Wararka

Daawo:Barnaamijka Hagaha Qoyska Iyo Qaybtiisa 29aad Oo Ku Saabsan Gaba Gabada Barnaamijka Iyo Fariinta Uu Dirayo

0 Visits: 756 | Thursday July 07, 2016 - 19:42:08
Barnaamijka Hagaha Qoyska Iyo Qaybtiisa 29aad Oo Ku Saabsan Gaba Gabada Barnaamijka Iyo Fariinta Uu Dirayo

Read More »

Daawo:Xubno Ka Tirsan Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Gaadhay Degmada Hataftimo Ee Gobolka Sanaag+ Ujeeda Socdalkood

0 Visits: 602 | Thursday July 07, 2016 - 14:32:26
:Xubno Ka Socday Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Gaadhay Degmada Hataftimo Ee Gobolka Sanaag Kulamana La Qaatay Wax Garadka Deegaankaas

Read More »

Daawo Sawirada:Orodyahanka Oscar Pistorius oo mar kale Xukun xabsi ah lagu riday

0 Visits: 630 | Thursday July 07, 2016 - 14:26:27
Orodyahanka Curyaanka ah ee u dhashay dalka South Africa Oscar Pistorius , ayaa mar kale xukun xabsi ah lagu riday , kadib markii Maxkamada kutaala dalkaasi ay ku heshay in uu dilay saaxiibtiis sanadii 2013-kii.

Read More »

Cudurka Cagaarshowga Oo Noqday Cudur Ka Khatar Badan Aids-ka iyo Qaaxada

0 Visits: 778 | Thursday July 07, 2016 - 14:22:03
Cudurka Cagaarshowga ayaa noqday cudur aad dadku ugu dhintaan dhammaan daafaha caalamka asagoo sidoo kalena sababa curyaanimo. Sidaa waxaa sheegtay warbixin maanta laga soo saaray caasimada Paris ee dalka Faransiiska.

Read More »

Chelsea Oo Messi Ka Badbaadineysa Xabsiga Iyo Wargeysyada Iyo Waxyaabihii Ay Ka Qoreen Suuqa Kale Iibsiga Ciyaartooyda

0 Visits: 1034 | Thursday July 07, 2016 - 14:19:31
Ciid wanaagsan, duhur wanaagsan dhamaan aqristeyaasheena sharafta mudan kuna soo dhawaada barnaamijkeenii wargeysyada iyo waxyaabihii ay ka qoreen suuqa kale iibsiga ciyaartooyda,

Read More »

Xog Culus:Madaxweyne Somalia iyo R/Wasaaraha Israa'il Maxaa Ka Jira Inay Kulan Yeesheen +Dawlada Somaliya War-Saxaafaeed Ka Soo Saaartay

0 Visits: 813 | Thursday July 07, 2016 - 10:28:55
War-Saxaafaeed kasoo baxay Wasaarada Arimaha Dibada Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu

Read More »

Hordhac: Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Badan Ee Dhexmari Doona Germany v France

0 Visits: 952 | Thursday July 07, 2016 - 10:22:10
Markii ugu danbeysay ee ay Germany ku wajahdo xul martigelinaya koob weyn wareega semi-finalka waxa ay ku badiyeen 7-1. Guushii ay ka gaareen Brazil labo sannadood ka hor

Read More »

Daawo Sawirada" Messi iyo Aabihiis oo lagu riday Xukuno isugu jira Xabsi iyo Ganaax lacageed

0 Visits: 1310 | Thursday July 07, 2016 - 10:19:59
Xiddiga kooxda Barcelona Lionel Messi iyo aabihiis Jorge Horacio Messi ayaa lagu xukumay xabsi 21 bilood ah ka dib dacwadii ka socotay maxkamada sarre ee magaalada Barcelona, iyadoo lagu helay danbi ah inay maamulka dowlada Spain ka qiyaameeyeen lacag canshuur ah oo gaareysa 4.1 milyan euro.

Read More »

Israaiil oo Kucaawin Doonta Kenya Dhisida Derbiga Xadka ay La Leedahay Soomaaliya

0 Visits: 669 | Thursday July 07, 2016 - 10:16:48
In muddo ahba waxaa socoday qorshe dawlada Kenya ay ku dooneysay inay ku dhisto derbi dheer xadka ay la wadaagto dalka Soomaaliya.

Read More »

Dawlada Mareykanka oo Gacan Kageysan Doonta Celinta Qaxootiga Dhadhaab

0 Visits: 784 | Thursday July 07, 2016 - 10:13:24
Dawlada Mareykanka ayaa qorsheyneysa gacan ka geysashada celinta qaxootiga Soomaalida ah ee kunool xeryaha Dhadhaab.

