Wararka

Madaxweynaha Dalka Turkiga oo Xadhiga ka jaray Safaaradda Turkiga ee Muqdisho +SAWIRRO

0 Visits: 1379 | Friday June 03, 2016 - 17:21:18
Muqdisho(AFKA)Madaxweynaha Dalka Turkiga, Recap Tayyip Erdogan oo uu wehliyo Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh M

Read More »

Daawo Muqaal:Kooxo Kubada Cagta Ee Ka Dhisan Degeenka Ceelafweyn Oo Qalab Ciyareed Lasoo Gadhsiyay

0 Visits: 562 | Friday June 03, 2016 - 15:22:32
Kooxa Kubada cagta ee Ceelafweyn Waxa Lagu Wareejiyay Deeq Qalab Sports ah oo ay ugu Taba ruceen Qaar kamida Jaliyada Magaaladaasi ee Dalka Dibadiisa .​

Read More »

Muqdisho:Madaxweynaha Turkiga Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Goor-Dhowayd Kasoo Dagay Magaalad Muqdisho

0 Visits: 605 | Friday June 03, 2016 - 15:13:33
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Turkiga, Recap Tayyip Erdogan ayaa goor-dhaw soo gaaray Magaalada Muqdisho, iyadoo amniga guud ee Waddooyinka gala Garoonka Diyaaradaha Muqdisho aad loo adkeeyay. Haween ku labisan Calanka Somalia ayaa ku sugnaa Waddada Garoonka iyo Midda Aadda Madaxtooyada Somalia,…

Read More »

Buug La Magac Baxay Cunto Iyo Caafimaad Oo Ay Qortay Qora Da.Ayar Oo Lagu Soo Bandhigay Magalada Burco+Sawiro

0 Visits: 1054 | Friday June 03, 2016 - 15:04:52
Munaasibad Baladhan Oo Lagu Soo Bandhigayay Buug Lagu Magacdaray Cuntada Iyo Caafimaadka Oo Ay Qortay Qora Da.Yar Najma Farxaan Maxamuud Ayaa Galabnimadii Shalay Lagu Soo Bandhigay Barxada Baladhan Ee Naadiga Halkaraan Ee Magalada Burco.

Read More »

Hargaysa:Wasiirka Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Ciyaaraha Oo Si Adag U Eedeeyey Guddoomiyaha Xisbiga Waddani

0 Visits: 648 | Friday June 03, 2016 - 10:30:42
Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdillaahi Faarax Maydhanne, ayaa si adag u dhalliilay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, ahna hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), isagoo ku eedeeyey inuu yahay masuul aan u qalmin in bulshada iyo…

Read More »

Wadahadallada Nabadda Ee Falastiin Iyo Israa'iil Oo Maanta Ka Furmaya Magaalada Paris Ee Dalka Faransiiska.

0 Visits: 614 | Friday June 03, 2016 - 10:28:23
Wadahadallada looga golleeyahay in mar kale dib loo billaabo geeddi socodka nabadda ee Falastiyiniinta iyo Israa'iil ayaa maanta waxa ay ka furmi doonaan magaalada Paris ee dalka Faransiiska.

Read More »

Daawo Muqaal:Kooxda Somaliland ee ciyaaraha Conifa oo 3 gool kaga badisay Jasiiradaha Changos iyo heesti calanka JSL oo loo tumaayo -

0 Visits: 626 | Friday June 03, 2016 - 10:26:49
Kooxdan ayaa noqonaysa kooxdii ugu horaysay ee Somaliland fagaare ciyaaro caalami ah calanka ka muujiay

Read More »

Madaxweynaha Xidhiidhka Kubada Cagta Adduunka Ee FIFA Oo Laga Yaabo In La Ganaaxo kadib Musuq-Maasuq Cusub Oo Soo Baxay.

0 Visits: 637 | Friday June 03, 2016 - 10:25:40
Madaxweynaha FIFA ninka lagu magacaabo Gianni Infantino ayaa laga yaabaa in la ganaaxo kadib markii uu amray in la tirtiro cod kii laga duubay shirkii golaha FIFA ee bisha May ka dhacay dalka Mexico.

Read More »

Wasiirka Ganacsiga Oo Heshiiska Dekedda Bebera Ku Tilmaamay Furaha Horumarka Somaliland.

