Wararka

Shan Nin Oo lagu Eedeeya inay Al-shabaab ahaayeen oo Xukunno lagu Riday Dalka Jarmalka

0 Visits: 589 | Friday July 08, 2016 - 17:45:59
Maxkamad ku taalla Waddanka Jarmalka ayaa ku xukuntay Xabsiyo kala duwan shan rag ah oo la sheegy inay u Dagaallameen Al-shabaab oo Dagaal kula jirt dowladda Somalia iyo ciidamada AMISOM.

Read More »

Daawo:Odayaasha Iyo Waxgaradka Degmada Axmed Dhagax Oo Xukummada UGu Baaqay Inay Soo Dayso Sheikh Adan Sunne oo Ku Xidhan Hargeisa

0 Visits: 639 | Friday July 08, 2016 - 17:43:21
Odayaasha Iyo Waxgaradka Degmada Axmed Dhagax oo Xukummada UGu Baaqay Inay Soo Dayso Sheikh Adan Sunne oo Ku Xidhan Hargeisa

Read More »

Xiisad Colaadeed oo ka Dhex-taagan Maamullada Galmudug iyo Ahlu-sunna Waljamaaca

0 Visits: 652 | Friday July 08, 2016 - 17:38:00
Wararka ka imanaya gobolka Galguduud ayaa sheegaya in halkaas ay ka taagan tahay xiisad colaadeed u dhexeysa maamulada Ahlusuna Waljamaaca iyo Galmudug oo isku haya maamulka iyo gacan ku heynta Deegaanada Gobollada Dhexe

Read More »

DAAWO: Hees Hada Daawaha Laga Soo Qaaday "Jacaylka Muxuu I Hawlay Muxuu Hoy Iga Sameestay........." Fannaanada Codka Macaan Ee Xamada Yar.

0 Visits: 1685 | Friday July 08, 2016 - 17:37:55
Waxaan halka idiin ku soo gudbin doona hees aad u macaan oo aanu idinka soo xulnay heesihii shawgii ciidda oo ay ku luuqaynayso

Read More »

Daawo Sawiro:Jaaliyada Somaliland Ee Ku Nool Sucuudiga Oo Casho Hadima Sharafeeda U Sameeyay Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Somaliland

0 Visits: 771 | Friday July 08, 2016 - 10:24:50
Jaaliyada Somaliland Ee Ku Nool Sucuudiga Oo Casho Hadima Sharafeeda U Sameeyay Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan dalka Sacuudiga gaar ahaan

Read More »

Daawo:Hibo-Nuura oo Baaq Iyo Fariin codsiya u dirtay Xukumada Siilanyo,Maxaase Codsigeedu daaran yahay?

0 Visits: 1066 | Friday July 08, 2016 - 10:23:26
Hibo Nuura oo Baaq Iyo Fariin codsiya u dirtay Xukumada Siilanyo,Maxaase Codsigeedu daaran yahay?

Read More »

Antoine Griezmann Oo Qarka U Saaran Hanashada Kabta Dahabka Euro 2016 & Kala Sareynta Gooldhalinta Euro 2016

0 Visits: 1083 | Friday July 08, 2016 - 10:04:18
Antoine Griezmann ayaa hogaan seddex gool ah ku qabtay tartanka abaalmarinta Kabta Dahabka ee tartanka Euro 2016

Read More »

France vs Portugal: Goormaa La Ciyaarayaa, Halkeed Ka Daawan Kartaa? & Wax Walba Oo Aad U Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato Finalka Euro 2016 Halkan Kaga Bogo.

0 Visits: 1073 | Friday July 08, 2016 - 10:01:49
Xulalka Portugal iyo France ayaa isagu soo baxay kulanka kama danbeysta ee tartanka koobka Qaramada Yurub ee ka socda dalka Faransiiska

Read More »

Qarax Weyn Oo Gilgilay Deegaan Ay Shiicadu Barakaysato Oo Ku Yaalla Dalka Ciraaq

0 Visits: 668 | Friday July 08, 2016 - 09:53:02
Qarax kale oo weyn ayaa ka dhacay deegaan ay Shiicadu barakaysato oo ku yaal waqooyiga caasimadda Baqdaad

Read More »

Boolis Lagu Laayay Magaalada Dallas Ee Gobolka Texas Ee Waddanka Mareykanka+Sawiro

0 Visits: 845 | Friday July 08, 2016 - 09:40:43
Warbaahinta Mareykanka ayaa waxa ay ku warramaysaa in ugu yaraan 4 askari oo boolis ah lagu toogtay dibadbax loogaga soo horjeedo dhibaatada booliska oo ka dhacay magaalada Dallas

Read More »

Daawo:Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Iyo Wefti Hoggaaminayo Oo Soo Booqday Bukaanno Jiifey Cisbitaalka Weyn Ee Magaalada Boorama

