu Moodayaa Inuu Dhibaatooyinka Dalka Ka Jira Kaligii Xallin Karo" Hillary Clinton

0 Visits: 895 | Friday July 29, 2016 - 14:13:33
Hillary Clinton waxa ay aqbashay in ay noqoto musharraxa xisbiga Dimuquraadiga ee doorashada madaxweynaha ee soo socta.

Read More »

Daawo:Dr Jamaal Cabdiramaan Bullaale Oo Bandhiga Buugta Hargeysa Buug Mucjisoon Wata Ku Soo Bandhigay

0 Visits: 2442 | Friday July 29, 2016 - 13:38:29
Hargeys(AFKA) Dr Jamaal Cabdiramaan Bullaale Ayaa Ku Soo Bandhigay Carwad Buugta Hargeysa Buug Mucjisoon Wata Oo Dadweynihii Halkaasi AadUgu Bodhay Intii Uu SocdayBandhig Buugagta Hrgeysa

Read More »

Daawo " Naadiga Halkaraaan Waa Naadiga keliya ee 7 Hogaan oo hore oo ku yimi Doorasho Xor ahi Soo Mareen Waxana uu Casharo Hogaminta ah siinayaa Naadiyada Dhigiisa ah" Mustafe Teacher

0 Visits: 1340 | Thursday July 28, 2016 - 22:11:00
Mustafe Cisman Magaalo oo ka tirsan Masuliyinta Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Halakaran ayaa khudbad Cajiiba ka jeediyey Bandhigii Buugaagta Hargeysa oo Maanta la soo Gebogabeeyey Daawasho Wacan

Read More »

Live U Daawo:Munaasibada Lagu Soo Xidhaayo Bandhiga Caalamiga Ah Ee Buugagta Hargeysa Hada Ka Socota Guuleeed Hotel

0 Visits: 146 | Thursday July 28, 2016 - 20:06:47
Live U Daawo:Munaasibada Lagu Soo Xidhaayo Bandhiga Caalamiga Ah Ee Buugagta Hargeysa Hada Ka Socota Guuleeed Hotel

Read More »

Cali Khaliif Oo Ka Fashiliyay Xukumada Fadraalka Somaliya Siro Lagu Carqaladaynayay Nabadgalyada Somaliland

0 Visits: 913 | Thursday July 28, 2016 - 16:30:53
Hoogaamiyeyaha Kooxda La baxday Khaatumo ee Fadhigeedu yahay Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Buuhoodle ee Somaliland Prof, Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegay Dawladda Federaalka Soomaaliya aanay doonayn inay taageerto waxa uu ugu yeedhay dhismaha Khaatumo State, isla-markaana aanay wax abaal-gud ah kaga…

Read More »

SALAL:Taliyihii Ciidanka Policeka Ee Gobolka Selel Iyo Ku Xigeenkiisii Oo Ku Dhaawacmay Shil Baabuur

0 Visits: 719 | Thursday July 28, 2016 - 16:29:15
Taliyaha Qeybta Booliska gobolka Selel Gaashaanle Dhexe Maxamed Cilmi Yaasiin, Taliye Ku-xigeenkiisii gaashaanle Raage Muuse Dirir iyo dirawal Boolis dable Maxamed Sugge Muumin.ayaa dhaawacyo culusi soo gaadheen isla markaana xaaladooda caafimaad aad u culus tahay, ka dib markii ay shil gaadhi ku galeen…

Read More »