0 Visits: 698 | Friday June 03, 2016 - 10:22:32
Wasiirka Ganacsiga Somaliland Xuseen Aadan Dayr (Xuseen Dayr), ayaa ka hadlay adeegyadda ganacsi iyo Maalgashi ee Wasaaraddiisu u qabato bulshadda Somaliland iyo cid kasta oo u baahan inay Jamhuuriyadda Somaliland ka hirgeliso noocyo ganacsi oo kala duwan, isaga oo hoosta ka xariiqay inay ka wasaarad…

Read More »

Daawo:Xildhibaan Shiine Faliidh Oo Kamida Xildhibaanada Golaha Deegaan Burco Oo Eedemo Culus U Soo Jeediey Maayir Burco

0 Visits: 1271 | Thursday June 02, 2016 - 17:04:42
Burco(AFKA)Xildhibaan cabdirisaaq xuseen obsiiye shine faliidh oo kamida xildhinaada golaha deegaanka burco ayaa

Read More »

Daawo:Munaasibada Balaadhan Oo Lagu Shaacinaayey Musharaxnimada Nagiib Maxamed Cismaan Oo Golaha Wakiilada U Tagan Ee Gobolka Togdheer

0 Visits: 890 | Thursday June 02, 2016 - 16:43:00
munaasibada Balaadhan Oo Lagu Shaacinaayey Musharaxnimada Nagiib Maxamed Cismaan Oo Golaha Wakiilada U Tagan Ee Gobolka TogdheerAyaa waxa ka qayb galay sulaadan cuqaal maasulin toro badan xildhibaano

Read More »

War Deg Deg Ah:Dad ku Sumoobay Degmada Xuddun Ee Ka Tirsan Gobolka Sool

0 Visits: 995 | Thursday June 02, 2016 - 16:25:32
Xudun(AFKA)Hal qof ayaa ku dhintay Degmada Xuddun, halka Ruux kalena uu aad u liito, kaddib

Read More »

Daawo:Cisbitaal Casriga Ah Oo Laga Dhax Dhigay Magaalada Burco Iyo Maamulka Gobolka Togdheer Oo Ka Qayb Galay

0 Visits: 514 | Thursday June 02, 2016 - 16:10:24
Cisbitaal Casriga Ah Oo Laga Dhax Dhigay Magaalada Burco Iyo Maamulka Gobolka Togdheer Oo Ka Qayb Galay

Read More »

Daawo:Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalaada Burco Oo Ku Geeryoodeen Shan Qof Iyo Maamulka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay

0 Visits: 609 | Thursday June 02, 2016 - 15:36:10
Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalaada Burco Oo Ku Geeryoodeen Shan Qof Iyo Maamulka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay

Read More »

Kaalin Shiidaal Oo Ku Taalay Magaalada Ceerigaabo Oo Shuf Beeshay Iyo Dareenkii Dadweynuhu Ka Bixyeen

0 Visits: 605 | Thursday June 02, 2016 - 15:28:39
Kaalin Shiidaal Oo Ku Taalay Magaalada Ceerigaabo Oo Shuf Beeshay Iyo Dareenkii Dadweynuhu Ka Bixyeen

Read More »

Munaasibada Balaadhan Oo Lagu Shaacinayo Murashaxnimada Marwo Waris Dhoobaale Oo Hargaysa Ka Dhacday Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Qeyb Galay Xafladdaasi + Sawiro

0 Visits: 649 | Thursday June 02, 2016 - 15:24:13
Hargeysa(AFKA)Waxaa Maanta magalada Hargaysa ka dhacday Munaasibad lagu shaacinayo Murashaxnimada Marwo Waris Dhoobaale oo ka sharraxan Gobolka Maroodijeex .

Read More »

Kulan looga Hadlayay ka Qayb-galka Haweenka iyo Dhalinyarada Ee Siyaasadda Somaliya Oo Lagu Qabtay Garoowe

0 Visits: 605 | Thursday June 02, 2016 - 15:19:00
Shirkan oo ka dhacay hoolka Shirarka Jaamacada PSU ee Magaalada Garoowe, ayaa looga Hadlay Kaalinta ay Dhallinyarada iyo Haweenka ku leeyihiin ka qayb-galka siyaasadda Soomaaliya.

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda Sweden Oo Jawaab Ka Bixisay Su'aalo La Xidhiidha Aqoonsiga Somaliland Iyo Arrimo Kale Oo Xildhibaano Baarlamaanku Waydiiyeen.

0 Visits: 728 | Thursday June 02, 2016 - 15:13:30
Xukuumada Sweden ayaa faahfaahin ka bixisay su'aalo xildhibaanada Baarlamaanka Sweden ka weydiiyeen mowqifkooda aqoonsiga Somaliland,

Read More »

Daawo Xog Culus: Tv Caalamiga AH Ee CCN Oo Soo Bandhigay Xasuuqii Somaliland Ka Geestay General Tuke

0 Visits: 1947 | Thursday June 02, 2016 - 15:07:56
Tv Caalamiga AH Ee CCN Oo Soo Bandhigay Xasuuqii Somaliland Ka Geestay General Tuke

Read More »

Daawo "Lacagta Xuqul Qalinka Heshiiska Dekeddu Waxa Uu Ku Dhacayaa Qasnadda Dawladda" Wasiirka Maaliyadda.

0 Visits: 581 | Thursday June 02, 2016 - 15:06:53
Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa sheegtay in lacagtii xaqul qalinka ahayd ee

Read More »