Wararka

Daawo:Maayir Magaalada Hargeisa Oo Kor Meer Ku Tagay Dhismayaasha Jidad Cusub Oo Laga Hirgelinaayo Magaalada Hargeisa

0 Visits: 788 | Monday June 13, 2016 - 17:07:08
Daawo:Maayir Magaalada Hargeisa Oo Kor Meer Ku Tagay Dhismayaasha Jidad Cusub Oo Laga Hirgelinaayo Magaalada Hargeisa

Read More »

Daawo:Wafti U Hoggaaminayo Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi Oo Boorama Gaadhay iyo Prof Axmed Samatar oo Berri Ku Biiraya Kumiye

0 Visits: 645 | Monday June 13, 2016 - 17:07:00
Wafti ballaadhan oo iskugu jira hoggaanka xisbul-xaakimka KULMIYE iyo saraakiil xukuumadda katirsan, ayaa socdaal shaqo, ku gaadhay caasimadda gobolka Awdal ee Borama, halkaas oo soo dhaweyn diirran loogu sameeyey.

Read More »

Daawo:Wafti Wasiiro Ah Oo Xadhiga Ka Jaray ashaariic Biyo Gelineed Oo Laga Hir Geliyay Deegaano Hoos Yimaada Hargaysa

0 Visits: 578 | Monday June 13, 2016 - 17:04:38
Wefti Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Biyo Gelineed Oo Laga Hir Geliyay Deegaano Hoos Yimaada Caasimada Magaalada Hargeisa

Read More »

Daawo: Ciyaartaydii abkhazia Kaga Qayb Galay Koobka Waddamada Aan La Aqoonsan Oo Eedo Kulul Ujeediyay Wasarada Ciyaharaha Somaliland

0 Visits: 773 | Monday June 13, 2016 - 17:01:43
Ciyaartaydii reer Somaliland ee dalka abkhaasiya kaga qayb galay koobka waddamada aan la aqoonsanayn oo dalka dib ugu soo laabtay kana warbixiyay safarkoodii

Read More »

Daawo: Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Su,aalo Ku Sabsan Oo La Waydiyay Sheekh Cumar Dirir Ka Faa,idayso

0 Visits: 882 | Monday June 13, 2016 - 16:59:09
Waxaan halkan idiinku soo gudbin doona su'aalo iyo jawaabo muhiim ah oo ku saabsan bisha barakaysan ee ramadaan waxaan soo jeedinaya sheekh Maxamed Cumar dirir ee ka faa'iidaysi wanaagsan

Read More »

Nuxurka Kulankii Degdegga Ahaa ee Madaxtooyada Ku Dhexmaray, Madaxweynaha,iyo Qaarkamida Guurtida iyo Madaxdhaqameedka Dalka+SAWIRO

0 Visits: 716 | Monday June 13, 2016 - 16:42:42
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa kulan degdega ugu qabtay qasriga Madaxtooyada xubno ka tirsan

Read More »

"Faysalow Ama Habalaha Somaliland Cay Ama Cirkaas Qabo, Wallahay Adiga Iyo Kuwa Ka Danbeeyaba Ilaa Aakhiro Ka Hadhimayno". Jamaal Cali Xuseen

0 Visits: 851 | Monday June 13, 2016 - 16:38:00
Murashaxa Xisbiga UCID, Mud. Jamaal Cali Xuseen ayaa markale dhaar Islaam ku maray in aanu sinaba uga hadhayn Khiyaamada qaawan ee uu Faysal Cali Waraabe

Read More »

Daawo Warbixin Ka Hadlasa Xasuuqii gaashaamo ee cidamada liyu police 2016

0 Visits: 1310 | Monday June 13, 2016 - 13:26:28
Daawo Warbixin Ka Hadlasa Xasuuqii gaashaamo ee cidamada liyu police 2016

Read More »

Aabaha Dhalay Ninkii 50-ka Qof Ku Dilay Dalka Mareykanka Oo Ka Hadlay Weerarkaasi Iyo Sababta Ku Kaliftay Wilkiisa.

0 Visits: 632 | Monday June 13, 2016 - 10:20:02
Mir Seddique oo ah aabaha dhalay ninkii weeraray baarka ku yaala Magaalada Orlando ee Gobolka Florida ee dalka Mareykanka, ayaa sheegay in wiilkiisu uu aad u nebcaa dadka isu jinsiga ah, ee isu galmooda.

Read More »

Muqdisho :Kaamiroyinka Qarsoon Ee CCTV Oo Markii Ugu Horeysay Lagu Xidhayo Wado Ku Taalla Muqdisho

0 Visits: 758 | Monday June 13, 2016 - 10:16:23
Ka dib markii uu kordhay saxmada ka taagan wadada Maka Al-Mukarama oo ah mida ugu mashquulka badan Muqdisho ayaa waxaa socda qorshe wadadaas loogu xirayo kaamirooyinka qarsoon ee CCTV si loola socdo dhaqdhaqaaqa iyo fal dambiyeedyada ka dhaca wadadaas. Taliyaha Saldhiga Booliska degmada Waaberi G/lle…

Read More »

Daawo Muqaal:Muxaadaro Ka Waramaysa Cibaadooyinka Amma Acmaasha Ugu Fadliga Badan Waxana Soo Jeedinaya Sheekh Mustafe.

