Wararka

Madaxweyne Siilaanyo Oo Dalacsiiyay 140 Sarkaal Oo Ka Tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland.

0 Visits: 1106 | Wednesday June 29, 2016 - 13:31:18
Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa darajooyin dalacsiin ah siiyay 140 sarkaal oo ka tirsan ciidamada qaranka.

Read More »

Madaxdhaqameedkii ugu Tirada Badnaa ee Xukumadda Somaliland Xabsiga Dhigto oo lagu Xidh Xidhay Gobolka Sool

0 Visits: 811 | Wednesday June 29, 2016 - 13:25:37
Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay 25 Nabadoon Oo Ka Soo Jeeda Bulshooyinkii Ku Dagaalamay Deegaanada Dharkayn Geeye Ee Gobolka Sool Somaliland

Read More »

Dawlada Soomaaliya oo Maanta Shaacinaysa Qorshaha Horumarinta Qaranka

0 Visits: 686 | Wednesday June 29, 2016 - 13:22:38
Dawlada Soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu wadaa inay shaaca ka qaado qorshaheeda horumarinta qaranka (National Development Plan).

Read More »

MadaxdaTurkiga Oo Cambaareeyay Weerarkii Xalay Ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Istanbul.

0 Visits: 894 | Wednesday June 29, 2016 - 11:30:16
Waxay faah faahin ka soo baxeysaa weerar abaabulan oo xalay lagu qaaday Garoonka Caalamiga ah Ataturk ee Magaalada Istanbul, iyadoo dhinaca kalana ay ka hadleen Madaxda Turkiga.

Read More »

Daawo Muqaal:Madaxweynaha Suuriya Oo Kula Afuray Ciidamadiisa Furinta Hore Ee Dagaalada

0 Visits: 855 | Wednesday June 29, 2016 - 11:30:05
Madaxweynaha Suuriya Oo Kula Afuray Ciidamadiisa Furinta Hore Ee Dagaalada ,Taas Oo Caalamka Ka Yaabisay.

Read More »

Dawo:Muqaal; Barnaamijki Xogta Dahsoon Diinkii Taayirada Lahaa, By Wariye Hussein Kurdi

0 Visits: 912 | Wednesday June 29, 2016 - 11:27:19
Dawo:Muqaal; Barnaamijki Xogta Dahsoon Diinkii Taayirada Lahaa, By Wariye Hussein Kurdi

Read More »

Madaxda Midowga Yurub Oo Ku Dhawaaqay Ingiriiska In Uu Hore Uu Dadajiyo Qorshihiisa Ka Bixitaanka.

0 Visits: 663 | Wednesday June 29, 2016 - 11:25:55
Madaxda Yurub oo ku kulansanaa Brussels ayaa ka codsaday Britain inay soo bandhigto qorshaha ay uga baxayso Midowga Yurub sida ugu dhakhsiyaha badan.

Read More »

Daawo Sawirada: Qasaaraha ka dhashay Weerarkii lagu qaaday Garoonka Diyaaradaha Ataturk oo sii kordhay

0 Visits: 672 | Wednesday June 29, 2016 - 11:24:25
Waxaa sii kordhaya qasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay qaraxyadii iyo weerarkii tooska ahaa ee xalay lagu qaaday garoonka Diyaaradaha Ataturk ee kuyaala magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga. Inta la xaqiijiyay qaraxyadan iyo weerarkii la socday waxaa ku dhintay dad gaaraya 36-qof ,waxaaa…

Read More »

Jilaa Magac Ku Leh Dunida Oo Caan Ku Ahaa Jilista Jacaylka Oo Geeriyooday

0 Visits: 759 | Wednesday June 29, 2016 - 11:21:00
Waxaa gurigiisa oo ku yaalla magaalada Roma ee wadanka Talyaaniga ku geeriyooday Jillaagii weynaa ee Bud Spencer oo ku caan ah aflaamta dadka ka qosliya. Bud Spencer ayaa ku dhintay da'da 86 jir ah, magaciisa runta ah waxaa uu ahaa markii hore Carlo Pedersoli, balse markii dambe magaciisa waxaa…

Read More »

Layaab:Daawo Lamaane Feedh Yahano Ah Oo Xafladii Arooskooda Ku Qaatay Ciyaar Feedhka Miisaanka Fudud Ah

0 Visits: 802 | Wednesday June 29, 2016 - 11:17:20
Lamaane isku guursaday dalka Tunis ayaa xafladii arooskooda ka dhigay wacdaro aan looga fadhiyin, in badan oo ka soo qayb galayaasha ka mid ahna layaab ku noqotay, sida wakaaladaha wararka carabta intooda badani baahiyeen.

Read More »

Madaxweynaha Koonfur Afrika Oo Dib U Magdhawayaa Lacah Oo U Ku Dayactiray Gurigiisa

0 Visits: 609 | Wednesday June 29, 2016 - 11:15:39
Wasaarada maaliyada ee Koonfur Afrika ayaa ku talisay in madaxweyne Jacob Zuma inuu dowladda dib ugu celiyo $509,000 oo uugurigiisa ku dhistay.

