Wararka

Daawo:Xildhibaanada Golaha Deeganka Magaalada Hargeisa Oo Ka Hadlay Xuska 18ka May Taageerayna Heshiiska Dekada Berbera

0 Visits: 366 | Saturday May 14, 2016 - 17:28:10
Xildhibaanada Golaha Deeganka Magaalada Hargeisa Oo Ka Hadlay Xuska 18ka May Taageerayna Heshiiska Dekada Berbera

Read More »

Xildhibanada Golaha Degaanka Degmada Berber Oo Tageeray Heshiiska Dakada Berbera

0 Visits: 787 | Saturday May 14, 2016 - 17:25:16
Xildhibaanada golaha deegaanka degmada berbera ayaa taageero xxogan u muujiyey heshiiskii Somaliland iyo Imaaraadka Carabta ee balaadhinta iyo casriyeynta dekedda caalamiga ah ee Berbera, Hoos ka DAAWO Xildhibaanada oo arrimaha ka hadlaya

Read More »

War Deg Deg Daawo:Qaar Mida Xildhibaanada Golaha Deegaan Burco Maayirka Ugu Baaqay Inuu Iscasilo

0 Visits: 1042 | Saturday May 14, 2016 - 16:16:28
Qaar Ka Mida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Magaalada Burco Oo Ka Hadlay Moosaskii Biyaha Ka Celin Jiray Magaalada Burco Oo Jabay Iyo Guryaha Boliska

Read More »

Daawo: Bannaanbaxayo Cabasho ah oo lagaga Soo Horjeedo Maayarka Burco oo Gilgilay Magaalada Burco

0 Visits: 1541 | Saturday May 14, 2016 - 16:05:27
Qaar kamida Xaafadaha Magaalada Burco ayaa Bannaanbax Cabasho ah ka sameeyey Xafadahaasi, Waxana ay Taayiro ku gubeen

Read More »

Daawo: Badhasabka Togdheer oo u Gurmaday Danyarta Daadadku ku soo Fataheen Kormeerna ugu Tagay Cidamada Qaranka oo Gaardis ugu Diyargarobaya Xuska 18may

0 Visits: 698 | Saturday May 14, 2016 - 15:38:27
Badhasabka Gobolka Togdheer Maxamed Ibrahin Qabo oo ay weheliyaan Kuxigeenkiisa Maxamed Diriye Xayd, Badhasabki Hore Gobolka Sool Yasin X, iyo Xubno Kamida Waxgaradka Gobolka Togdheer ayaa

Read More »

Daawo: Komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyey Dhammadka Wejigii Hore Diwangelinta Gobolka M/Jeex Sharaxayna Qaab cusub oo Diwangalintu Ugasii Soconayso Gobolkaas

0 Visits: 564 | Saturday May 14, 2016 - 15:31:12
Komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyey Dhammaadka Wejigii Hore Diwangelinta Gobolka MaroodiJeex Sharaxayna Qaab cusub oo Diwangalintu Ugasii Soconayso Gobolkaas

Read More »

War Deg Deg ah: Dablay Weerar kuq aaday Gurigii Agaasimaha Arrimaha Bulshada Degmada Berbera, iyo Baabuur uuka mida Ahaa Baabuurkiisuu oo Dab la Qabadsiiyey+SAWIRO

0 Visits: 1933 | Saturday May 14, 2016 - 15:20:48
Qoraal Uu Boggiisa Facebook ku baahiyey Agaasimaha Arrimaha Bulshada Dawlada Hose Berbera Jimcale Cawke ayuu ku faahfaahiyey sidi wax u dhaceen iyo wixi sababay waxanu qoralkisa ku yidhi sidan:

Read More »

"Waa Inaynu Wax Ka Baranaa Horumarka Ay Taiwan Ku Samaysay Bilaa Aqoonsiga" Cabdikariim Axmed Mooge

0 Visits: 679 | Saturday May 14, 2016 - 09:26:07
Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda qorshaynta qaranka Cabdikariin Axmed Mooge oo ka mid ah xubnaha u ololeeya la dagaalanka qabyaalada ayaa ka hadlay dedaalka ay rubuc qarnigii tagay sameeyeen shacabka Somaliland.

Read More »

Tahriibayaal Tiro Badan Oo Laga Badbaadiyay Badda U Dhaxaysa Masar Iyo Talyaaniga.

0 Visits: 662 | Saturday May 14, 2016 - 09:21:06
Kun qof oo Tahriibayaal ah ayaa laga badbaadiyay badda Halista Badan ee Mediterranean, kuwaasi oo doonaayay inay si sharcidaro ah ku galaan dalka Talyaaniga oo muddooyinkii dambe noqday marinka Afrikaanku ka galaan Yurub.

Read More »

Daawo: Sh Aadan Siiro Muxu ka yidhi Heshiska ay Somaliland la Gashay Dawladda Imaraatka ee Dekedda Berbera

0 Visits: 1406 | Saturday May 14, 2016 - 09:16:52
Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray [Aadan Siiro] ayaa ka hadlay heshiiska dekedda Berbera ee Somaliland iyo Imaaraatka Carabta, isagoona sheekhu sheegay in ay adagtahay in ay dadku ku kalsoonaadaan heshiiska ay xukuumaddu ka gashay dekedda Berbera.