0 Visits: 688 | Friday July 08, 2016 - 01:55:13
Guddoomiye Cabdiraxmaan CIRRO Iyo Wefdi Hoggaaminayo Oo Kormeer Ku Tegey Bukaanno Jiifey Cisbitaalka Weyn Ee Magaalada Boorama Iyo Suuqyada Magaaladaasi

Read More »

Deg Deg:Masjid kuyaala Magaalada Muqdisho Oo laga Helay Hub iyo Rag la tuhmayo Oo lasoo xidhay+Sawirada

0 Visits: 763 | Friday July 08, 2016 - 01:53:54
Ciidamada booliiska Soomaaliya oo howlgal gaar ah ka fuliyay Masjid kuyaala Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Yaqshiid ayaa kusoo qabtay Biskoolado lagu qariyay qeyo kamid ah masaajidkaasi.

Read More »

Daawo Sawirada:Qaabkii U Ciideen Caruurta Xarunta Agoomaha Urtehegan Ee Magaalada Burco

0 Visits: 1219 | Friday July 08, 2016 - 01:45:42
Iyadoo Caalam Islaaam munasibada ciidu fidriga lag oogay ayaa magalada burco caruurta lagu xananeyo xarunta agoomaha

Read More »

Maxkamad xabsi daa'in ku xukuntay Mas'uuliyiin lagu helay Xasuuqii 1994-kii ka dhacay RWANDA

0 Visits: 629 | Friday July 08, 2016 - 00:52:27
Maxkamad ku Taalla Waddanka Faransiiska, ayaa xabsi madaxaa-ha-ku-furto ah [Xabsi Daa'in] ku xukuntay maanta laba qof oo mas'uuliyiin horay uga soo noqday dalka Rwanda, kaddib markii lagu helay inay Qayb ka qaateen xasuuqii ka dhacay Rwanda Sannadkii 1994-kii.

Read More »

Madaxweyne Somaliiland Oo Tacsi U Diray Ehelada Marxuun Xaaji Abokor Maxamed Xasan Oo Ku Geeriyooday Dalka Hindiya.

0 Visits: 515 | Friday July 08, 2016 - 00:44:34
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo Isagoo ku hadlaya

Read More »

Daawo Sawirada" Madaxweyne Gaas oo soo bandhigay sida uu u Yaqaan ciyaarista Kubada Cagta iyo Bilyaardiga

0 Visits: 990 | Friday July 08, 2016 - 00:33:47
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa galabta xarunta Jimicsiga iyo ciyaaraha ee "Place to Be" ee magaalada Gaalkacyo kaga qayg galay ciyaar lagu maamuusayey farxadda ciidda oo u dhexaysey labo kooxood oo kamid ah Sports-ka magaalada Gaalkacyo.

Read More »

War Deg Deg Ah:Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Gaadhay Degmada Duruqsi + Ciidanka Liyuu Booliska oo ka Soo gudbay Xuduudka Somaliland + Dareenka Shacabka

0 Visits: 1398 | Friday July 08, 2016 - 00:33:40
Gudoomiye ku xigeenka gobolka togdheer Mxamed Diiriye Xayd oo ay weheliyaan cutubyo ka tirsan ciidanka qaranka Somaliland ,ayaa galabta gaadhay degmada duruqsi

Read More »

WarDeg Deg Ah:Xulka France Oo Xasuuqay Ban U Geestay Germany Oo Iska Xaadiriyay Finalka Euro 2016

0 Visits: 1563 | Friday July 08, 2016 - 00:22:20
Xulka qaranka France ayaa u soo baxay finalka tartanka ay koobkiisa marti galinayaan ee Euro 2016 kadib markii ay 2:0 ku garaaceen xulka qaranka koobka aduunka haysta ee Germany

Read More »

Daawo:Fanaan Soomaaliyeed Oo Gaadhi isku dhigay & Gabdho Fanaaniin Faransiis ah Maxaa kala qabsaday

0 Visits: 1567 | Thursday July 07, 2016 - 19:56:53
muuqaal cajiib ah laguna soo aadiyay maalmaha Ciida ayaa la soo dhigay barta Heesaha cusub ee Soomaaliyeed waxaana Muuqaalkaan ka dhex muuqda Fanaan Soomaaliyeed oo Maseeyr dartiis gaari iskugu dhigay

Read More »

Ciidamada AMISOM oo la sheegay inay Somalia ka Baxayaan Marka la Gaaro Sannadka 2018-ka

0 Visits: 704 | Thursday July 07, 2016 - 19:50:59
Midowga Afrika ayaa maanta sheegay inay Ciidankooda ku sugan Somalia ee AMISOM ay billaabayaan inay Somalia ka baxaan bisha Oktoobar ee Sannadka 2018-ka.

Read More »