Wararka

Daawo SAWIRRO: Xiddigaha Ceeboobay Ee England Oo Dib U Laabtay Dalkooda Ka Dib Ka Haritaankoodii Euro 2016

0 Visits: 874 | Tuesday June 28, 2016 - 21:45:14
Xiddigaha xulka England ayaa dib ugu soo laabtay dalkooda ka dib markii si ceeb ah looga soo reebay tartanka Euro 2016 Ciyaartoyda Three Lions oo murugeysan ayaa ka soo digay diyaarada sida qaaska ah loogu nashaqadeeyay magacooda, iyagoo isku diyaarinaya inay dib u la midoobaan asxaabtooda iyo qoysaskooda.

Read More »

Daawo:Tartanka Ciyaareedka Garoonka Lixle Ee Magaalada Burco Oo Badhasaabka Togdheer Loogu Magac daray Qabya-tire

0 Visits: 2200 | Tuesday June 28, 2016 - 21:22:37
Burco(AFKA)Iyadoo mudooyinkii ugu dambeeyey uu ka socday garoonka lixle ee magaalada burco tartan ciyareed loogu magacdaray gudoomiyaha gobolka togdheer

Read More »

Muqdisho:Wasiirka Cusub Ee Waxbarashada Somaliya Oo Maanta Xilkii Si Rasmiya Ula Wareegay+Sawiro

0 Visits: 664 | Tuesday June 28, 2016 - 16:50:32
Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Dr Cabdulqaadir Cabdi Xaashi ayaa maanta la wareegay xilka Wasaaradda, waxana munaasabadda Xil-wareejinta oo ka dhacday Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha ka qeyb galay Wasiirro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaano Maamulka Wasaaradda…

Read More »

Daawo Muqaal:Siyaasi Dhalil Xoogan U Jeediyay Wasiirka Beeraha Somaliland

0 Visits: 752 | Tuesday June 28, 2016 - 16:44:12
Siyaasi Cali Axmed oo Wasiirka Beeraha Somaliland Ku Edeeyay Mid Aan Soo Dhaafin Gabiley Iyo Galbeedka Somaliland

Read More »

Daawo Muqaal:Guddida Gacanta Ku Haysa Garoonka Shulac Ee Magaalada Hargeysa Oo Bulshada Somalialand U Dirtay Baaq Tageero

0 Visits: 668 | Tuesday June 28, 2016 - 16:37:49
Guddida Gacanta Ku Haysa Garoonka Shulac Ee Magaalada Hargeysa Laga Dhisaayo Oo Bulshada Baaq U Diray.

Read More »

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Gaawadhi Lix Ah Kale Wareegay Hayada WfP

0 Visits: 840 | Tuesday June 28, 2016 - 16:28:49
WAR-SAXAAFADEED Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa hay'adda WFP xafiiskeeda Somaliland kala wareegay Lix gaadhi oo ay hay'addu ugu deeqday hay'adaha dawladda ee ay wada shaqaynta leeyihiin. Munaasibada deeqda lagula kala…

Read More »

Daawo Muqaal:Madaxweynaha Dalka Jabuuti Oo Tacsi U Diray Dadkii Lagu Laayey Qaraxii Hotel Naasa Hablood.

0 Visits: 649 | Tuesday June 28, 2016 - 16:27:14
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa khudbadii uu ugu talo galay maalintan kaga hadlay arrimo badan oo ay ku jirto xaalada dalka Soomaaliya iyo weeraradii ugu danbeeyey ee ka dhacay Muqdisho.

Read More »

Daawo Muqaal:Xukuumada Somaliland Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadashay Xadhiga Weriye Mukhtaar Nuux Ibraahim

0 Visits: 761 | Tuesday June 28, 2016 - 16:25:47
Xukuumada Somaliland Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadashay Xadhiga Weriye Mukhtaar Nuux Ibraahim Sheegtayna Inay Wafti U Dirayso Dalka Itoobiya

Read More »

"Ingiriiskuba Midawgii Yurub Wuu Ka Baxaye Annaga Maxaa Naloogu Adkaynayaa Midnimo Soomaali Wayn" Xildhibaan Nac-Nac

0 Visits: 650 | Tuesday June 28, 2016 - 16:24:11
Xildhibaan Axmed Diiriye Nac-nac oo ka tirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa sheegay inay Somaliland iyo Soomaaliya ay waxba isku jirin isla markaan ay yihiin laba dal oo kala madaxbanaa oo wakhti hore kala dhaqaaqay balse ay yihiin laba waddan oo walaaltimo iyo jaarnimo ka dhaxayso waxaanu…

Read More »

Dibadbax looga soo horjeedo Dowladda Somaliya oo Baledweyne ka dhacay.

0 Visits: 593 | Tuesday June 28, 2016 - 16:23:11
Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, maanta oo Salaasa ah waxaa ka dhacay banaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo Dowladda Federalka Somaliya.

Read More »

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Sheegtay Inay Dhagaysanayso Dadka Cabashada Ka Muujiyay Maalgashiga Dekeda Berbera

0 Visits: 735 | Tuesday June 28, 2016 - 16:21:32
Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Sacad Cali Shire ayaa sheegay in heshiiska dekedda Berbera uu bishan soo socota ee July si rasmi ah u dhaqan gali doono.

