Wararka

Daawo: Ujeedda Socdaal magaalada Laascaanood uu ku tagay Sh Mustafe Xaji ismacil Haruun

0 Visits: 1060 | Saturday July 09, 2016 - 19:46:28
Sheekha caanka ah ee Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun ayaa Gaadhay Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Read More »

"Caalamku Ha Kala Doortaan Somaliland Shidaal Leh Iyo Soomaaliya-da U Dhaqanta Sida Ilmo Qalqaali Ah" Wasiir Sacad Cali Shirre.

0 Visits: 737 | Saturday July 09, 2016 - 19:41:22
Warbixintan Wargeyska Frankfurter Rundschau, ka qoray Somaliland, isla markaana weriye Maxamuud Walaaleye oo hawl-wadeenada Wargeyska Dawan turjumay ayaa lagu bilaabay:

Read More »

Daawo: Xukumadda Somaliland oo Shaacisay Aaska Garaad Abshir inu ka dhici Doono Widhwidh una ogolaatay inu kaso qaybgalo Cali Khaliif Gallaydh

0 Visits: 673 | Saturday July 09, 2016 - 18:02:50
Xukuumada Somaliand Ayaa waxaa ay shaacisay in Marxuum garaad Abshir Saalax oo dhawaan ku dhintay dalka dibadiisa la keeni doono dalka isla markaana lagu aasi doono magaalada Widh Widh ee gobalka Sool.

Read More »

Daawo: Madaxweyne Siilaanyo Oo Lakulmay Warbixina Ka Dhagaystay Guddida Uu U Magacaabay Xalinta Colaadii Dharkayn-geenyo.

0 Visits: 533 | Saturday July 09, 2016 - 17:46:02
Madaxweynaha Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xafiiskiisa warbixin kaga dhagaystay guddidii

Read More »

DAAWO: Xukuumadda Somaliland Oo Soo Afjartay Colaad Muddo 6-Sanno Ah Ka Taagnayd Deegaamo Ka Tirsan Gobolka Sool.

0 Visits: 520 | Saturday July 09, 2016 - 17:41:53
Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa soo afjaray colaad in muddo ah ka taagnayd deegaamo hoos yimaada gobolka SOOL

Read More »

Daawo Xildhibaan ku taliyey haddii doorashooyinka la kala reebayo in Ta Madaxweynaha La Danbaysiiyo oo laba Sano lo kordhiyo Barlamankana hadda la galo

0 Visits: 872 | Saturday July 09, 2016 - 16:22:26
Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka tirsam mudanayaasha golaha wakiilada ugu jira xisbiga KULMIYE ayaa sheegay in uu ku talinayo in doorashada golaha wakiilada laga soo hor mariyo ta Madaxtooyadda Madaxweynaha laba sanno loo kordhiyo

Read More »

Daawo:Warbixin Qiimo leh oo laga Diyaariyey Dalxiisayaasha Buurta Sheekh iyo Batalaale Yimaada Maalmaaha Ciidka

0 Visits: 945 | Saturday July 09, 2016 - 16:18:57
Masuliyinta Gobolka Saaxil ayaa ka waramay amaanka xeebta iyo buurta sheekh sido kale dalxiisayaasha ka kala yimi Somaliland oo dhan ayaa dareenkooda cabbiray

Read More »

Daawo:Fanaanada Boqorada Codka Ee Yurub Geenyo Hees Cusub Lama Huraaan Daawaha Ka Soo Qaaday

0 Visits: 979 | Saturday July 09, 2016 - 08:26:17
Fanaanada Boqorada Codka Ee Yurub Geenyo Hees Cusub Lama Huraaan Daawaha Ka Soo Qaaday

Read More »

Daawo Sawirada: Ninkii laayey Booliska Dallas oo noqday askari ka tirsanaa ciidamada Maraykanka

0 Visits: 674 | Saturday July 09, 2016 - 08:24:22
Nin toogasho ku dilay shan askari oo ka tirsanaa booliska magaalada Dallas, todoba kalena dhaawacay ayaa la soo sheegayaa in la aqoonsaday

Read More »

Sheekh Aadan Siiro Oo Ka Hadlay Khalad iyo Saxba In Sacabka Laysugu Tumo Iyo Dhibaatada Ka Dhalata

0 Visits: 703 | Saturday July 09, 2016 - 08:18:54
Sheekh Aadan Xaji Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro )

Read More »

Maxkamada Sare ee Dalka Tanzania oo Amartay inaan la Guursan karin GABAR ka yar 18-sano

0 Visits: 737 | Saturday July 09, 2016 - 08:16:50
Maxkamadda Sare ee waddanka Tanzania ayaa go'aamisay Maanta da'da ugu yaraan lagu Guursan karo Gabdhaha, iyadoo xukunkan uu noqonayo mid kor loogu qaaday da'da guurka gabdhaha.

