Wararka

Hay'ada Khadiija Foundation Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiisay Tuulooyinka Kamida Gobolka Daadmadheedh.

0 Visits: 613 | Saturday June 04, 2016 - 10:11:38
Hay'ada Khadiija Foundation Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiisay Tuulooyinka Kamida Gobolka Daadmadheedh.

Read More »

Madaxii iyo Xoghayihii Hore Ee Xiriirka Kubadda Cagta Dunida Ee FIFA Lo loo Haysto Musuq maasuq

0 Visits: 537 | Saturday June 04, 2016 - 09:58:22
Ururka Kubadda Cagta ee aduunka ee FIFA ayaa sheegay in Madaxii Hore ee Ururka Sepp Blatter iyo Laba Sarkaal oo Sare oo kale ay Sameysteen Mushaar kororsi iyo lacago ay isku Abaal-mariyeen oo dhan 80-milyan oo Doollar muddo Shan Sannadood ah.

Read More »

Goorma Ayey Manchester United Ku Dhawaaqi Doontaa Saxiixa Zlatan Ibrahimovic?

0 Visits: 940 | Saturday June 04, 2016 - 09:57:38
Manchester United ayaa xaqiijin doonta saxiixa weeraryahanka xulka Sweden Zlatan Ibrahimovic iyadoo ka saxiixeysa heshiis hal sano ah. Sky Sports ayaa ku warantay in xidigaan reer Sweden uu noqon doono saxiixa ugu horeeya ee Jose Mourinho waxaana lagu dhawaaqi doonaa maalmaha soo aadan, ka hor inta…

Read More »

Jack Wilshere Oo Si Layaab Leh Usoo Galay Liiska Xidigaha Uu Pep Guardiola Doonayo Inuu Ku Xoojiyo Manchester City

0 Visits: 753 | Saturday June 04, 2016 - 09:52:48
Macalinka la wareegi doona xilka Manchester City Pep Guardiola ayaa sii bilaabay dib u dhiska khadka dhexe ee kooxdiisa kadib markii uu 21 Malyan Oo Pound kula soo saxiixday kubad sameeyahii Borrusia Dortmund Ilky Gundogan.

Read More »

Nambarada Ay Xiran Doonaan Ciyaartooyda Xulka Spain Ee Tartanka Euro Oo La Shaaciyay Iyo Lucaz Vazquez Oo Loo Dhiibay No.9

0 Visits: 904 | Saturday June 04, 2016 - 09:50:18
iyadoo ay kaliya sideed maalmood ka harsan tahay bilaabashada tartanka qaramada qaarada yurub ee Euro 2016, xulka qaranka Spain ayaa ku dhawaaqay nambarada ay xiran doonaan ciyaartooyda kooxda u mataleysa tartankaas.

Read More »

Daawo Muqaal:Dawlada Somaliland Oo Markii Kowaad Ka Furatay Dalka Maraykanka Safarad Quruxbadan Oo Ku Ka Babanayo Calanka Somaliland.

0 Visits: 611 | Saturday June 04, 2016 - 09:35:50
Somaliland oo Safaarad Cusub Ka Furatay Caasimada Dallka Mareykanka ee Washington DC

Read More »

India:21 Qof Oo Ku Dhintay Iska Horimaad Dhexmaray Booliiska India Iyo Koox Weerar Waday

0 Visits: 628 | Saturday June 04, 2016 - 09:33:02
Ugu yaraan 21 qof ayaa ku dhintay iska horimaad shalay ka dhacay degmada Mathura ee gobalka Uttar Pradesh ee dalka India.

Read More »

Dacwadii Ka Socotay Minnesota Oo Lasoo Gabagabayay Iyo Saddax Wiil Oo Soomaliya Oo Lagu Helay Falal Danbiyeed

0 Visits: 799 | Saturday June 04, 2016 - 09:30:05
Xeerbeegtidii Minnesota ee gacanta ku hayay kiiska seddexda wiil Soomaali Mareykanka aheyd, ayaa maanta go'aamiyay in dhammaan dambiyadii cuslaa ee lagu soo eedeeyay dhalinyaradaasi lagu heley.

Read More »

Daawo:Kooxda Al-shabaab Oo Baahisay Codadkii Laga Duubay Kooxdii Geysatay Weerarkii Hotel Ambasaddor Ee Magaalada Muqdisho.

0 Visits: 725 | Saturday June 04, 2016 - 09:27:18
Codka ay baahisay idaacada ururka Al Shabaab ee Andalus ayaa ah cod telefoonka looga duubay kooxdii geysatay weerarkii lagu qaaday Hotel Ambassador ee magaalada Muqdisho, iyagoo xilligaasi dagaal ka dhex waday Hotelka.