Read More »

Daawo Muqaal:Xildhibaan Saciid Cilmi Rooble Oo Jawaab Adag Ka Baxiyay Musharixiin Dhaliilo Dusha Uga Tuuray

0 Visits: 880 | Tuesday June 28, 2016 - 16:19:25
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Jawaab Rido Celina Ku Ganay Musharaxiin Dhaliilo Huwiyay

Read More »

Daawo:Guddoomiye Cirro Oo Ka Warbixiyay Safar Uu Ugu Maqnaa Dalka Dibaddiisa Iyo Kulamo Uu La Qaatay Masuuliyiinta Shirkadda DP World.

0 Visits: 614 | Tuesday June 28, 2016 - 16:17:14
-Guddoomiyaha golaha wakiilada ahna guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro) ayaa ka warbixiyay safar uu ugu maqnaa waddamada dibadda iyo kulamo uu la qaatay masuuliyiinta shirkadda DP World

Read More »

Daawo:Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan La Qaatay Shir-guddoonka Golaha Wakiilada Iyo Madaxda Axsaabta Qaranka.

0 Visits: 648 | Tuesday June 28, 2016 - 16:12:27
Madaxweynaha Somaliland Mud Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa kulan gaar ah oo lagaga arrinsanayo doorashooyinka soo socda la qaatay shir guddoonka golaha wakiilada iyo madaxda axsaabta qaranaka

Read More »

Daawo:Badhasabka Sool Oo Ka Hadlay Inanay Aqbali Donin Qof Danbe Oo Gudaha Laascanood Xabad Ka Rida

0 Visits: 597 | Tuesday June 28, 2016 - 16:07:48
Qofka Magaalada Laascanood Xabad Ka Dhexridaa Waa Danbiile Noo Calaamadeysan" Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Sheegay In Bandow La Galiyaya Gabi Ahaanba Magaalada.

Read More »

Wasiir Cali Waran Cadde Oo Jiifka Uga Kici Waayey Dad Ka Mudaharaaday Shicib Lagu Laayey Deegaanka Gorgor Iyo Xubno Wasiiro Ah Oo Uu Hogaaminaayey Oo Dhuumasho Kaga Baxay Burco.

0 Visits: 1801 | Tuesday June 28, 2016 - 14:45:23
Burco(AFKA) Wararka ka imaanaya Deegaanka Gorgor ee ka Tirsan deegaanada Hoos yimaada Degmada Gaashaamo ee ismaamulka Somalida itoobiya ayaa sheegay

Read More »

Daawo Sawirada: Shacabka Magaalada Burco Oo Ka Mudaharaaday Gumaadka Ciidamda Liyuu Boolisk ku ahayaan Dadka Shacabka Weeraranayna Hotelo Ay Daganaayeen Dad Ina Iley Wax Isku Yihiin

0 Visits: 2293 | Tuesday June 28, 2016 - 14:22:24
Dadweynaha Magaalada burco ayaa maanta ka godooday Xasuusa Aan Loo Aaabo Yeeleen Ee Ciidamda Liyuu Boolisku Ku Hayaan Shacabka Ku Dhaqan Deenaada Gaashamo kadib markii saaka marlabaada Ciidanka ina ilaye la yeen dad maata ah oo aan waxba galaabsan ayaa bulshada burco waxaay mudaraado goosgoos ah ka…

Read More »

War Deg Deg Ah:Suxufu Cabdisatar Sabri Oo Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Sababta Ka Dambeesay

0 Visits: 2096 | Tuesday June 28, 2016 - 14:02:02
Burco(AFKA) Waxa goor dhaweyd Xabsiga weyn ee Magaalada Burco lagu xidhay Wariye Cabdisatar Cabdilaahi Cali oo ku magacdheer Sabri

Read More »

Daawo Muqaal:Sheekh Cumar Dirir Oo Ka Warmay Maraxaladi Kale Duwana Ee U Soomaray.

0 Visits: 1166 | Tuesday June 28, 2016 - 09:00:37
Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir, ayaa ka hadlay marxalado dhawr ah oo noloshiisa bilaw ilaa hada halka ay marayso, waxaanu sido kale hoosta ka xariiqay maadama oo uu ka mid yahay shaqsiyaddka magaca ALLE ku galaday khasaare iyo faa'iido wixii uu kala kulmay in uu noqday sheikh aad loo wada jecel…

Read More »

Ciidamada Nabad Sugida Ujooga Somaliya Oo Aan Qaadan Muddo Gaadhaysay Lix Bilood Wax Mushahar Ah.

0 Visits: 695 | Tuesday June 28, 2016 - 08:51:45
Ciidamada nabad ilaalinta AMISOM ee ka howlgala dalka Soomaaliya ayaa la sheegay inaysan wax mushaar ah qaadan lixdii bilood ee la soo dhaafay.Sida ay qortay BBCda ciidamada AMISOM oo tiradooda gaarayso 22,00o oo askari oo dalal kala duwan ka socda ayaa arrimo la xiriira xisaabaadka awgeed lacagihii…

Read More »