Wararka

Hogaamiyaha Mucaarika Dalka Uganda Col Besigye Oo Maanta Maxkamad La Horkeenaayo Iyo Sababta Kaliftay.

0 Visits: 451 | Wednesday June 15, 2016 - 17:54:46
Hogaamiyaha mucaaradka dalka Uganda Col Kiize Besigye ayaa maanta lagu wadaa in maxkamadda la horkeeno. Besigye waxaa dambiyo dowladda ay ku tilmaamtay qiyaano qaran.

Read More »

Khilaaf Culus oo ka dhex Taagan Madxweynaha iyo Raisulwasaaraha Somalia iyo Waxa salka u ah Khilaakaas

0 Visits: 574 | Wednesday June 15, 2016 - 17:48:59
Madaxwaynaha iyo raysalwasaaraha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Cumar Cabdirashiid ayaa uu kala dhex galay khilaaf la xidhiidha

Read More »

Daawo: Madaxweynekuxigenka Somaliland oo 145 Guri ku wareejiyey Dad Danyar ah oo Deggenaa Hargeysa

0 Visits: 558 | Wednesday June 15, 2016 - 17:37:07
Madaxweynekuxigenka iyo Wasiirka Dib u dejinta Somaliland ayaa sheegay in Xukuumadda ay ka go'antahay inay meel kasta u marto sidi ay hoy u heli lahaayeen dadka danyarta ah ee caasimadda iyo guud ahaanba somaliland

Read More »

Daawo:Nuxurkii Khudbadii Maayirka Burco Ka Jeediyey Degmada Balidhiig Ee Ka Tirsan Gobolka Togdheer

0 Visits: 588 | Wednesday June 15, 2016 - 17:34:17
Gudoomiyaha Degmada Burco Maxamed Muraad Ayaa Bulshada Degmada Balidhiig Oo Ka Tirsan Gobolka Togdheer Ugu Bushaareyey In Qaranka Somaliland U waayin Cid Amaankood a Ilaalisa Waxaan U Sheegay Inay Ilaashadan Nabad Is Wada Jir Ah

Read More »

Daawo:Wasiirka Waxbarashada oo Dhagax Ka Dhigay Dugsi Deegaanka Dhagax Madow Ee Gobolka Awdal

0 Visits: 819 | Wednesday June 15, 2016 - 17:01:31
Deegaanka Dhagax Madow Ee Gobolka Awdal Ayaa Maanta Wasiirka Waxbarashada U Dhagax Ka Dhigay Dugsi Hoose Dhex Oo Yeelan Doonto Deegaankaasi Oo Baahi Weyn Loo Qabay

Read More »

Daawo:Idaacada Qu'raanka Kariimka Ah oo Laga Furay Gebilay

0 Visits: 676 | Wednesday June 15, 2016 - 16:44:32
Daahfurka Idaacada Fm-ta Quraanka Kariimka Ah Ee Gabiley Laga Hirgaliyey iyo Wasiirka Warfaafinta oo Xadhiga Ka Jaray

Read More »

Daawo:Xisbiga Waddani Oo Qalab Ciyaar Gudoonsiiyay Kooxo Ka Tirsan Degmooyin Ka Tirsan Magaalada Hargeysa

0 Visits: 594 | Wednesday June 15, 2016 - 16:39:24
Gudoomiyaha Xisiga Wadan Ee Gobolka Maroodi Jeex Ayaa Qalab Ciyaar Gudoonsiiyay Kooxo Ka Tirsan Degmooyin Ka Tirsan Magaalada Hargeysa

Read More »

Tirada Xildhibaannada Maqaar-saarka Ah Ee Somaliland Laga Siiyey Baarlamaanka Soomaaliya Oo La Shaaciyey

0 Visits: 674 | Wednesday June 15, 2016 - 16:02:00
xukuumadda Soomaaliya ayaa saami qaybsiga kuraasta baarlamaanka cusub ee loo dhisayo Soomaaliya, waxay kuraas gaar ah u qoondeysey tiro gaadheysa 47 mudane.

Read More »

War Deg Deg Ah:Madaxweynaha Puntland oo Xilalkii ka Qaaday Taliyihii Nabad-sugidda PL iyo ku-xigeenkiisii

0 Visits: 617 | Wednesday June 15, 2016 - 15:53:05
Madaxwaynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali [Gaas], ayaa wareegto Xafiiskiisa kasoo baxday Xilalkii uga qaaday Sharmake Shiikh Doon iyo ku xigeenkiisa Abshir Aadan,

Read More »

Xisbiga WADDANI Oo Markii Labaad Daah-furay Barnaamijka LA' AFUR WADDANI Ee Bisha Ramadaan, Deeq Raashin Ahna Gaadhsiiyey 140 Qoys Oo Danyar Ah.+Sawiro

0 Visits: 721 | Wednesday June 15, 2016 - 15:47:47
Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa maanta mar kale daah furay qeybta labaad ee barnaamijkii LA' AFUR WADDANI oo xisbigaasi uu bisha Ramadaan ku afuriyo dadka danyarta ee ku kala dhaqan gudaha Somaliland, waxaana ay maanta 140 qoys oo danyar ah oo ku nool magaalada Hargeysa ay gaadhsiiyeen deeq…

Read More »

Daawo:"Dibna Ugu Qaadan Mayno mana Dhici Doonnto In Dadka Lagu Handido Iyagoo Dalkooda Jooga"Gudoomiye Qabo

0 Visits: 1759 | Wednesday June 15, 2016 - 08:37:41
Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Ayaa Bulshada Ku Dhaqan Degmada Balidhiiig Ugu Bushaareyey In aan Ciidamada Liyuu Boolisku Ugu Hanjabin Doonin Munaawdina Reer Somaliland Ee Xadka Dagan Waxaana Uu Yidhi "Dibna Ugu Qaadan Mayno mana Dhici Doonto In Dadka Lagu Handido Iyagoo Dalkooda Jooga"Gudoomiye…

Read More »

Wareegii 1aad Ee Group-yada Euro 2016 Ayaa Soo Dhamaaday – Halkaan Ka Daalaco Natiijooyinka & Kala Sareynta Group-yada.

