Wararka

Daawo Muqaal:Bahda Cadalada Ee Gobolka Awdal Oo Ka Damqaday Abaarta Adag Oo Ku Yaboohay Qadhan Lacageed

0 Visits: 715 | Thursday March 31, 2016 - 17:28:30
Bahda Cadalada Ee Gobolka Awdal Oo Ka Damqaday Abaarta Adag Oo Ku Yaboohay Qadhan Lacageed

Read More »

Daawo:Xaflad Balaadhan Oo Lagu Taageerayay Musharaxnimada Xildhibaan Xabiib Cige Xasan Oo Ka Mida Mudanayaasha U Tartamaya Golaha Wakiilada Somaliland

0 Visits: 617 | Thursday March 31, 2016 - 17:20:24
Xaflad Balaadhan Oo Lagu Taageerayay Musharaxnimada Xildhibaan Xabiib Cige Xasan Oo Ka Mida Mudanayaasha U Tartamaya Golaha Wakiilada Somaliland

Read More »

Dawlada Itooobiya Oo Xayirtay Dhaqdhaqaaqa Af-hayeenka Baarlamaanka Dalkaasi Iyo Maayarka Addis Ababa.

0 Visits: 523 | Thursday March 31, 2016 - 17:13:50
Afhayeenka baarlamanka Itoobiya, Cabdulla Gemedha, ayaa la sheegay in dhaqdhaqaaqiisa la xanibay islamarkaana si sir ah loola socdo. Warbixintan oo lagu baahiyey mid ka mid ah mareegaha wararka ee mucaradka taageerta, Ethiomedia, ayaa tibaaxday in afhayeenku eeday markii uu si aan gabasho lahayn u dhaleeceyey…

Read More »

Daawo: Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Cabdirashiid Xasan Mataan Oo Ka Hadlay Dib U Dhigista Diiwaangalinta Codbixiyaha+Arimo Kale

0 Visits: 527 | Thursday March 31, 2016 - 17:11:23
Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Cabdirashiid Xasan Mataan Oo Ka Hadlay Dib U Dhigista Diiwaangalinta Codbixiyaha+Arimo Kale

Read More »

Daawo:Cali Khallif Oo Shaaca Ka Qaaday Inuu Ka Tallinaayo Burburka Khaatumo

0 Visits: 743 | Thursday March 31, 2016 - 17:10:55
Cali Khallif Oo Shaaca Ka Qaaday Inuu Ka Tallinaayo Burburka Khaatumo

Read More »

Daawo Sawiro Ku Saabsan Saldhiga Hubka Ee Kooxda Daacish

0 Visits: 1248 | Thursday March 31, 2016 - 16:50:53
Ciidamada difaaca Cirka ee ururka Daacish oo markii ugu horeysay lasoo bandhigay ,iyaga oo siyaalo kala duwan xaalad ugu jira.

Read More »

Daawo Muqaal:Qarax Wayn Oo Gilgilay Magalada Gaalkacyo Oo Sababay Khasaare Badan

0 Visits: 622 | Thursday March 31, 2016 - 16:49:32
Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Weyn Oo Gil Gilay Magaalada Gaalkacanyo+Masuuliyiin Ka TIrsan M/Puntland Oo Ku Geeriyooday

Read More »

Daawo Muqaal: Ganacsatada Magaalada Muqdisho Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Ku Dhaqan Somaliland.

0 Visits: 594 | Thursday March 31, 2016 - 16:46:12
Ganacsatada ku dhaqan Magaalo Madaxda dalka Soomaaliya ayaa ku baaqay in loo gurmadu dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku dhulka Jamhuuradda Somaliland,

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Oo Marki u horeysay Ka Hadlay Xaalada Abaaraha Dalka, Hakinta Diwaan-galinta Codbixiyeyaasha Iyo Arrimo Kale.

0 Visits: 720 | Thursday March 31, 2016 - 16:20:26
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa shacbiga u jeediyey khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa, taas oo uu kusoo beegay, kagana hadlay Abaarta ba'an ee reebtay riiqda badan iyo Arrimaha la xidhiidha doorashooyinka horaanta 2017.

Read More »

Daawo:Xisbiga WADANI oo si cad u Beeniyey inu Gudomiye Cirro Ogolaaday Hakinta Diwangeinta Muse iyo Faysana ku sheegay Masuliyin Wanjalka iyo Beenta taqaan

0 Visits: 622 | Thursday March 31, 2016 - 16:17:10
Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee xisbiga WADDANI Md.Axmed Muumin Seed, ayaa beeniyey in guddoomiyaha xisbigaas Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) uu oggalaaday

Read More »

Somaliland Oo Ka Hadashay Muwaadiniin U Dhashay Dalka Turkiga Oo Lagu Dilay Soomaaliya.

