Wararka

Madaxweynaha Tanzania Oo Sheegay In Uu Dhimaya Mushaarka Shaqaalaha Dawladda.

0 Visits: 528 | Thursday March 31, 2016 - 09:51:19
Madaxweynaha Tanzania, John Magufuli, ayaa balanqaaday inuu dhimo mishaarka madaxda u shaqaysa dowladda.

Read More »

Myanmar:Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Myanmar Oo La Ogaaday Inuu Heysto Shahaado Been Abuur Ah.

0 Visits: 528 | Thursday March 31, 2016 - 09:48:28
Ninka loo magacaabay Wasiirka Maaliyadda iyo qorsheynta Xukuumadda Myanmar Kway Win ayaa la ogaaday inuu heysto shahaado been abuur ah oo uu iibsaday.

Read More »

Wasaaradda Arimaha Gudaha Dalka Nigeria Oo Ka Hadashay Weerar Ay Ku Soo Qadeen Koxda Boko Xaram Oo Sababay Dhimasho

0 Visits: 580 | Thursday March 31, 2016 - 09:47:43
Wasaaradda Arimaha Gudaha Niger ayaa sheegtay in lix askari lagu dilay saddex kalena lagu dhaawacay weerar la tuhunsan yahay in ay soo qaadeen kooxda Islaamiyiinta mitidka ah ee Boko Xaram.

Read More »

Saylada Xoolaha Ee Magalada Hargaysa Oo Maraysa Meeshi Ugu Hoosaysay Abid+Sawiro

0 Visits: 866 | Thursday March 31, 2016 - 09:44:04
Hoos dhac ballaadhan ayaa soo food saaray dhaq-dhaqaaqa kala iibsiga xoolaha nool ee Saylada magaalada Hargeysa, taas oo ay sababtay abaaraha baahsan ee ka jira dalka, isla markaana saamaysay guud ahaan dadka iyo duunyada ba.

Read More »

Daawo:Ardayda Dugsiga Caalami Oo Ka Damqaaday Abaraaha Adag Ee Haysata Somalland Deeq Lacageed Ku Yaboohay

0 Visits: 590 | Wednesday March 30, 2016 - 21:49:00
Wasiirka Wax Barashada Somaliland Oo Dugsiga Caalami Kala Wareegay Lacag Ay Ardayda Dhigata Dugsigaasi Ugu Talo Galeen Inay Qayb Ka Noqoto Gurmadka Abaaraha

Read More »

Daawo Muqaal:Dugsi Farsamo Gacan Oo Ku Yaala Magalada Berbera Oo Shahadooyin La Gudoonsiyay

0 Visits: 604 | Wednesday March 30, 2016 - 21:46:49
Waxa magaalada Berbera lagu guddoonsiiyey shahaadoyin arday dhamaysatay farsamada gacanta oo ay muddo baranayeen.

Read More »

Daawo Muqaal:Xaaladihii Ugu Danbeeyay Ee Abaarta Ba'an Ee Ka Jira Deeganada Gobolada Galbeedka Somaliland.

0 Visits: 578 | Wednesday March 30, 2016 - 21:45:03
Xaaladihii ugu dambeeyay ee abaaraha ka jira deegaamada gobolada galbeedka Somaliland iyo waftigii hoggaaminayay Madaxwayne ku-xigeenka Jamhuuradda Somaliland,

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Deeq Lacageed Oo Ay Soo Direen Jaaliyadda Reer Gar'adag Ee Dibaduhu Oo Lagu Wareejiyey Ururka Gayvo.

0 Visits: 493 | Wednesday March 30, 2016 - 21:37:19
Deeq Lacageed Oo Ay Soo Direen Jaaliyadda Reer Gar'adag Ee Dibaduhu Oo Lagu Wareejiyey Ururka Gayvo.

Read More »

Daawo Muqaal:Hay'adda Care Oo Gurmad Biyo Dhaamin Ah Ka Bilawday Deegaamo Hoos Yimaada Degmada Ceerigaabo.

0 Visits: 587 | Wednesday March 30, 2016 - 21:34:04
Hay'adda Care ayaa ka bilawday deegaamo hoos yimaada degmada Ceerigaabo gurmad biyo dhaamin ah oo ay ugu gurmanayaan dadka ay abaaruhu halakeeyeen,

Read More »

Xukuumadda Muqdisho Oo Heshiis Qarsoodi Ah Oo Badda Somaliya Lagu Shubayo Qashinka Iyo Sunta Gashay.

