Wararka

War Deg Deg Ah:Maayirka Muraad Oo Baadhadhkii 18may Loo Sameeyey Ku Taageeray Muuse Biixi+Sawiro

0 Visits: 2770 | Sunday May 15, 2016 - 18:01:43
Burco (AFKA) Qaban qaabada 18ka may Ee Magalada Burco ayaa Loo Xilsaaray Mayerka Degmada Burco Maxamed Muraad,

Read More »

Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Fariin Guubaabo Xambaarsan u Diray Dhalinyarada Soomaaliyeed -

0 Visits: 618 | Sunday May 15, 2016 - 16:52:43
Muqdisho(HWN):-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa maanta hambalyo u diray dhamaamba dhalinyarada Soomaaliyeed, meel kasta oo ay joogaan, Munaasabadda sanadguurada 73-aad ee aas aaskii ururkii dhalinyarada ee SYL kuwaasoo horseeday gobanimadii…

Read More »

Xaafad Ka Mid Ah Magaalada Hargeysa Oo Saaka Lagu Arkay Dadkeeda Oo Qalanaya Waraabe Bakhti Ah Iyo Sababta Ku Kaliftay

0 Visits: 581 | Sunday May 15, 2016 - 16:49:53
Magaalada Hargeysa xaafad ka mid ah waxa lagu qashay Saaka Waraabe bakhti ah sida muuqaalka sawirka idiinka muuqata Dadka qalanaya Waraabaha

Read More »

Daawo:Qaar Kamid Ah Guddida Ictiraaf Raadinta Somaliland Oo Kulan La Qaatay Xildhibaanada Iyo Guddida Ictiraaf Raadinta Shefield

0 Visits: 362 | Sunday May 15, 2016 - 16:33:36
Qaar Kamid Ah Guddida Ictiraaf Raadinta Somaliland Oo Kulan La Qaatay Xildhibaanada Iyo Guddida Ictiraaf Raadinta Shefield

Read More »

"Heshiiska Somaliland Iyo Imaraadku Wadagaadheen Waanu Soo Dhawaynaynaa". Xildhibaan Kijaandhe

0 Visits: 644 | Sunday May 15, 2016 - 16:30:58
Xildhibaan Axmed Cabdi Nuur Kijaandhe ayaa markii ugu horaysay ka hadlay heshiiska dekedda Berbera ee uu Madaxweyne Siilaanyo la saxeexday dalka Imaaraadka Carabta.

Read More »

Daawo:Dadwaynaha Degmada Sheekh Maxay Ka Idhaahdeen Malgashiga Dekada Berbera

0 Visits: 674 | Sunday May 15, 2016 - 16:07:02
Maamulka Iyo Dadweynaha Degmada Sheikh oo Si Weyn uu Soo Dhoweeyay Maalgelinta Dekadda Berbera

Read More »

"Anigu Ma Lihi Facebook, Waligayna Ma Yeelan".Wariye Cabdisalaan Hereri Daawo

0 Visits: 1549 | Sunday May 15, 2016 - 16:05:14
Wariye Cabdisalaan Hereri oo kamid ah Saxafiyiinta ka hawl gala Telefeeshinka UniversalTv, horena uga soo shaqeeyay Ilaacadaha BBC iyo VOA laamahooda Soomaaliga, ayaa sheegay in aanu ciwaan ama account ku lahayn Shabakadda bulshadu ku xidhiidho ee Faceboo-ga.

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Booqday Dugsiga Dhagoolayaasha Magaalada Burco

0 Visits: 1229 | Sunday May 15, 2016 - 16:05:00
Burco(AFKA)Maxamed ibraahin aadan qabo Gudoomiyaha gobolka togdheer ayaa saaka booqday dugsiga dhagoolayaasha ee magalada burco

Read More »

Daawo: Banaanbaxyada Burco oo sii xoogaysanaya iyo Maayarka Burco oo an weli Dareemin Diidmada Dadweynaha

0 Visits: 919 | Sunday May 15, 2016 - 16:02:30
Waxa maalinba maalinta ka danbaysa si xoogaysanaya Kacdoonada iyo Gadoodka Shacabka Magaaladu burco ku diidan yihiin kagana soo horjeedaan

Read More »

Hargaysa:Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Tacsi U Diray Geerida Chief Caaqil Cawl Cabdulle.