Read More »

Shirkii Madasha Wada-Tashiga Soomaliya Iyo Madaxda Soomaalida Oo Si Wada Jira Usoo Saaray War Murtiyeed

0 Visits: 659 | Saturday June 04, 2016 - 09:22:59
Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee Hogaamiyeyaasha Soomaalida oo ka Socday Muqdisho - intii u Dhexeysay 29-kii May - 02-dii Juun 2016-ka, ayaa laga soo saaray War-murtiyeed ay Hoggaamiyeyaasha Soomaalidu isku raaceen. Shirkaan, ayaa waxaa ka qayb-galay Mas'uuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya,…

Read More »

War Deg Deg Ah:Hogaamiyihi Ciyaarta Fedh Feedhka Maxamed Cali Kalaay oo Geeriyooday

0 Visits: 740 | Saturday June 04, 2016 - 09:21:09
Maxamed Cali Kalaay oo ahaa feeryahankii dunida ugu caansana ayaa ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla magaalada Phoenix ee gobolka Arizona. Maxamed waxaa Khamiistii la dhigay cisbitaal, isagoo xanuun ka haleelay haleelay dhinaca neefsashada.

Read More »

Daawo Muqaal:Magaalada Badhan Oo Xaflad Qalin Jabina Loogu Qabtay Arday Dhamaysatay Luuqadaha Qalaad

0 Visits: 633 | Saturday June 04, 2016 - 09:19:10
Magaalada Badhan Oo Xaflad Qalin Jabina Loogu Qabtay Arday Dhamaysatay Luuqadaha Kala Duwan

Read More »

Nin Aan Shaqo Haysan Oo Ku Guulaystay Inuu Diyaarad Helikabtar Ah Ka Sameeyo Hadhaaga Biraha.

0 Visits: 712 | Saturday June 04, 2016 - 09:18:22
Nin muddo badan ku fikirayey inuu mar uun ku duulo diyaarad, balse camal la'aan iyo dhaqaale la'aan haysa aawadeed awooddi waayey inuu hamigiisa ka dhabbeeyo, ayaa muddo kadib sameeyey diyaarad nooceedu yahay kuwa qumaatiga u kaca (helikabtar) oo uu ka sameeyey waxyaabo hadhaa ah oo biro u badan.

Read More »

Daawo Muqaal:Roobab Waaweyn Oo Ka Da,ay Wadamo Ka Mida Qaarada Yurub,Oo Ay Ku Dhinteen Dad Shacab Ah

0 Visits: 554 | Saturday June 04, 2016 - 09:11:07
Roobab Waaweyn Oo Ka Da,ay Wadamo Ka Mida Qaarada Yurub,Oo Ay Ku Dhinteen Dad Shacab Ah

Read More »

Daawo.Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Oo Xadhig Ka Jaray Garoonkii Ugu weynaa Ee La Dhigo Rooga Casriga Ee Kubada Cagta Lagu Ciyaaro Oo La Yidhaahdo Dhoolal Stadium Center Oo Borama La Hirgelliyey.

0 Visits: 634 | Friday June 03, 2016 - 18:37:40
Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Oo Xadhig Ka Jaray Garoonkii Ugu weynaa Ee La Dhigo Rooga Casriga Ee Kubada Cagta Lagu Ciyaaro Oo La Yidhaahdo Dhoolal Stadium Center Oo Borama La Hirgelliyey.

Read More »

"waxaanu go'aansanay ganacsigeenu in uu Cilmi iyo Aqoon ku dhisnaado"Wsiirka Ganacsiga Somaliland

0 Visits: 765 | Friday June 03, 2016 - 18:24:12
Wasiirka Ganacsiga Somaliland Xuseen Aadan Dayr (Xuseen Dayr),

Read More »

Wasiirka Diinta Iyo Awaafta oo Xadhiga Ka Jaray Hudheelka Casriga Ah Ee East Africa Hotel oo Laga Hir Geliyey Caasimadda Hargeysa +Sawiro

0 Visits: 912 | Friday June 03, 2016 - 18:11:05
Wasiirka diinta iyo awqaafta somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa xadhiga ka jaray huteelka casriga ah ee Eas Afrika Hotel oo laga hir geliyey magaalada Hargeysa. Munaasibad xadhiga lagaga jarayey Huteelkan cusub oo ka dhacday xarunta Hotel-kaas ayaa waxa ka soo qayb galay wasiirka diinta…

Read More »

Daawo:Xisbiga Kulmiye oo Xafiis ka Furtay Degmada Taleex

0 Visits: 513 | Friday June 03, 2016 - 17:34:17
Xisbiga Kulmiye oo Xafiis ka Furtay Degmada Taleex

Read More »

Maydadka Tahriibayaal fara badan oo laga helay Xeebaha Dalka Liibiya

0 Visits: 651 | Friday June 03, 2016 - 17:32:21
Maydadka tahriibayaal tiro badan ayaa laga helay xeebta dalka Liibiya, kuwaasoo la sheegay inay ka mid ahaayeen tahriibayaal ay la dageen doomo ay ku safrayeen toddobaadkii hore.

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Maxkamada Ee Gobolka Togdheer Ayaa Si Rasmi Ah Xadhiga Uga Jaray Maxkamada Degmada Dhoqoshey

0 Visits: 457 | Friday June 03, 2016 - 17:21:36
BurcO(AFKA)Gudoomiyaha Maxkamada Ee Gobolka Togdheer Ayaa Si Rasmi Ah Xadhiga Uga Jaray Maxkamada Degmada Dhoqoshey

Read More »