0 Visits: 563 | Monday June 13, 2016 - 10:09:08
Muxaadaro Ka Waramaysa Cibaadooyinka Amma Acmaasha Ugu Fadliga Badan Waxana Soo Jeedinaya Sheekh Mustafe.

Read More »

Daawo Muqaal:Qaar Ka Mida Tageerayasha Qaranka Turkiga Ee Ku Sugan Farance Oo Ku Hubaysnaa Mindiyo

0 Visits: 543 | Monday June 13, 2016 - 09:40:44
taageerayaasha Qaranka Turkiga Ee Jooga France Waxa Ay Ku Hubeysan Yihiin Mindiyo

Read More »

Daawo Muqaal: Masuuliyinta Xisbiga Wadani Ee Dalka Uk Oo Hadhimo Afureed U Samayay Marwo Faadumo Saciid

0 Visits: 847 | Monday June 13, 2016 - 09:32:48
habeenkii xalay ka dhacday Hotel Nomad ee Galbeedka London kulan Afur iyo Casho isugu jira oo qaar ka mid ah madaxda xisbiga Waddani UK ay ku qabileen Marwo Faadumo Saeed oo Lataliyada arimaha Dibeda ee gudoomiyaha xisbiga Waddani,Kulanka oo ay kasoo qayb galeen qaar ka mid ah madaxda xisbiga ee Bristol…

Read More »

Daawo Xogta Dahsoon Oo Daha Ka Faydaysa Dawlada Ku Hawlan Hub Casriya Oo Lagu Xoojiyo Amaankoda

0 Visits: 559 | Monday June 13, 2016 - 09:29:18
Dhamaan dalalka caalamku waxay ka shaqaynayaan sidii ay u hantiyi lahaayeen hub culus oo ay ku xoojiyaan awoodooda kuna qabsadaan wadamo kale hadii ay lama huraan u arkaan, waxana aynu halkan ku soo bandhigi doonaa qaybaha hubkaa ka mid ah ee aynu sida dhalanteedka ah ugu arki jirnay aflaamta.

Read More »

Tirada Dhimashada Dadkii Lagu Laayay Magaalada Orlando Ee Dalka Maraykanka Oo Sii Kordhaaya Iyo Wararkii U Danbeeyay

0 Visits: 653 | Monday June 13, 2016 - 08:58:57
Xaaladda Club-ka ku yaala magaalada Orlando ayaa caawa aad u kacsan, iyadoo weli halkaasi ay ku sugan yihiin ciidamada kala duwan ee Dawladda Mareykanka, gaar ahaan Booliska iyo kuwa dembi baadhista FBI-da loo yaqaano, iyadoo ay sii kordhayaan qasaaraha ka dhashay nin hubeysan oo dad ku xasuuqay goob…

Read More »

Daawo: Barnamijka Hagaha Qoyska, waa barnaamijkii u horreeyay ee Soomaaliyeed ee noociisa ah. Ku xidhnow maalin kasta xilliga Ramadaanta,6aad.

0 Visits: 588 | Sunday June 12, 2016 - 18:39:39
Hargeysa (AFSH) Barnamijka Hagaha Qoyska, waa barnaamijkii u horreeyay ee Soomaaliyeed ee noociisa ah. Ku xidhnow maalin kasta xilliga Ramadaanta,6aad.

Read More »

Daawo Muqaal:Deeq Isugu Jirta Xoolo Nool Iyo Lacag Oo La Gaadhsiiyey Xarunta Agoomaha URTEHAGEN Ee Magaalada Burco.

0 Visits: 578 | Sunday June 12, 2016 - 16:47:49
Deeq Isugu Jirta Xoolo Nool Iyo Lacag Oo La Gaadhsiiyey Xarunta Agoomaha URTEHAGEN Ee Magaalada Burco.

Read More »

Daawo Muqaal: Nin Ka Badbaadey Xasuuqii Degmada Gaashaamo Oo Ka Waramay Siday Wax U Dheceen.

0 Visits: 576 | Sunday June 12, 2016 - 16:47:44
Nin Ka Badbaadey Xasuuqii Degmada Gaashaamo Oo Ka Waramay Siday Wax U Dheceen.

Read More »

DaawoMuqaal: Masuuliyiinta Wasaarada Beeraha G/Saraar Oo Iska Fogeeyey Eedaymo Ay Usoo Jeediyeen Golaha Degaanka Caynaba

0 Visits: 545 | Sunday June 12, 2016 - 16:40:43
Isduwaha Wasaarada Beeraha Gobolka Saraar Oo Maanta Warbaahinta Kula Hadlay Magaalada Caynaba Ayaa Ka Jawaabay Eedaymo Uga Yimi Golaha Degaanka Ee Caynaba Iyo Masuuliyiinta Wasaarada Degaanka

Read More »

Daawo Muqaal:Mid Ka Mida Qareenada U Doodayay Faysal Cali Waraabo Oo Arimo Badan Badka Soo Dhigay

0 Visits: 683 | Sunday June 12, 2016 - 16:36:25
Mid Ka Qareenadii Difaacayay Eng Faysal Cali Waraabe Oo Badka Soo Dhigay Arimo Badan Shakina Geliyay.Ka Mid Ahaanshaha Xisbiga Ucid Garabka Jamaal Cali Xuseen

Read More »