0 Visits: 758 | Sunday May 15, 2016 - 16:00:10
Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo ka wakiil ah Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe iyo guud ahaanba taageerayaasha waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada, Asxaabta, madaxdhaqameedka iyo guud ahaanba…

Read More »

Daawo; Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md Cali Waran Cadde oo Ka Hadlay Xuska Diyaargarowga Maalinta 18 MAY

0 Visits: 548 | Sunday May 15, 2016 - 15:59:17
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md Cali Waran Cadde oo Ka Hadlay Xuska Diyaargarowga Maalinta 18 MAY

Read More »

Daawo Muuqaal:-Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Bulshada U Diray Fariin La Xidhiidha 18-ka May, Kana Hadlay Heshiiska Dekeda -

0 Visits: 579 | Sunday May 15, 2016 - 15:43:34
Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Bulshada U Diray Fariin La Xidhiidha 18-ka May, Kana Hadlay Heshiiska Dekeda -

Read More »

Daawo:Maayirka Burco Oo Cagaf Galiyey Mooskii BiyuhuSoo Jabiyeen Kadib Gurmadkii Gudoomiyha Gobolka Togdheer

0 Visits: 637 | Sunday May 15, 2016 - 15:39:29
Maayirka Burco Oo Cagaf Galiyey Mooskii BiyuhuSoo Jabiyeen Kadib Gurmadkii Gudoomiyha Gobolka Togdheer

Read More »

Xildhibaan Cabdi Laki Oo Tageero U Muujiyay Maalgashiga Ay Kala Saxeexdeen Imaraadka Iyo Somaliland.

0 Visits: 653 | Sunday May 15, 2016 - 15:34:19
Xildhibaan Cabdi –Laki Xasan Xaaji Nuur Oo kamida Xildhibaanada

Read More »

Golaha Wakiilada Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Wasiir-xigeenkii Madaxweyne Siilaanyo Ka Soo Dhex Cugtay Dhallinyaradda Somaliland.

0 Visits: 655 | Sunday May 15, 2016 - 15:27:36
Fadhigii ay saaka yeeshen golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa ay ku ansixiyeen wasiir, wasiir ku xigeeno iyo gudoomiye ku xigeenka haayada shaqaalaha Somaliland.

Read More »

Dacwad Ka Dhan ah Shirkadda Maamusha Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho oo Dawladda Somaliya ka Furatay Maxkamadda Ciidamada Somaliya

0 Visits: 668 | Sunday May 15, 2016 - 08:24:58
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Somaliya oo weli gacanta ku haysa kiiska 13 qof oo Soomaali ah, loona haysto

Read More »

Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland Oo Kormeer Ku Soo Maray Khasaare Bur-bur Oo Roobabku Soo Gaadhsiyeen Jidadka Dalka Qaarkood.+SAWIRRO

0 Visits: 647 | Sunday May 15, 2016 - 07:48:54
Wasiirka Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) ayaa

Read More »

Daawo:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Heshiiskii Somaliland Iyo Imaaraadka Carabta Ee Dekedda Berbera.

0 Visits: 604 | Saturday May 14, 2016 - 17:36:01
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxauud Siilanyo ayaa waxaa uu markii ugu horeysay ka hadley hishiiska ay xukuumadiisu la soo gashay ShirkadaDubai Port Worldoo maamuli doonta dekada Berbera isla markaana maal galin ku sameyn doonta Madaxweyne Siilanyo waxaa uu sheegay in hishiiskani uu hor dhac…

Read More »

Cidamada Kale Duwan Ee Ku Sugan magalada Hargaysa Oo Soo Bandhigay Gaardo Ciyaar Cajiiba Iyo Wasiiro Ka Qayb Galay

0 Visits: 716 | Saturday May 14, 2016 - 17:33:41
Dhoolatuskii Ugu Balaadhnaa Oo Ay Soo Bandhigeen Ciidamada Kala Duwan Ee Somaliland Iyo Wasiiro Ka Qayb Galay Ciidanka Kala Duwan Ee Somaliland Sida Militeriga, Booliska, Asluubta, Ayaa maanta Garoon Fagaare ah waxay ku soo bandhigeen Gaado Ka Ciyaar dhoolatus ah kuwaasi oo ay goob joog ka ahaayeen…

Read More »

Daawo:Wasiirka Warfaafinta Oo Ka Hadlay Warar Ay Warbaahinta Qaar Ka Qoreen Iyo Heshiiskii Dekedda Berbera Ee Somaliland Iyo Imaaraadka.

0 Visits: 479 | Saturday May 14, 2016 - 17:31:24
Wasiirka Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta Jamhuuriyadda Somaliland Mud. Cismaan Cabdillahi Saxardiid Cadaani ayaa ka hadlay warar ay warbaahinta qaar ka qoreen iyo heshiiskii caalamiga ahaa uu dhexeeyey ee Somaliland iyo Imaaraadka Carabta ee balaadhinta iyo casriyeynta dekedda berbera

Read More »