Read More »

Tuule Dadkiisu Ay Dhammaantood Dhulka Hoostiisa Ku Nool Yihiin Iyo Sababta Ku Kalliftay

0 Visits: 1569 | Friday July 08, 2016 - 23:37:19
Coober Pedy oo ah magaalo yar oo ku taalla saxaraha dalka Ustareeliya, ayaa dhammaan dadkeedu ay ku noolyihiin dhulka hoostiisa, heerkulkeeda oo si xad dhaaf ah u sarreeya awgeed. Waxa ay leedahay godad dhulka hoostiiisa

Read More »

La Yaabka Maanta:Madaxa Maroodiga Oo La Ogaaday In Uu Ahaan Jiray Cuntada Ugu Fiican Ee Dadkii Hore Xiiseeyaan

0 Visits: 2110 | Friday July 08, 2016 - 23:35:08
Bilowgii Aadamaha maskaxda maroodigu waxa ay ka mid ahayd cuntooyinka ugu fiican ee dadku cuno, tusaale aaan waxaa la sheegayaa in ummadihii hore ay aad u karsan jireen madaxa weyn ee maroodiga. Gaar ahaan nooc maroodiga ka mid ahaa oo aad

Read More »

Dadka Ingiriis Oo Illaa Hadda Aan Fahmin Waa Uu Ahaa Midowga Yurub Ee Ay Ka Baxeen, Kuna Dawakhay In Ay Baadhaan Xog La Xidhiidha

0 Visits: 960 | Friday July 08, 2016 - 23:30:51
In kasta oo ay dadka Ingiriis u codeeyeen in dalkoodu uu ka baxo Midowga Yurub, haddana sahaminahihii u dambeeyey

Read More »

Ra'iisal-wasaarihii Hore ee Ingiriiska oo Shaaciyey inuu Qur'aanka Kariimka ah Akhriyo Maalin Kasta

0 Visits: 754 | Friday July 08, 2016 - 23:19:34
Ra'iisal-wasaarihii hore ee dalka Ingiriiska Mr. Tony Blair, ayaa shaaciyey inuu si joogto ah u akhristo kitaabka qur'aanka kariimka

Read More »

War Deg Deg Ah: Dowlada Sacuudiga Oo Shaacisay Magacyada Iyo Dhalashada Raggii Ka Dambeeyey Weraradii Dalkaasi

0 Visits: 890 | Friday July 08, 2016 - 23:01:25
Dowlada Boqortooyada Sacuudiga ayaa shaacisay magacyada iyo dhalashada raggii ka dambeeyey weeraradii Isniintii ka dhacay magaalooyin ka tirsan wadankaas oo kala aha Jeddah, Madiina iyo Qatif.

Read More »

Daawo Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Alle Haw Naxariiste Cismaan Nuux Seed Oo Ka Mida Ragii Dhidibada Utaagay Aasaska S/land

0 Visits: 621 | Friday July 08, 2016 - 23:01:22
Hargeysa(AFKA)Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Alle Haw Naxariiste Cismaan Nuux Seed Oo Ka Mida Shakhsiyaadkii Dhidibada Utaagay Aasaska S/land

Read More »

Mareykanka: Obama oo Tacsi u Diray Ehalada Askartii Xalay La Dilay

0 Visits: 699 | Friday July 08, 2016 - 18:55:43
Madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama ayaa cambaareeyay dilkii loo geystay xalay 4 askari oo biliiska dalkaa ka tirsanaa.

Read More »

Daawo Sawiro:Munaasibada Ururka Hersare magaalada Burco Ugu Soo Bandhigay Waladiinta Iyo Caruurta Qaabka Ugu Haboon Ee Lagu Dhaqmi Karo Dadka Qaba Xaunuunka Dhimirka

0 Visits: 988 | Friday July 08, 2016 - 18:47:16
Burco(AFKA)Munaasibada Baladhan Oo Uu Soo Qaban Qaabiyey Ururka Hersare Ayaa habeenkii Xalay Lagu Qabty BarhaxadaNaadiga Akhriska Iyo Qoralka Ee Halkaraan Ee magaalada Burco

Read More »

"waxa ayaan daro ah oo aan ka digayaa in Doorashooyinkaasi dib u dhacaan"Siyaasi Cabdi Haybe

0 Visits: 736 | Friday July 08, 2016 - 17:54:37
Siyaasiga Cabdi Haybe Maxamed oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland Xukuumaddii hore ee Daahir Rayaale-na ka tirsanaa, haddana ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa sheegay in Somaliland indho gaar ah caalamku ku eegayo,

Read More »