0 Visits: 756 | Thursday March 31, 2016 - 15:49:41
Koox hubeysan ayaa shalay galab laba qof oo Turki ah ku dilay magaaladda Muqdisho, halka shan kalena ay ku dhaawacmeen weerarkaasi lagu bartilmaameedsaday

Read More »

Kulan Ku Saabsanaa Midaynta Taakulaynta La Gaadhsiinayo Dadka Abaaruhu Saameeyeen Oo Dhex Maray Guddida Abaaraha Ee Heer Qaran Iyo Guddida Abaaraha Ee Awdal Iyo Selel+Sawiro

0 Visits: 577 | Thursday March 31, 2016 - 15:39:50
kulan lagaga hadlayey midaynta taakulaynta gargaarka la gaadhsiinayo dadka ay abaaruhu saameeyeen ayaa lagu qabtay xarunta madaxtooyada somaliland.

Read More »

Daawo: Reer Laascaanood oo Salaad Roob Doon ah U Dareeray+ SAWIRO

0 Visits: 573 | Thursday March 31, 2016 - 15:23:48
Dadwaynaha kala duwan ee ku nool magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool ayaa saaka u dareeray oogista salaada roob doonta ah.

Read More »

"Jamaal Cali Xuseen Waa Musharaxa Rasmiga Ah Ee Xisbiga Ucid" .Mujaahid Cali Guray

0 Visits: 540 | Thursday March 31, 2016 - 15:18:26
Guddoomiye ku xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mucaaradka Ee Ucid Mujaahid Cali Guray ayaa Badka Soo dhigay In Musharaxa Rasmiga Ah ee xisbigu yahay jamaaal cali xuseen

Read More »

Turkiga Oo Dhexdhexaadinaya Dawladda Soomaaliya Iyo Maamul Goboleedka Puntland.

0 Visits: 639 | Thursday March 31, 2016 - 15:06:10
Siyaasi sare oo ka socda dawladda Turkiga ayaa shalay tagay Soomaaliya, iyadoo la sheegay in

Read More »

Madaxweyne Siilanyo iyo Guddomiye Cirro oo Xalay kulan ku yeeshay Madaxtooyada Maxay se ka wada hadleen??

0 Visits: 649 | Thursday March 31, 2016 - 15:01:36
Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xalay kulan madaxtooyada kula yeeshay guddoomiyaha golaha wakiilada ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro).

Read More »

Daawo: Midkamida Dhalinyarada Firfircoon ee Burco oo Farriin Miisaan leh u Diray Xisbiyada Qaranka,Ardayda Cafimadka Bartay iyo Wershadaha Dalka

0 Visits: 478 | Thursday March 31, 2016 - 14:56:11
Wuxu Farriintiisa ku suntay Doorka ay Xaaladda abaaraha ee Dalku ku jiro ay ku yeelan karaan Dhinacyadani isago ku baraarujiyey samata bixinta dadka iyo xoolaha le'day

Read More »

Daawo: Nuxurka Qoraallo isku Lammaan oo Madaxweynuhu u Gudbiyey Golaha Wakiiladda iyo Komishanka, iyo Gudiga komishanka oo ka jawabay

0 Visits: 663 | Thursday March 31, 2016 - 14:38:23
Komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa ka hadlay nuxurka warqad uu Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo u gudbiyay,

Read More »

Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Cambaareeyay Weerarkii Lala Beegsaday Shaqaale Turki Iyo Somali Iskugu Jira.

0 Visits: 766 | Thursday March 31, 2016 - 10:03:15
Garowe, March 30, 2016……Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii waxashnimada ahaa ee lagu laayey dhaqaatiir isugu jirtay Soomaali iyo Turki xili ay gar-gaar u fidinayeen dadkeena Soomaaliyeed,…

Read More »

Madaxwayaha Konfur Galbeed Ee Somaliya Oo Amar Deg Deg Ah Ku Bixiyo In La Furo Wadooyin Xidhnaa Ka Dib Marki Cabsho Ka Soo Yeedhay Dadka Degaankaasi

0 Visits: 963 | Thursday March 31, 2016 - 09:53:47
Madaxwayaha Konfur Galbeed Ayaa Aamar Adag Ka Baxiyay In Cidamada Amaanku Ay Furaan Wadooyin Xidhan Ka Dib Markii Cabsho Ay Kasoo Yeedhay Dadka Ku Sugan Degaankaasi

Read More »