Wararka

Daawo: Wasiirkuxigenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Garyaqaankii Guud Ee Somaliland Ka Goostay.

0 Visits: 590 | Thursday May 05, 2016 - 17:22:49
Wasiirkuxigenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muse Diriye ayaa Ka Hadlay Garyaqaankii Guud Ee Somaliland Ka Goostay.

Read More »

Cristiano Ronaldo oo ka hadlay guushii ay xalay ka gaadheen Man City

0 Visits: 889 | Thursday May 05, 2016 - 13:24:12
Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa shaaca ka qaaday inuusan marnaba ka shakisanayn inay kooxdiisu gaari doonto kama dambaysta Champions League, waxaana uu xusay in xiddigaha kooxdiisa ay lugta labaad u ciyaareen si ka wanaagsan kuwa Man City.

Read More »

Gareth Bale Oo Real Madrid Gaarsiiyay Finalka Champion-ka Markoodii 14-aad , Man City Ayuu Hal Gool Ku Quusiyay .

0 Visits: 857 | Thursday May 05, 2016 - 13:17:18
Labada koox ayaa ku bilaabay ciyaarta qaab dar dar leh oo ciyaar baasas ku dhisan ayay isu dhiidhibayeen . Balse 10-kii daqiiqo ee ugu horeeyay City ayaa ka ciyaar wacneyd Real kuwaasi oo baasas habeysan isu dhiidhiibayay balse halis gilin kuma aysan sameyn goosha Real .

Read More »

Baarlamaanka Somaliya Oo Kulan Deg Deg Ah Ka Yeeshay Magacaabida Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliya Oo Dhawaan Xukuumadda Somaliladn Iska Casilay

0 Visits: 663 | Thursday May 05, 2016 - 13:04:03
Xildhibaanno ka tirsan golaha shacbiga qaranka ayaa sharci-darro ku tilmaamay xil-ka qaadista uu madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ku sameeyey guddoomiyihii maxkamadda sare ee dalka Abuukaate Ceydiid Cabdillaahi Ilka-Xanaf.

Read More »

Daawo:Riwaayada cusub Oo Daawa Ka Soo Qaadeen Bahda Sooraan Iyo Jawaan

0 Visits: 715 | Thursday May 05, 2016 - 12:58:33
Riwaayada cusub Oo Daawa Ka Soo Qaadeen Bahda Sooraan Iyo Jawaan

Read More »

Hargeysa: Wasiir Sheegay In Shandad Lagala Cararay Mar uu Ka Soo Degay Madaarka Hargeysa.

0 Visits: 678 | Thursday May 05, 2016 - 12:09:04
Wasiirul-dawlaha Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Nuur Faahiye, ayaa ka hadlay horumarka uu gaadhay madaarka caalamiga ah ee Hargeysa.

Read More »

Wasiirul Dawlaha Waxbarashadda Somaliland Oo Kulamo La Yeeshay Wasiirrada Waxbarashadda Iyo Dhaqanka Imaaraadka Ee Carabta.

0 Visits: 530 | Thursday May 05, 2016 - 11:58:01
Wasiirul dawlaha wasaaradda waxbarashadda iyo tacliinta sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamed Xaaji Aadan Cilmi,

Read More »

Xisbiga Talada Haya Ee Dalka Turkiga Oo Khilaaf Xogani Soo Kale Dhexgalay Iyo Sababta Ka Danbaysa

0 Visits: 657 | Thursday May 05, 2016 - 10:13:13
Wararka ka imanaya dalka Turkiga ayaa sheegaya in xisbiga talada haya ee AK, uu kulan yeelan doono dhammaadka bishan si uu u doorto hogaamiye cusub.

Read More »

"“Kuwa Somaliland-ta Ku Ah Xilka Iyo Darajada Ee Marka Ay Labadaas Waayaan Ka Noqda Way Badnaayeen Laakiin Waxa Ku Soo Biiray”....."Cabdikariin A. Mooge

0 Visits: 798 | Thursday May 05, 2016 - 09:36:02
Siyaasi Cabdikariin Axmed Mooge oo Xilal Wasiirnimo ka soo Qabtay Xukumadda Maanta kana mid ah xubnaha u ololeeya la dagaalanka qabyaalada ayaa ka hadlay

Read More »

Diyaarad Ka Duushay Dubai Oo Khalkhal Ku Imid Oo Sababtay Dhawaca 32 Qof Oo Ka Mida Rakaabka Diyarad+Sawiro

0 Visits: 713 | Thursday May 05, 2016 - 09:25:57
Abu Dubia(HWN):Inta badan warbaahinta Caalamka Ayaa dabacaysay in khalkhal baladhani uu ku timid Diyaarad rakaab sida oo kasoo duushay Garoonka diyaaradaha Abu Dabai ee dalka Isutaga imaaraadka Carabta. Diyaaradaani oo ay leedahay shirkada Etihad Airways, ayaa kusii jeeday magaalada Jakarta ee dalka…

Read More »