0 Visits: 633 | Wednesday March 30, 2016 - 21:32:51
Wargeyska The daily Nation ee kasoo baxa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, ayaa qoray warbixin ku saabsan Heshiis ay Dawlada Federal ka ah ee Somaliya la gashay Dowlado shisheeye si ay qashinka iyo sunta dilaaga ah ugu shubaan xeebaha dalka Somalia. Qoraalkaani oo ah mid aad u dheer ayaa waxaa…

Read More »

Muqdisho:Shaqaale U Dhashay Dalka Turkiga Oo Goor Dhawayd Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

0 Visits: 717 | Wednesday March 30, 2016 - 21:29:32
Waxaa gelinkii dambe ee maanta Magaalada Muqdisho lagu dilay laba qof oo u dhashay dalka Turkiga, kana mid ahaa Shaqaalaha Turkiga ee ka hawlgala Xarunta Somaliya.

Read More »

Wefti Hoggaanka KULMIYE Iyo Wasiirro Ah Oo Socdaal La Xidhiidha Qiimaynta Abaarta Ku Tagay Degaamo Gobolka Saaxil Ah+SAWIRO

0 Visits: 542 | Wednesday March 30, 2016 - 18:08:11
Wefti ballaadhan oo ka kooban hoggaanka sare ee xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda, ayaa

Read More »

DAAWO: Xaaladihii Ugu Danbeeyay Ee Abaarta Ba'an Ee Ka Jira Deeganada Gobolada Galbeedka Somaliland.

0 Visits: 575 | Wednesday March 30, 2016 - 17:49:47
Xaaladihii ugu dambeeyay ee abaaraha ka jira deegaamada gobolada galbeedka Somaliland iyo waftigii hoggaaminayay Madaxwayne ku-xigeenka Jamhuuradda Somaliland,

Read More »

Xaaji Cabdi Waraabe oo Talo waayeel siiyey Faysal iyo Jamaal

0 Visits: 855 | Wednesday March 30, 2016 - 17:43:14
"Jamaal Iyo Faysal, Waxaan Farayaa Dardaaran Odaynimo, Talo Guurtinimo Iyo Waano Wayeelnimo." Xaji Cabdi Waraabe

Read More »

Daawo:Gudoomiye Ku Xigeenka Togdheer Oo Ka Dayriyay Xalada Abareed Ee Gobolka Baaqna Udiray Qurba Joogta+Lana Gudoomay Deeq Lacageed

0 Visits: 478 | Wednesday March 30, 2016 - 17:41:06
Gudoomiye Ku Xigeenka Togdheer Oo Ka Dayriyay Xalada Abareed Ee Gobolka Baaqna Udiray Qurba Joogta+Lana Gudoomay Deeq Lacageed

Read More »

Daawo: Dadweynaha Magaalada Burco oo aragtidooda ka dhiibtay Hakinta la hakiyey Diiwangelinta Xilligan lagu jiro Abaaraha

0 Visits: 535 | Wednesday March 30, 2016 - 14:16:23
Dadweynaha ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyey hakinta la hakiyey diiwangelinta codbixiyaasha

Read More »

Daawo: Waxgaradka iyo Odayaasha Burco oo si weyn u taageeray Hakinta Abaaraha Awgeed loo hakiyey Diiwangelinta

0 Visits: 579 | Wednesday March 30, 2016 - 14:10:21
Waxgaradka iyo Odayaasha Burco oo maanta shirjaraaid ku qabtay magaalada burco ayaa si weyn u taageeray Hakinta Abaaraha Awgeed loo hakiyey Diiwangelinta

Read More »

Berbera: Gurmadkii Dhalinyarada ee Berbera oo Guulo laga Gaadhay iyo Qaadhaan Dhaqaale oo Xoog leh oo ay Xalay Badka soo Dhigeen+SAWIRO

0 Visits: 863 | Wednesday March 30, 2016 - 09:54:07
Magalada Berbera Waa Magaalo Xebeedka Somaliland Waa Magaalo Ay Ku Nool Yahiin Dhalinayaro Isku Duban Oo Ka Damqada Maraxaladaha Adag Ee Dalka Isla Markaana Ka Sameeya Gurmadka,

Read More »

Daawo: Miidda iyo Haldoorka Bulshada Togdheer oo Farriin Cod Dheer ugu Sheegay inay Dhalinyaradu Ka Qaybqaataan Gurmadka Abaaraha

0 Visits: 586 | Wednesday March 30, 2016 - 09:30:12
Dhalinyarada Gobolka Togdheer ayaa ku hawlan qabanqaabada Shirweyne Qaadhaan loogu ururinayo Abaaraha iyadoo ay farriin gubaabo ahna Direen Abwan Hadraawi, Sh Cali Warsame, Dr Shekh faysal, Ganacsade Maxmed Dahir iyo Gudomiye Nasra Kayse

Read More »

Daawo:"Faysal Cali Waraabe Muxuu Shubi jirey 15 Sano ayuu Xisbi Qaran Hortaagnaa" Siyaasi Cali Cantar

0 Visits: 546 | Wednesday March 30, 2016 - 09:06:34
"Faysal Cali Waraabe Muxuu Shubi jirey 15 Sano ayuu Xisbi Qaran Hortaagnaa" Siyaasi Cali Cantar

Read More »