Read More »

Gudoomiya Xisbiga Mucaradka Ee Wadani Ee Gobolka Columbus Ohio Ee DalkaMaraykanka Oo Si Adag Uga Hadlay Boobka Hantida Danta Guud Ee Maayirka Hargaysa.

0 Visits: 843 | Wednesday June 29, 2016 - 10:17:47
Gudoomiya Xisbiga Mucaradka Ee Wadani Ee Gobolka Columbus Ohio Ee Dalka Maraykanka Cabdifataax Maxamud Cali Walaaleye Ayaa Ka Hadlay Muranka Iyo Boobka Maayirka Hargaysa Ku Hayo Dhulka Danta Guud Sibaa Dhulka Qaramada Midoobay Uga Calamadsan Magalada Hargaysa Ee Xukumadu Hore Ugu Deeqday.

Read More »

Daawo Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Togdheer Oo Xukumada Ku Tageeray Maalgashiga Dekada Berbera

0 Visits: 818 | Wednesday June 29, 2016 - 08:40:42
Qaar Ka Mid Ah Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Togdheer Oo Xukuumada Ku Taageeray Heshiiska DP-World Uguna Baaqay Xukuumada In Ay Bulshada Soo Hordhigto Heshiiskii Ay La Gashay Shirkadaasi.

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Cusbitaalka Ku Booqday Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale Oo Xanunsan

0 Visits: 723 | Wednesday June 29, 2016 - 00:06:31
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland islamarkaana ah ,Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridk ah ee Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(ciro)ayaa Cusbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa ku booqdey Mujaahid Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale Boobe oo indhawaale xaalad Caafimaad u jiifay Cusbitaalka Hargeysa.

Read More »

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Salada Darawiixda Caawa La Tukaday Shacabka Magakada Hargaysa

0 Visits: 817 | Wednesday June 29, 2016 - 00:03:10
Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici),ayaa bisha barakeysan ee Ramadaan salaadaha Taraawiixda iyo Cishaa,iga kula tukada guud ahaanba Shacbiga Caasimada Hargeysa Masaajidada Gudaha Magaalada oo uu kula dhameystey bisha barakeysan ee Ramadaan.

Read More »

"Midnimadii Somaliland Iyo Somaliya Waxay Ku Timid Is Afgarad, Waxaana Burin Karaysa Afti Kasta Oo Midkood Ku Diido Midnimadaas"......Siyaasi Ismaaciil Buubaa -

0 Visits: 770 | Wednesday June 29, 2016 - 00:01:59
Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), ayaa ku doodaya in afti kasta oo Somaliland ama Somaliya ku diido midnimadii lixdankii ay burinayso midnimadaas fashilantay.

Read More »

warbixin:Bulshada Somaliland Oo U Dhag Taagaysa Natiijada Dacwada Siyaasadeed Ee Xisbiga UCID.

0 Visits: 916 | Tuesday June 28, 2016 - 23:59:42
Dadweynaha reer Somaliland ayaa si weyn ugu dheg taagaya go'aanka ay guddiga diiwaangelinta ururada siyaasadu ka soo saari doonaan dacwada xisbiga UCID ee ay gudo galeen bilowgii bishan Ramadaan.

Read More »

Hargaysa:Xisbiga Waddani oo Munaasibad Afur Ah Ku Qaabilay Siyaasi Maxamed Dhamac oo Ku Soo Biiray Xisbigaas.

0 Visits: 832 | Tuesday June 28, 2016 - 23:55:51
Munaasibad afur ah oo aad u bilan isla mar ahaantaana lagu soo dhaweynaayey siyaasi/ Aqoonyahan Maxamed Dhamac Xasan oo ka mid ah dhallinyarta qurba-jooga ah ee reer Somaliland oo ku soo biiray xisbiga WADDANI, ayaa xalay fiidkii lagu qabtay hotel Safari ee magaalada Hargeysa.

Read More »

War Deg Deg Ah:Bandow lagu soo rogay magaalada laascaanood ee gobolka sool.

0 Visits: 1337 | Tuesday June 28, 2016 - 22:18:21
Laascaanood(AFKA)Bandoow ayaa lagu soo Rogey Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, taasoo ka dhalatay kaddib markii maanta ay Rabshado Kasaare geystey ka dhaceen koonfurta Magaalada.

Read More »

Maxaa Ku Dhacay Timihii Wayne Rooney?? Jariirada Daily Mirror Oo Sheeko Xiiso Leh Ka Qortay.

0 Visits: 1005 | Tuesday June 28, 2016 - 21:50:39
Dhamaan su'aalaha ay wajahayaan jamaahiirta xulka England, Daily Mirror ayaa isweydiineysa su'aal lama filaan ah: Maxaa ku dhacay timihii Wayne Rooney?

Read More »