Read More »

Ciyaaryahanada Tenniska Serena Williams oo ku xanuunsatay hilib Eey oo ay cuntay

0 Visits: 998 | Saturday May 14, 2016 - 09:12:04
Ciyaaryahanada haysata horyaalka ciyaarta tenniska dunida Serena Williams ayaa ku xanuunsatay kadib markii ay hotel ay ka degeneyd magaalada Rome ay ka cuntay hilib eey.

Read More »

Ciyaaro Xiiso Badan Oo Caawa Dhex Mari Doona Kooxaha Granada v Barcelona, Deportivo v Real Madrid.

0 Visits: 941 | Saturday May 14, 2016 - 09:04:20
Barcelona waxa ay xaqiijisan doontaa hanashada horyaalka haddii ay garaacaan Granada,

Read More »

Daawo:Gantaalada Difaaca Oo La Filaayo Inuu Madaxweynaha Ruushku Amro Ku Bixyo In La Geeyo Meelo Yurub Lajaara

0 Visits: 517 | Saturday May 14, 2016 - 09:00:53
Gantaalada Difaaca Oo La Filaayo Inuu Madaxweynaha Ruushku Amro In La Geeyo Meelo Yurub La

Read More »

Diyaarado Aan La Garanayn Cid Leh Oo Duqaymo Ka Gaystay Degaano Ka Mida Somaliya Iyo Khasaare Ka Dhashay

0 Visits: 535 | Saturday May 14, 2016 - 08:58:43
Wararu waxay sheegayaan in weerarka lala bartilmaameedsaday goob bar kontorool ah oo ay canshuuraha ku qaadaan maleeshiyada ururka Al-Shabaab.

Read More »

Dawladda Iran Oo Soo Muwadininta Dalkeeda Ka Joojisay Soo Xajitaanka Sanadkan Iyo Sababta Keentay.

0 Visits: 501 | Saturday May 14, 2016 - 08:57:05
Dowlada Iran ayaa sheegtay in ay muslimiinta dalkeeda aysan sanadkan u tegi doonin boqortoyada Sacudi Carabiya inay soo xajiyaan kadib markii wadahadal u dhexeeyay labada dal uu guuldareystey.

Read More »

Madaxwaynaha Somaliya Oo Ka Codsaday Madaxwayana Marka Shanaad Ku Guulaysatay Dalka Ugaanda Dib U Dhiska Cidanka Somaliya

0 Visits: 699 | Saturday May 14, 2016 - 08:54:32
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh iyo dhiggiisa dalka Uganda, Yoweri K. Museveni ayaa maanta kulan ay ku yeesheen madaxtooyada Uganda ee Entebbe, iyagoo kaga hadleen qodobo dhawr ah oo ay ka mid tahay dib u dhiska ciidamada Soomaaliya.

Read More »

Daawo Muqaal:Dood Adag Oo Dhex Martay Xildhibaan Siciid Elmi Iyo Wasiiru-dawlaha Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Ku Saabsan Dakada

0 Visits: 670 | Saturday May 14, 2016 - 08:53:04
Dood Adag Oo Dhex Martay Xildhibaan Siciid Elmi Iyo Wasiiru-dawlaha Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Ku Saabsan Dakada

Read More »

Adis Ababa :Roobab Dabaylo Wata Oo In Ka Badan 90 Qof Ku Dhinteen Oo Ka Da'ay Dalka Itoobiya.

0 Visits: 575 | Saturday May 14, 2016 - 08:50:57
Madaxda Itoobiya, ayaa sheegay in ugu yaraan 90 ruux ay ku dhinteen bishan kaddib roobab lixaad leh oo keenay daad iyo buuro ku soo dumay qeybo ka mid ah dalka.

Read More »

Haweeney AFRIKAAN Ah Oo Markii Ugu Horeysay Taariikhda Noqonaysa Xog-hayaha Guud Ee FIFA

0 Visits: 867 | Saturday May 14, 2016 - 08:47:59
Guddiga Kubadda Cagta ee FIFA ayaa u magacaabay Fatma Samba Diouf Samoura oo u dhalatay Waddanka Senegal in ay noqotay Xoghayaha guud ee Ururkaas.

Read More »

Xisbiga Wadani Oo Xil Cusub U Magacaabay Qarada Yurub Se Xilkaasi Muxu Yahay

0 Visits: 585 | Friday May 13, 2016 - 22:22:23
Waxa lala Socod Siinayaa Dhamaan Masuuliyiinta,Xubnaha iyo Taageerayaasha Xisbiga Waddani in laga Bilaabo Maanta oo Taariikhdu tahay 13/05/2016 uu yahay Maxamed Faarax Cabdi(Digix) Af-hayeenka Garabka Dhalinyarad

Read More »