Wararka

Daawo Muqaal:Ciidamada Turkey-ga Iyo Muddoharaadeyaal Buux Dhaafiyey Goobaha Suuqyada Ankara.

0 Saturday November 28, 2015 - 08:32:47
Ciidamada Turkey-ga ee amaanka ayaa la tacaalaaya dad mudoharaadeyaal ah oo suuqyada magaalada Ankara buux dhaafiyey.

Read More »

Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom oo $50,000 ugu Tabarucday Xabaalaha Waqooyiga Hargeysa +Sawiro

0 Saturday November 28, 2015 - 08:28:23
Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom ayaa ugu tabarucday Xabaalaha Waqooyiga Hargeysa lacag dhan $50,000 oo lacagtan oo ay shirkaddu ku wareejisay guddida Waqooyiga Hargeysa, munaasibadda wareejinta deeqdan ayaa ka dhacday xarunta shirkadda ee magaaladda Hargeysa.

Read More »

Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Markii Ugu Horaysa Shaaciyay Wakhtiga Uu Banaynayo Kursiga Baarlamaanka Iyo Arrimo Kale

0 Saturday November 28, 2015 - 08:25:58
Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANiCabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi Cirowaxaa uu markii ugu horeysay ka hadley wakhtiga rasmiga ah ee uu ka tagi doono kursiga baarlamanka Somaliland waxaanu yidhi " Arrintaasii waa arin ay dadka oo dhami…

Read More »

Hargaysa: Wadahadal Dhexmaray Madaxda Xisbiyada Somaliland Iyo Safiirro Turki Ah

0 Visits: 762 | Saturday November 28, 2015 - 08:15:36
Warsaxaafadeed kulan dhexmaray madaxda axsaabta Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ergayga dalka Turkigu u magacaabay wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya

Read More »

Daawo Sawiradda:Ra'isal Wasaaraha Somaliya Oo Garoowe Gaadhey ,Xili Xaalad Colaadeed Ka Dhex Aloosan Tahay Puntland Iyo Galmudug.

0 Saturday November 28, 2015 - 08:10:34
Wafdigii uu hoggaaminayay R/wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa goordhow gaaray magaalada Garowe ee xarunta Puntland. R/wasaaraha iyo Wafdigiisa ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Gaas, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Maamulkaasi. R/wasaaraha…

Read More »

Ogysiis:Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland Waxa La Ogaysiinayaa Furitaanka Kalfadhiga 29aad‏

0 Friday November 27, 2015 - 14:03:09
Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa waxa uu ogaysiinaya Golaha Wakiilada Somaliland in kalfadhigii 29 ee golaha wakiiladu farmayo maalinta sabtida 28/10/2015.

Read More »

Wasaaradda Gaashaandhiga Maraykanka Oo Qirtay Khaladkii Duqeyntii Isbitaalka Kunduz.

0 Friday November 27, 2015 - 14:03:09
Wasaarada Gaashaandhiga ee Maraykanka (Pentagon) ayaa markii ugu horeysay qirtay khaladka dhankooda ee duqeyntii diyaradahooda la beegsadeen isbitaalka MSF ee magaalada Kunduz ee waqooyiga dalka Afghanistan

Read More »

Dawlada Ruushka Oo Shaaciyay In Ay Cunaqabatayn Saarayaan Dalka Turkiga

0 Friday November 27, 2015 - 13:48:30
Ruushka ayaa sheegay in cunaqabateyn dhanka dhaqaalaha ah oo kala duwan ay ku soo rogayaan dalka Turkiga, sababtana ay tahay diyaaradii dagaalka ee Ruushku lahaa ay soo riday.

Read More »

Daawo: Shir Lagaga Hadlayay Xaalada Siyaasadeed Iyo Marxaladeed Ee Uu Wadanka Somaliland Marayo Oo Ka Dhacay London.

0 Friday November 27, 2015 - 13:43:30
Shir Lagaga Hadlayay Xaalada Siyaasadeed Iyo Marxaladeed Ee Uu Wadanka Somaliland Marayo Oo Ka Dhacay London.

Read More »

"Geedigu Wuu Soconayaa Gushuuna Way Dhawdahay" Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Cabiray Dareenkiisa Soo Dhawayntii Reer Burco Ka Dib.

0 Friday November 27, 2015 - 13:38:01
Xirsi Cali Xaaji Xasan Wasiirkii hore ee Madaxtooyada ayaa si gaar ah u cabiray dareenkiisa ku aadan soo dhowayntii waftigii uu hogaaminayay loogu sameeyey magaalada Burco, waxaaana uu qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa Facebook-ga kaga hadlay shucuurrtiisa, waxaana uu yidhi:

Read More »

Dalka China Oo Qaqiijiyay In Saldhig Milateri Oo Uu Ka Dhisanayo Dalka Jabuuti

0 Friday November 27, 2015 - 13:36:24
Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay inay qorsheyneyso in saldhig milateri ka dhisato Soomaaliya, kaasoo taageeri doona howl galada Shiinaha ka wado gacanka cadmeed ee la dagaalanka burcad badeedka