0 Visits: 832 | Wednesday June 15, 2016 - 08:33:23
Waxaa soo dhamaaday wareegii 1aad ee Group-yada tartanka Euro 2016 iyadoo xulalka Portugal iyo Iceland ay ahaayeen xulalkii ugu danbeeyay ee ciyaara kulamadoodii ugu horeysay ee tartankaan, berri (15ka Juun) waxaa la ciyaarayaa kulamada wareega labaad ee group-yada iyadoo ay ciyaarayaan xulalka Group…

Read More »

"Waa Ninka Ka Dhiidhiyey Hanjabaadiina Caga Jugleentiina Ee Ciidamada Keenay Reer Balidhiigow Taas U Haya Maskaxdiina Iyo Maaanka Taarikhada Ugu Haya Gudoomiye Qabo" Suldaan Cigale

0 Visits: 1788 | Wednesday June 15, 2016 - 08:03:19
MId kamida Madaxdhaqameedka Gobolka Togdheer oo Reer Ballidhiig kor iyo hoos ba ugu sheegay Waxqabadka Badhasab Qabyo Tiro kuna booriyey inay u hayaan Abaalkaas uu ugu soo gurmaday

Read More »

Taliyihii Hay'adda Nabadsugida Iyo Sirdoonka Qaranka Ee NISA oo Xilkii laga Qaaday iyo Madaafiic aad U Culus oo Lagu Garaacay Madaxtoyada Muqdisho

0 Visits: 665 | Wednesday June 15, 2016 - 07:56:27
Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xil ka qaadis ku sameeyey Taliyihii Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Sareeye Guuto Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare.

Read More »

Ergeygii Midowga Yurub U Qaabilsana Dalka Turkiga Hansjoerg Haber oo is Casilay.

0 Visits: 578 | Wednesday June 15, 2016 - 07:49:46
Ergeyga Midowga Yurub ugaga wakiilka ahaa dalka Turkiga Hansjoerg Haber ayaa iska casilay xilkii uu hayay inka yar sanad markii la magacaabay.

Read More »

Xuseen Axmed Caydiid Oo Ka Hadlay Waftigii Itoobiya, Dhacdadii Gaashaamo, Dacwadda Ucid, Colaadda Bariga Iyo Arrimo Kale.

0 Visits: 468 | Wednesday June 15, 2016 - 07:46:31
Afhayeenka Isbahaysiga Kulmiye Xuseen Axmed Caydiid oo ahaa wasiirkii hore ee Caddaaladda iyo arrimaha Garsoorka kana mid ahaa wasiirradii tirade badnaa ee is casilay xilligii shirweynihii Kulmiye,

Read More »

Xoghayaha Golaha Wasiirrada oo Si Cilmiyeysan u Sharaxay Shaqada uu Qabto Xafiiskiisu iyo Waxa u Qabsoomay 6 Bilood Kadib

0 Visits: 633 | Tuesday June 14, 2016 - 16:51:13
Waxaa laga joogaa mudo Lix bilood ah 14/12/2015 - 14/06/2016 kadib markii maanta oo kale aan la wareegay masuuliyada iyo maamulka xafiiskan: Xoghayaha Guud ee Golaha Wasiirada JSL-Cabinet Secretary

Read More »

Daawo Muqaal: Haweenay Ka Soo Badbaaday Dadki Lagu Xasuqay Tuulada Jaamac Dubad

0 Visits: 706 | Tuesday June 14, 2016 - 16:39:49
Daawo: Haweenay Ka Soo Badbaaday Dadki Lagu Xasuqay Tuulada Jaamac Dubadd Iyado Warbaxin Shaaca Ka Qaaday

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Badka Soo Dhigay Qodabada Ay Ku Heshiyeen Pro Axmed Samater Oo Ku Biiray Xisbigaasi

0 Visits: 1466 | Tuesday June 14, 2016 - 16:34:33
Khudbadi Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga KULMIYE Md Muse Biixi Iyo Maxay Ku Heshiyeen KULMIYE Iyo Pro Samatar

Read More »

Hogaamiyaha Xisbiga Mucaradka UCid Oo Cubsitaalka Hargaysa Ku Booqday Dadkii Ku Waxyeeloobay Robkii Shalay Ka Da,ay Magalada Hargaysa

0 Visits: 689 | Tuesday June 14, 2016 - 16:29:44
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiinta Xisbigaasi UCID ayaa waxa ay saaka Cusbitaalka Wayn Ee Hargaysa ku Soo Booqdeen Dadkii ku waxyeelloobay Roobkii shalay Duufaanta wattay ee Hargaysa ka da'ay .

Read More »