Wararka

Soo Dhoweyn Balaadhan OO Maanta Hargeysa Loogu Sameeyey Boqor Cismaan Buurmadow+Sawiro

0 Thursday November 26, 2015 - 18:11:07
Waxa maanta magaalada Hargeysa si balaadhan loogu soo dhoweeeyey Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo muddooyinkii ugu dambeeyey dalka ka maqnaa.

Read More »

Musharaxa Jamaal Cali Xuseen OO Ka Jawaabay Hadal Shalay Kaso Yeedhay Gudomiyaha Xisbiga Ucid

0 Thursday November 26, 2015 - 18:08:41
"Faysal Inuu Ucid Iiga Tago Mooyee Anigu Xisbiga Ka Tagi Maayo Hadii Kale Gacantaanu Isula Tagi" Jamaal Cali Xuseen

Read More »

Dawlada Ruushka Oo Gantaalaha rida Lidka Diyaaradaha Geeyay Xuduudka Suuriya.+Sawiro

0 Thursday November 26, 2015 - 18:04:20
Dawladda Ruushka ayaa gantaalada lidka diyaaradaha geysay xuduuda Suuriya uu la wadaago Turkiga, si ay uga jawaabto soo ridistii Turkiga soo riday Diyaaradooda dagaal.Ruushka ayaa ku eedeysay Turkiga inay si ula kac ah u soo riday diyaaradooda, iyadoo ay sare u qaaday xiisada ka dhex ka bilaabatay labada…

Read More »

Ra'iisul wasaaraha Britain, David Cameron, oo soo bandhigay Dooodisi

0 Visits: 590 | Thursday November 26, 2015 - 18:04:02
Ra'iisul wasaaraha Britain, David Cameron, ayaa soo bandhigay doodiisa ku saabsan in dalkan Britain uu qaado duqeyn cirka ah oo ka dhan ah xagjirrinta kooxda isugu yeertay dowladda Islaamka.

Read More »

Daawo:Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Hanaanka Amaanka Madaarku U Shaqeeyo.

0 Thursday November 26, 2015 - 18:02:10
Taliyaha ciidamada Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iiman ayaa ka hadlay hanaanka amaan ee madaarka Hargeysa u shaqeeyo.

Read More »

Daawo:Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Police ka Somaliland Oo Maanta Kulan La Qaatay Hogaanka Ciidanka Ee Magaalada Ceerigaabo Isaga Oo DaraDaaran Agag Siiyay Ciidanka Policeka

0 Thursday November 26, 2015 - 17:58:43
Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Police ka Somaliland Oo Maanta Kulan La Qaatay Hogaanka Ciidanka Ee Magaalada Ceerigaabo Isaga Oo DaraDaaran Agag Siiyay Ciidanka Policeka

Read More »

Daawo Muqaal:Cabdirashiid Xasan Mataan Murashaxii Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga UCID Oo Borame Gaadhey Laguna Soo Dhoweeyey.

0 Thursday November 26, 2015 - 17:56:25
Waxa magaalada Borame gaadhey murashaxii iska casilay jagada madaxweyne ku xigeenka ee xisbiga UCID ,iyada oo si balaadhan loogu soo dhoweeyey

Read More »

Daawo Muqaal: Xukummada Somaliland oo Maanta Cod Aqbaliyad ah Ku Ansaxiyay Maaliyada Somaliland oo Gaadhaysa 295 Millyan oo Dollar

0 Thursday November 26, 2015 - 17:54:30
Xukummada Somaliland oo Maanta Cod Aqbaliyad ah Ku Ansaxiyay Maaliyada Somaliland oo Gaadhaysa 295 Millyan oo Dollar

Read More »

Barnaamijka Hal kaga Dayo ee TV-ga SLSC oo uu marti ku yahay, Mustafe Cali Diiriye

0 Visits: 1505 | Thursday November 26, 2015 - 17:35:40
Barnaamijka Hal kaga dayo ee TV-ga SLSC oo uu marti ku yahay, Mustafe Cali Diiriye

Read More »

Soo Dhoweyn aan Caadi ahayn oo ay shacabka Gobolka Togdheer kala kulmeen Wasiirki hore madaxtooyada Xirsi iyo Xubno kale oo ay ka wada tirsan yihin isbahaysigi kulmiye ka jabay+SAWIRO

0 Visits: 657 | Thursday November 26, 2015 - 15:06:22
Shacbiweynaha ku dhaqan Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer, ayaa si aan kala hadh lahayn waxay iyagoo midaysan ugu soo dhawayeen Magaaladaas Masuuliyiin ka tirsan Isbaahaysiga Dimuquraadiya doonka ee Xisbiga KULMIYE.