Shirkii Baarlamanka Afrika oo furmay - Iyadoo lagu soo Qaadayo Xaaladda Soomaaliya +Sawiro

0 Visits: 759 | Thursday May 05, 2016 - 09:10:37
Shirka Baarlamaannada Afrika (Pan African) oo la qabto Sanad walba Afar jeer oo labo ka mid ah looga hadlo arrimaha Siyaasada iyo Horumarinta Qaaradda Afrika ayaa maanta furmay kaasoo ay ka Qayb-galayaan Mas'uuliyiin ay ka mid ahaayeen; Madaxweynihii Hore ee Mozambique, Madaxweyne ku xigeenka Sierra…

Read More »

Dadka Kasoo Jeeda Wadanka Turkiga Oo Lagu Wado In Loo Ogaalado Inay Fiiso La,aan Ku Galaan Yurub

0 Visits: 708 | Thursday May 05, 2016 - 09:08:03
Ururka Midowga Yurub ayaa si rasmi ah ugu taliyay inay Muwaadiniinta Turkiga loo ogolaado in Fiiso ama Dal-ku-gal la'aan ay geli karaan dalalka xubnaha ka ah Ururka Midowga Yurub. Tallaabadaan, ayaa looga gol-leeyahay in lagu xoojiyo heshiis Ururka Midowga Yuurb uu horey ula galay Xukuumadda Turkiga,…

Read More »

Maayarada Degmooyinka Waaweyn ee Dalka Oo Tababar Dhinaca Town Planka ah Kusoo Dhammaystay Itobiya

0 Visits: 673 | Thursday May 05, 2016 - 07:57:53
Qaar kamid ah Maayarada Degmooyinka Waaweyn ee dalka Somaliland,ayaa lafilayaa in ay dalka kusoo gurya noqdaan kadib markii

Read More »

Shirkadda Isgaadhsiinta Ee Telesom Oo Ku Guulaysatay Inay Ruqsad U Hesho Adeega G2A Ee Internet-ka -

0 Visits: 774 | Thursday May 05, 2016 - 07:48:44
Shirkadda Isgaadhsiinta Telesom ayaa si rasmi ah ugu Guulaysatay inay hesho Ogolaanshaha Adeega Internet-ka badda hoostiisa mara ee G2A, kadib markii ay dhawaan keeneen

Read More »

Madaxweyaha Somaliland Oo Qasrigiisa Ku Qaabilay Mudane Ka Tirsan Aqalka Sare Ee Xidhiidhka Ruush-ka+SAWIRRO

0 Visits: 620 | Thursday May 05, 2016 - 07:43:46
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley caawa,

Read More »

Siyaasi Aadan Dhoolayare Oo Ka Hadlay Sababaha Keenay Inay Gaabis Noqoto Diwaan Gelinta Gobolka Maroodi Jeex

0 Visits: 797 | Wednesday May 04, 2016 - 22:23:38
siyaasiga Aadan Cilmi Dhoolayare oo xilal ka soo qabtay dawladii hore ee Udub ayaa ka hadlay sababaha keenay inay ilaa hada gaabis noqoto diwaan gelinta codbixiyayaasha ee ka socota gobolka Maroodijeex.

Read More »

Daawo Muqaal:Warbaxin Ku Saabsan Xaalada Degaanka Sarmaanyo ee Gobolka Sool ee Somaliland

0 Visits: 793 | Wednesday May 04, 2016 - 22:20:36
Warbaxin Ku Saabsan Xaalada Degaanka Sarmaanyo ee Gobolka Sool ee Somaliland

Read More »

Daawo:Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Mar Kale Ka Hadlay Sababta U Ku Doorbiday Inuu Dacwad U Gudbiyo Maxkamada Sare

0 Visits: 644 | Wednesday May 04, 2016 - 22:17:50
"Annagu Dacwada Aan U Gudbiney Waxay Ahayd Si Aaney Qarankan Mar Danbe Nin Xisbi Tuurta Ku Sitaa Oo Idhaahda Xisbiga Aniagaa Leh Aaney U Dhicin,Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE.."Aqoonyahan Jamaal Cali Xusseen

Read More »

Daawo Muqaal: Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Soomaaliya Oo Ka Dareen Celiyey Xilka Loo Magacaabay.

0 Visits: 577 | Wednesday May 04, 2016 - 22:16:27
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay xaflad lagu Dhaarinayey guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda sare ee dalka Somaliya oo uu madaxweynahu maanta u magacaabay masuul cusub magacaabay, waxaanu guddoomiyahu ka hadlay xilka loo magacaabay iyo muhiimada uu leeyahay

Read More »

Ciidanka Booliiska Lascanood Oo Aasay Meydka Qof Aan La Aqoonsan Oo Laga Helay Duleedka Galbeed Ee Magaalada Laascaanood

0 Visits: 763 | Wednesday May 04, 2016 - 22:12:51
Alle ha u Naxariistee Meydka Qof Rag ah oo la aqoonsan, ayaa Shalay laga helay Deegaan 15KM dhanka Galbeed ka xiga Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.

Read More »