Wararka

Daawo Muqaal: Masuuliyiin Ka Tirsan Wasaaradda Duulista Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyay.

0 Saturday November 28, 2015 - 22:00:28
13 shaqaale ah oo ka mid ah hawl wadeenada Madaarka Magaalada Hargeysa eecigaala oo dalka Itoobiya muddo sided bilood ah ugu maqnaa tababar Maamulka Hawada iyo Hagida Diyaaradaha ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay waxana si heer sare ah ugu soo dhaweeyay Masuuliyiin uu hor kacayo Maamule ku-xigeenka…

Read More »

Daawo: Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Awdal Oo Dhaliil Badan Dusha Tuuray Maamulka Degmada Borama

0 Saturday November 28, 2015 - 21:59:23
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Awdal Oo Dhaliil Bdan Dusha Tuuray Maamulka Degmada Borama

Read More »

Hargaysa:Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Marwo Shugri Xariir Oo 30 Gabdoodh U Soo Xidhay Tababar La Xidhiidha Saxaafadda.

0 Saturday November 28, 2015 - 21:57:25
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta Somaliland Marwo Shukri Xariir Ismaaciil ayaa maanta waxa tababar socday muddo saddex bilood ah waxa ay u soo xidhaya 30 Hablood oo bartay sida loo soo saaro Barnaamijyada.

Read More »

Xildhibaan Maxamed Jaamac Cabdi Oo Mar Kale Shaaciyey Musharaxnimada Guddoomiyaha Golahaasi, Beeniyeyna Warar Ay Warbaahinta Qaarkood Qortay.

0 Saturday November 28, 2015 - 21:55:24
Xildhibaan Maxamed Jaamac Cabdi oo ka mid ah golaha wakiilada Somaliland kana soo jeeda xisbiga talada dalka haya ee kulmiye isla markaana laga soo doortay gobolka sool oo hore u shaaciyey in uu yahay musharax u tartamaya guddoominimada golaha wakiilada Somaliland ka dib marka uu kursigaasi si iskii…

Read More »

Daawo: Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ee Somaliland Oo Maanta Kormeer Shaqo Ku Tagay Magaalada Boorama.

0 Saturday November 28, 2015 - 21:53:05
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta saree e Somaliland Md. Cabdillahi Ibraahim Habane ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay gobolka Awdal gaar ahaa Magaalada Boorama waxaana uu soo kormeeray Schoolada Sare iyo kuwa Hoose ee Magaaladda Boorama.

Read More »

Daawo:Xildhibaano Degmada Baki Kasoo Jeeda Oo Nidar Ku Maray Inay Mooshin Ku Qadayaan Maayirkooda Iyo Gudoomiyaha Ramaax Uu Guuro Ugu Tagay

0 Saturday November 28, 2015 - 21:48:45
Xildhibaanada Degmada Baki Oo Mooshin La Damacsan Inay Xilka Kaga Qaadayaan Maayarka Iyo Gudoomiye Ramaax Oo Guure Ku Galay Baki Kulana La Yeeshay Dhinacyada Is Haya

Read More »

Nuxurka Kulan Dhexmaray Madaxweyne Somaliland Iyo Ergayga Turkigu U Soo Magacowday Wada Hadalka Somaliland Iyo Somalia

0 Saturday November 28, 2015 - 21:44:47
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kulan la yeeshay ergayga ay dawladda Turkigu u soo magacawday wada hadalada Somaliland iyo Somaliya danjire Ahmet Riza Demirer oo dalka ku yimid safarkiisii u horeeyay.

Read More »

DAAWO:Taliyaha Qaybta Policeka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Xaalada Amaan Iyo Hawl Galo Ay Ciidanku Sameeyeen

0 Visits: 645 | Saturday November 28, 2015 - 16:12:54
Burco(AFKA)Taliyaha Qaybta Policeka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Xaalada Amaan Iyo Hawl Galo Ay Ciidanku Sameeyeen

Read More »

Madaxweynaha Turkiga Erdogan Oo Uga digay Ruushka inay Dab ku Ciyaaraan

0 Visits: 807 | Saturday November 28, 2015 - 16:08:34
Dagaalka afka ah ee u dhaxeeya Madaxda Ruushka iyo Turkiga ee ku qotoma diyaaradii la soo riday ayaa sii xoogeysanaya, iyadoo erayo xanaf leh ay hawada isu marinayaan labada dhinac.