Read More »

Daawo Sawirda: Barcelona Oo Maanta Camp Nou Ku Soo Bandhigtay Saxiixa Denis Suarez Isaga Oo Dib Ugu Soo Laabtay Kooxdiisii Hore Ee Balaugrana

0 Visits: 1989 | Thursday July 07, 2016 - 00:31:13
Kooxda Barcelona ayaa maanta arbaco ah si rasmi ah saxaafada ugu soo bandhigtay saxiixa kowaad ee ay xagaagan samaysay oo ah Denis Suarez oo ay dib ugala soo wareegtay kooxda Villarreal.Blaugrana ayaa dhaqan galisay qodob ugu jiray heshiiskii uu Denis Suarez ugu biiray kooxda Villareal waxayn dib ugu…

Read More »

War Deg Deg Ah:Portugal Oo Si Awood Leh Ku Garaacday WALES Semi Finalka Koobka Euro 2016, Una Gudubtay Finalka

0 Visits: 1103 | Thursday July 07, 2016 - 00:23:52
Laba gool oo ay Portugal ka heleen Cristiano Ronaldo iyo Luis Nani ayaa u sahashay iney ku dubtaan Wales isla markaana ay si raaxo leh ugu gudbaan Finalka koobka qaramada yurub waxeyna sugi doonaan Germany iyo France oo habeen dambe is fara saari doona.

Read More »

MAREYKANKA:Magaalada Atlanta ee Gobolka Georgia oo maanta si weyn looga ciiday+Sawiro

0 Visits: 803 | Thursday July 07, 2016 - 00:07:15
Magaalada Atlanta ee Gobolka Georgia, ayaa Maanta si weyn looga dabaal-dagay xafladda Ciidul-fidriga,

Read More »

Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada, Xirsi Cali Xaji Xasan Oo Shacbiga Somaliland Hanbalyo U Diray Munasibada Ciida.

0 Visits: 1266 | Thursday July 07, 2016 - 00:02:04
Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan oo hadda ku sugan dhulka Barakaysan ee Makka iyo Madiina

Read More »

Daawo:Magaalada Birmingham Oo Si Weyn Looga Tukaday Salaadi Cidrul Fidriga+Sawiro

0 Visits: 675 | Thursday July 07, 2016 - 00:02:01
iyada oo maanta guud ahaanba caalamka Islaamka ,si weyn looga xusay munaasibada ciidda Soonfur,

Read More »

Daawo:Dadka Aduunka Ugu Cawaansan Oo Sawiro Laga Helay

0 Visits: 3427 | Wednesday July 06, 2016 - 23:58:05
Wariye Sawir Qaade ah oo U Dhashay talyaaniga oo lagu magacaaboRoberto Pazzi, ayaa Safar ku aaday Dalka Indonasia Gaar ahaan Tuulooyinka Waqooyi ee dalkaas Wuxuuna kula kulmay dad cawaan ah oo aan wax dhar ah aan xiran hase yeeshe kunool Ugaarsiga Xayawaanka Duurjoogta ah

Read More »

Daawo Sawirada:Degmada Vänersborg City Ee Dalka Swedan Oo Si wayn Looga Ciiday iyo Soomalida Oo Si Wacan U ciida

0 Visits: 859 | Wednesday July 06, 2016 - 23:55:52
Degmada Vänersborg City in Västra Götaland iyo inta badan Dalka Swedan ayaa maanta si isku mid ah waxaa uga

Read More »

Guddoomiye Cirro Oo Shacabkana Magaalada Boorama Kula Qaxweeyay Maqaaxiyaha+Sawiro

0 Visits: 736 | Wednesday July 06, 2016 - 23:51:13
Guddoomiyah Xisbiga Mucaaridka WADDANI ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)

Read More »

"Dadku Ma Doonayaan Muddo Kordhin Dambe…"Sheekh Aadan-Siiro

0 Visits: 722 | Wednesday July 06, 2016 - 23:46:33
Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro) oo Boqollaal ka mid ah Dadweynaha Caasimadda Hargeysa Salaaddii Ciidda ee Shalay ku Tukiyey Garoonka Kubadda Cagta ee Xaafadda Xawaadle

Read More »

Dawo:Maamulka Gobolka Sool Oo Dadweynaha Magaalada Laascaanood Kala Qayb Galay Munaasibada Ciida IYo Tukashada Salaada

0 Visits: 647 | Wednesday July 06, 2016 - 20:07:09
Masuuliyiinta Gobolka Sool Oo Shacabka Magaalada Laascaanood Kala Qayb Galay Munaasibada Ciida IYo Tukashada Salaada

Read More »