Read More »

Daawo: Nin 44-Sano Xidhnaa Oo Sheegay Inuu Duni Kale Oo Dadku Isla Hadlayo Iyo Isbadalada Ka Yaabiyay Uu Arkay Markii La Soo Daayay

0 Friday November 27, 2015 - 13:32:57
Nin u dhashay dalka Maraykanka oo muddo 44-sanadood ah, ku jiray xabsiga, ayaa sheegay inuu duni kale oo aanu garanayn ku soo noqday, nolosha aadamiga oo dhamina si aanu xitaa marna ku firin ay isu badashay oo uu dhabanada haysto. Ninkan oo lagu magacaabo, Otis Johnson, ayaa la xidhay isaga oo 25 jir…

Read More »

Muj Cali Gurey oo Faysal Cali waraabe uga jawaabay su'aal uu jawaab u waayey oo iyo aayadda sheegaysa inaanu is sharixi karin

0 Visits: 867 | Thursday November 26, 2015 - 23:51:12
G/kuxigenka 3aad ee Xisbiga UCID ayaa Qoraal uu ku baahiyey Boggiis facebook ugu sheegay guddomiyaha xisbigaas aayad uu waydiiyey weriye waraysanayey oo dhigaysa inaanu is sharixi karin isaga iyo cid kale toona jamal mooye waxanu yidhi

Read More »

Daawo: Sidii Balaadhnayd Ee Lagu Soo Dhawayay Magalada Burco Waftigii Uu Hoggaaminaayay Ex. Wasiir Xirsi Cali Xaji Xasan

0 Thursday November 26, 2015 - 22:04:19
Dadweynaha rer Burco ayaa si aan kala hadh lahayn waxay u soo dhaweeyeen Xubno ka tirsan Is-bahaysiga KULMIYE, kuwaas oo kala ah Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee KULMIYE Xildhibaan Maxamed Xaji Yuusuf Waabeeyo, Dr. Cabdi Aw Daahir, Xirsi Cali Xaji Xasan iyo Xildhibaan Cabdicasiis Maxamed Ducaale.

Read More »

Daawo Muqaal: Tifaftiraha BBC Ee Africa Mary Herbal Oo Booqasho ku Tagtay Wasaaradda Warfaafinta Somaliland.

0 Thursday November 26, 2015 - 21:52:18
fatiraha BBC-da ee Afrika Mary Herbal, ayaa Booqasho ku timi Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta Jamhuuriyadda Somaliland, waxanay kulan la qaadatay Masuuliyiin Wasaaradda Warfaafinta, iyadda ootacsi u dirtay ehelkii iyo qoyskii uu ka baxay Marxuum Axmed Xasan Cawke.

Read More »

Daawo:Wasiirka Arrimaha Dibadda JSL Oo Kulan Xogwarama Layeeshay Madaxweynaha Dawlada Jabuuti.

0 Thursday November 26, 2015 - 21:47:07
Wasiirka Arrimaha Dibadda JSL Oo La Kulmay Madaxweynaha Dawlada Jabuuti.

Read More »

Daawo: Murrashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Kulmiye Oo Kormeer Ku Soo Maray Suuqa Gobonimo Ee Magaalada Hargeysa

0 Thursday November 26, 2015 - 21:43:32
Gudoomiyaha ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay weheliyaan wasiirka beeraha wasiirka cadaaladda iyo wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha ayaa Maanta kormeer ku soo maray Suuqa Ganacsiga ee Gobonimo ee Magaalada Hargaysa.

Read More »

Midowga Afrika oo ku Rajaweyn in uu helo Qaab lagu soo Afjaro

0 Visits: 675 | Thursday November 26, 2015 - 18:29:36
Midowga Afrika ayaa ku rajaweyn in uu helo qaab lagu soo afjaro guurka carruurta ee qaaradda, waxaa arrintaasi looga hadlay shir laba maalmood ka soconaya caasimadda Zambia ee Lusaka.

Read More »

Francois Hollande, oo booqanaya Ruushka

0 Visits: 481 | Thursday November 26, 2015 - 18:18:04
Madaxweynaha Faransiiska, Francois Hollande, ayaa booqanaya maanta magaalada Moscow, waxa uu wadahadal la leeyahay dhigiisa Ruushka, Vladimir Putin, waxa ayna ka wada hadlayaan dagaalka ka dhanka ah xagjiriinta isugu yeertay dowladda Islaamka.

Read More »

Saraakiil Ka Kala Socota Kuuriyada Koofureed Iyo Tan Waqooyi Oo Isu Diyaarinaya Inay Yeeshaan Kulan

0 Thursday November 26, 2015 - 18:13:33
Saraakiil ka kala socota Kuuriyada koofureed iyo tan waqooyi ayaa isu diyaarinaya inay yeeshaan kulan heerkiisu yahay mid hawleed oo loogu diyaar garoobayo wadahadallo heerkoodu sarreeyo oo dhex mara labada xukuumadood.

Read More »