Read More »

DAAWO:Kalfadhiga Golaha Wakiillada Somaliland Oo Furmay iyo Waxyaabaha Uu Kaga Duwan Yahay Kuwii Hore

0 Visits: 553 | Saturday November 28, 2015 - 16:05:52
Golaha wakiillada Somaliland ayaa kalfadhigiisa caadiga ah ee 29-aad u furmay kadib fasax goluhu ku maqnaa. Guddoomiyaha golaha Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa kulankaasi furay, waxaana mudaneyaasha loo qaybiyay ajande hawleedka golaha ee kalfadhigan, iyadoo loo balamay in fadhiga xiga…

Read More »

Daawo:Wariye Khadar Hanad Oo Ku Xidhan Saldhiga Dhexe Burco

0 Visits: 1399 | Saturday November 28, 2015 - 15:43:02
Burco(AFKA)Suxufi Khadar cabdirisaaq Saleeban (khadra hanad)oo kamida ah Suxufyiiinta Ka hawl gala Gudaha Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Gaar Ahaan Shabakada

Read More »

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya Oo Laga Badiyey Kulankii Saddexaad ee Koobka CECAFA

0 Visits: 745 | Saturday November 28, 2015 - 15:34:29
Xulka Qaranka Somalia ayaa mar saddexaad looga adkaaday ciyaaraha koobka bariga iyo bartamaha Afrika ee CECAFA, waxaana ciyaartii ugu dambeysay oo shalay dhacday oo ay la yeesheen xulka Rwanda looga adkaaday 3-0.

Read More »

Dagaal U Dhexeeya Puntland iyo Galmudug Oo Mar kale ka Qarxay Magaalada Gaalkacyo

0 Visits: 558 | Saturday November 28, 2015 - 15:29:35
Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay, tiro ka badan shan qof oo kalena way ku dhaawacmeen dagaal u dhexeeya Puntland iyo Galmudug ayaa saaka marka kale dib uga qarxay degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Read More »

Daawo:Khudbadii Wasiir Hore Madaxtooyadu Xirsi Ka Jeediyey Madashii Balaadhnayd Ee Isbahaysigu Xalay Ku Qabteen Magaalada Burco.

0 Visits: 877 | Saturday November 28, 2015 - 15:02:29
Wasiirkii Hore Madaxtooyada Somalialdn Ayaa Xalay Bulshda Reer Togdheer U Jeediyey Khudbad Dhincyo Badan Taabanaysa

Read More »

War Deg Deg Ah :Suxufi Khadar Hanad Oo Maayirka Burco Xabsi U Taxaabay Iyo Dareenka Ka Dhashay+Sawiro

0 Visits: 1138 | Saturday November 28, 2015 - 14:23:49
Burco(HWN) Wariyihii ugasoo waramijiray magaalada Buroc Shabakada Hadhwanaagnews Khadar Cabdirisaaq ayaa goor dhawayd ciidamada Boolisku jeelka utaxaabeen.

Read More »

Daawo:Qarax Soo Jiitay Idhaha Caalamka Oo Ka Dhacay Wadanka Spain Iyo Sida U Dhacay

0 Saturday November 28, 2015 - 08:48:03
Qaraxii ugu quruxda badnaa ayaa ka dhacay wadanka Spain,kaas oo warbaahinta caalamka soo jiitay.

Read More »

Daawo Muqaal:Garoon Casriya Oo Ah Nooca Rooga Oo Laga Furay Magalada Bohoodle Iyo Doorka Ciyareed ee Uu Ka Qadanayo

0 Saturday November 28, 2015 - 08:45:11
Garoon Kubadeed oo Cusub oo Casri Ah oo Laga Furay Gudaha MagaaladaGaroon Kubadeed oo Cusub oo Casri Ah oo Laga Furay Gudaha Magaalada Buuhoodle Buuhoodle

Read More »

Daawo:Xukuumadda Somaliland, Oo Dawlada Jamhuuriyadda Jibouti, Ka Dalbatay In Ay Kaalin Ku Yeelato Wadahadalada Somaliland Iyo Somalia

0 Saturday November 28, 2015 - 08:38:30
Xukuumadda Somaliland, Oo Dawlada Jamhuuriyadda Jibouti, Ka Dalbatay In Ay Kaalin Ku Yeelato Wadahadalada Somaliland Iyo Somalia

Read More »

Dhacdada Dunida:Madaxweynaha Turkigu Rajab Dayib Erdogan Wuu Diiday Inuu Telefoon Iga Qabto". Vladimir Putin

0 Saturday November 28, 2015 - 08:36:00
Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa waraysi uu siiyey Telefishanka (France24) wuxuu ku sheegay in Madaxweyne Vladimir Putin uu ka qaban waayay telefoonka dhawr jeer oo uu xidhiidh la sameeyay waqtigii la soo riday diyaaradda Ruushka Taladadii aynu soo dhaafnay.

Read More »

Faysal Cali Waraabe Mar Labad Maxu Ka Idhi Khalaafka Xisbiga iyo Is Casilada C/rashiid Mataan

0 Saturday November 28, 2015 - 08:34:19
Eng Faysa Cali Waraabel Oo Ka Warbixiyey Xaalada Xisbiga Ucid+Cabdi Rashiid Waanu Sharafnay Xisbiga Waxba Kumuu Darsan Aniguna Xisbiga Ma Bur Burin Karo Waayo Waaban Sameeyay

Read More »