Read More »

Daawo: Nuxurka Khudbad Qiimo badan oo wasiirka Duulistu ka jeediyey xaflad lagu abaalmarinayey shaqaalaha madaarka hargeysa

0 Visits: 626 | Thursday November 26, 2015 - 15:01:02
Wasiir cismaan cabdilaahi saxardid wuxu khudbad dhiirigelin ah u jeediyey shaqaalah wasaaradda duulista gaar ahaan kuwa madaarka caalamiga ah ee Cigaal, wuxu shaqaalaha u sheegay inay sagootinayaan wasiirkoodi hore isla markaasna ay is baranayaan isaga (wasiirka cusub)

Read More »

Daawo: Wasiirki hore Duulista Ahna Wasiirka Madaxtoyada oo Ammaanay Shaqaalaha Madaarka Hargeysa khudbad qiimo lehna ka jediyey xaflad lagu abaalmarinayey shaqalaha

0 Visits: 517 | Thursday November 26, 2015 - 14:56:20
Wasiir Maxamud Xaashi Cabdi wuxu xusay in shaqaalah Madaarka Hargeysa joogaa yihiin shaqaale nadiif ah oo hufan oo xul ah isla markaasna ay qabaan tababaro habka dadka loola macaamilo ah, wuxu kalo sheegay in shirkadda telesom xattaa ku ammaantay shaqalaah madaarka inaanay arag shaqaale ka wanaagsan…

Read More »

Daawo: Proff Abdisalam yasin oo marki u horreysay Shaaciyey inu Guddomiye Cirro kula tartama murashaxnimada Xisbiga Wadani

0 Visits: 778 | Thursday November 26, 2015 - 14:49:10
Murashax Proff Abdisalan yasin wuxu sido kale eedeyey isla markaasna siyaasaddiisa duray Guddomiye Faysal cali waraaba ha UCID isago ku dhaliilay siyaasad xumo iyo hogaan xumo iyo in weli hunguri kaga jiro murashaxnimada xisbiga, wuxu sido kale ammanay wasiir kamida xukumada siilaanyo

Read More »

"Xisbiga UCID waxay qaadi karaan talaabo ay ku badbaadinayaan kuna ixtiraamayaan heshiisyo wixii hore loo galay .."Abdikarin Moge

0 Visits: 525 | Thursday November 26, 2015 - 14:44:45
Cabdikariin Axmed Mooge oo ka mid ah xubnaha u ololeeya la dagaalanka qabyaalada ayaa ka hadlay muranka ka dhex taagan xisbiga mucaaridka ah ee Ucid.

Read More »

Daawo: Waxa uu ku hadlay Guddomiyaha xisbigu ee u yidhi shir kale iyo qiimayn ba la gelayaa waa waalli cas, xisbigana uga tegi maayo isago iiga taga moye.." Jamal Ali Husein

0 Visits: 599 | Thursday November 26, 2015 - 14:38:51
Musharax Jamal ali husein oo shirjaraaid saka ku qabtay Hargeysa ayaa Taagerayaasha Xisbiga UCID iyo Tagerayaashiisi gaarka ahaa ba u bayaamiyey inaanu xisbiga uga tegayn faysal ali warabe isla markaasna toos u iftiimiyey halka khilaafku ka unkamaya iyo sxbkisii is casilay

Read More »

Waxa Maalmahi Udanbayay Laga Daremayaa Qabanqaabada Soo Dhawaynta Xubno Ka Mida Isbahaysiga Dimuqraadi Doonka Xisbiga Kulmiye Oo Ku Soo Aadan Maalinta Bari Ah

0 Wednesday November 25, 2015 - 23:40:24
Waxaa Maalinta Berri Ah La Filaayo In Magaalada Burco Ay Soo Gaadhaan Xubno Ka Mida Isbahaysiga Dimuqraadi Doonka Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Oo Uu Hogaaminaayo Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan

Read More »

Daawo Muuqaal:-Baabuurta Bajaajta Ee Magaalada Boorama Oo Ka Mudaharaaday Cashuuro Dulsaar ah Iyo Maayarka Oo Ka Jawaabay

0 Wednesday November 25, 2015 - 23:33:29
Baabuurta Bajaajta Ee Magaalada Boorama Oo Ka Mudaharaaday Cashuuro Dulsaar ah Iyo Maayarka Oo Ka Jawaabay

Read More »

Daawo: Dad Danyar ah oo Masaakin ah oo Lagu Dhacay Cusbitaalka Magaalada Berbera Iyago Lacago Laga Qaatay

0 Wednesday November 25, 2015 - 23:30:48
Dad Danyar ah oo Masaakin ah oo Lagu Dhacay Cusbitaalka Magaalada Berbera Iyago Lacago Laga Qaatay

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo si weyn loogu soo dhaweeyay dalka Djibouti, lana kulmay dhiggiisa dalka Djibouti

0 Wednesday November 25, 2015 - 23:21:57
Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL, Dr. Sacad Cali Shire oo safar shaqo ku jooga Djibouti ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay dalka Djibouti ee jaarka ah. Waxa shalay qado sharaf soo dhawayn iyo is barasho ah ku qaabilay Wasiirka wasiirro tiro badan oo uu horkacayay Wasiirka Arrimaha…

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Madaxda Sare Ee Hay'adda Shaqaalaha Dawladda iyo Machadka Shaqaalaha Dawladda+Sawirro

0 Wednesday November 25, 2015 - 23:17:32
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta (25.11.2015) Qasriga Madaxtooyada kula kulmay Guddoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Prof. Maxamed Mixile Boqore, Agaaasimaha Guud ee Hay'adda Shaqaalaha Mudane Xasan Aadan Geedi iyo Agaasimaha Guud ee Machadka…

Read More »